Sign in to follow this  
Fiqikhayre

In support of Jubbaland Initiative

Recommended Posts

The clan rallies in support of Jubbaland the said Parliamentarians give their full support to the initiative

 

 

Xildhibaanada ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ee dawladda Federaalka oo taageeray galitaanka ciimada Kenya ee Soomaaliya.

 

Fri, 28 Oct 2011

 

Muqdisho, Oct, 27 - Shir ay maanta (Khamiis) ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaano 100 ku dhaw oo ka soo jeeda beesha ******* ayey ku soo dhaweeyeen soo galitaanka ciidamada Kenya ee dalka Soomaaliya, shirkaas oo ugu dambayntiina laga soo saaray war-saxaafadeed ka kooban dhawr qodob.

 

Prof: C/risaaq Cismaan ‘Jurile’ oo ka mid ahaa xildhibaanadaasi ayaa saxaafadda u sheegay inay tahay in dalka laga qabto ururka Al-shabaab ayna soo dhawaynayaan cid kasta oo la dagaalamaysa ururkaasi oo ay dawladda Kenya ku jirto.

 

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale loogu mahadceliyey dawladaha ciidamadu ka joogaan dalka dalka Soomaaliya ee Uganda, Burundi iyo Kenya,sidoo kale xildhibaanada ayaa ka codsaday dawladaha daneeya arrimaha Soomaliya inay gacan ka geystaan sidii maamul waxtar ah loogu samayn lahaa gobollada Jubbooyinka marka Shabaabka laga kiciyo.

 

Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa si weyn ugu kale aragti duwan soo galitaanka ciidamada Kenya ee dalka Soomaliya, waxaana arrintaasi si weyn u soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole halka M/weynaha iyo R/wasaaraha dawladda Federaalkuna ay ku tilmaameen mid khaladan oo aan la qaadan Karin.

 

Dawladda Kenya ayaa sheegtay in sababta ciidamadeedu ay u galeen dalka Soomaaliya ay tahay inay la dagaalameen ururka Al-shabaab, waxayna M/weyne Shariif ku eedeeyeen suurta galnimada inuu Shabaabka raacsanyahay.

 

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Kenya oo 120KM u jira Magaalada Kismaayo

 

Ciidmada Kenya ayaa gudaha usii galaya wadanka Somalia waxaa lagu soo waramayaa in ay ciidamada Kenya oo wata hub aad u culus ay kudhawaadeen Deegaan ka Buurgaabo oo u jira Magaalada Kismaayo 120km Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa dhawaanahaan dagaalo kula jiray Ciidamada Kooxda Alshabaab.

 

ciidamada-kenya.jpg

 

Deegaanka Buurgaabo ayaa wuxuu magaalada kismaayo ka xigaa dhanka raaskaanbooni halkaas oo ay dhawaan la waregeen Ciidamada Huwanta waxaa lagu soo waramayaa in ay dhawaanahaan dhaq dhaqaad ciidan ka wadeen Deegaanadaas mid kamid ah saraakiisha ciidamada Kenya ee ku sugan deegaankaas Oo waraysi siiyay mid ka mid ah wargaysyada kasoo baxa wadan ka Kenya ayaa u sheegay in ay hada ku dhow yihiin goboo badan oo mu hiim u ah kooxda alshabaab.

 

Sidoo kale Waxaa warar ka imaanaya Magaalada Kismaayo ay sheegayaan in ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan ururka Alshabaab magaalada kismaayo oo ah xarunta ugu wayn ururka alshabaab ee deegaanadaas ururka alshabaab oo dhawaanahaan ay weeraro kaga imaanayeen dhan ka badda cirka iyo dhulka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ciidamo udireen qaarkamid ah jaziiradaha ka agdhow magaalada kismaayo si ay oga difaacaan weerarada kaga imaanaya dhanka badda.

