Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Ahmed Siilaanyo meets Uk government officials

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo kulan La yeeshay Wasiirka Britain U

November 16th, 2011

 

London (Somaliland.Org) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal shaqo iyo fasax ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa shalay kulan la yeeshay Wasiirka u qaabilsan Britain arrimaha Afrika Henry Bellingham.

 

Kulankaasi oo lagu soo waramay inuu socday muddo ayay kaga wada hadleen sidii loo sii adkayn lahaa iskaashiga iyo cilaaqaadka labada wadan.

 

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulankaasi ka dib saxaafadda uga waramay waxyaabaha ay ka wada hadleen wasiirka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika Henry Bellinggham ayaa sheegay inuu ahaa mid iyaga dhinacooda ka yimid maadama booqashadooda ay hadda London ku joogaan ay tahay mid aan rasmi ahayn, waxaanu tilmaamay inay Wasiirka ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal.

 

Madaxweynuhu wuxuu intaasi ku daray inay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika ay warbixin balaadhan ka siiyeen xaalada guud ee dalka iyo sida Somaliland ugu heelan tahay iskaashiga ay la leedahay dalkaasi.

 

Henry Bellingham oo isagu laftiisu qaar saxaafadda ka mid ah kulankaas ka dib hadal kooban siiyey, isla markaana wax lagaga waydiiyey ujeedada shirkaas laba geesoodka ah ayaa sheegay inay ka wada hadleen arrimaha mandaqadda geeska afrika, arrimaha ammaanka, Deeqaha Britain siiso Somaliland iyo weliba sidii Somaliland iyo dawladda wadaaga ah ee Britain ay iskaga kaashan lahaayeen dhinacyada ammaanka mandaqadda Geeska Afrika.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LMAO @ a self-proclaimed "President" meeting a low-profile Minister of African relations.

 

LMAO @ Britain denying to recognize it's Orphans. Somalidiids of Hergeisa, Burco and Berbera were loyal servants of British since the 1830's, if not earlier and till today...they are considered to be irrelevant by their Masters. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LOL

 

Remember few weeks back, Siilaanyo was touring 'front lines', adopting a warlord like posture only to fail to affect reactions where it mattered most. It was that aftermath that the Imaam embarked a well coordinated diplomatic trip, meeting ministers and policy makers right in the Queens land. With Ceerigaabo in the background, and Taleex being the venue of the expected Khaatumo Grand conference, it is time for the old man to follow Faroole's lead.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this