 

Dagaalada lagula jiro kooxda Alshabaab ayaa si xoogaystay ka dib markii ay gudaha usoo galeen ciidamada Kenya dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaanada Beelaha ******* oo siweyn uso dhaweyay galitaanka Kenya ee gudaha Somalia

 

 

Xildhibaanada Beelaha ******* ee Jubbooyinka ka soo jeeda ayaa waxay galabta shir xasaasi ah ay ku yeesheen magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoo uga hadlaayay arinta la-xiriirta Ciidamadda Dowladda Kenya ee gudaha u soo gallay dalka Soomaaliya.

 

In ka badan boqol Xildhibaano oo ku abtirsada Beelaha *******, kana soo jeeda Gobolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe “Jubbooyinka” iyo Gedo, ayaa waxay si weyn uga soo horjeesteen hadalka Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, waxayna ku taageereyn Ciidamadda Dowladda Kenya ee gudaha u soo gallay dalka Soomaaliya.

 

Shirkaan oo mid xasaasi ahaa markii la-soo afjaray, ayaa waxaa warbaahinta shir jaraa’id u qabtay Xildhibaan Cabdi Risaaq Maxamed Jurille oo ka mid ah Xildhibaanada Beelaha *******, ee maanta taageeray soo gellitaanka Ciidamadda Dowladda Kenya ee dalka Soomaaliya.

 

“Halkaan waxaa iskugu yimid Xildhibaanada ka soo jeeda Beesha *******, waxaa looga hadlay Ciidamadda Dowladda Kenya ee gudaha soo gallay, waxayna Xildhibaanada ay taageereyn Ciidamadda Dowladda Kenya” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Risaaq Maxamed Jurille.

 

Xildhibaan Jurrile ayaa wuxuu sheegay in tani ay fursad u siin doonto shacabka Somaliyeed inay hellaan nabad iyo kala dambeen, ayna meesha ka saari kareyso Xoogaga Shabaab, oo uu sheegay inay dhibaatooyin baahsan ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

 

“Soo gelitaanka Ciidamadda Dowladda Kenya waxay naga caawin doontaa in Shabaab meesha laga saaro, oo aynu helno nabad iyo wanaag, waxaana rajeynayaa in shacabku ay nabaddu helli doonaan”

 

“Caalamka waxaan ka codsaneynaa marka ay nabad iyo kala dambeen ku soo dabaalaan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, in shacabka ay gacan ka siiyaan si’ay u dhistaan Maamul Cadaalad ku dhisan oo ay dadka ka faa’iideystaan” ayuu yiri Mudane Jurille.

 

Shacabka ku dhaqan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa wuxuu ugu baaqay in Ciidamadda Dowladda Kenya ay si weyn u soo dhaweeyaan, bacdamaa ay doonayaan sida uu hadalka u dhigay inay meesha ka saaraan Al Shabaab.

 

Jurrile ayaa wuxuu warbaahinta uu u akhriyay qodobada ay ka soo saareyn shirka ay maanta ku yeesheyn magaaladda Muqdisho, iyadoo dhinaca kalana uu tilmaamay inay taageersan yihiin cid walba oo ka qeyb qaadaneyso burburinta Al Shabaab.

 

Qodobada ay soo saareyn:-

 

In Al Shabaab laga saaro Gobolada ay gacanta ku heyso iyo dalka Somaliya oo dhan.

In cid walba oo Soomaaliya gacan ka siineysa in Al Shabaab la-burburiyo ay soo dhaweynayaan.

 

In Dowladaha isku xil saaray xasilinta nabad ku soo dabaalida dalka iyo burburinta Al Shabaab ay soo dhaweynayaan.

In Dowladaha Kenya, Burundi iyo Uganda ay u jeedinayaan mahad-celin balaaran, maadaama ay sheegeen inay u istaageen nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya.

 

Xasan Cadde

 

Muqdisho-Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

More than 100 Lawmakers of the said major one clan support this initiative so is the PM and the President of Puntland, which is the only organised entity which is relied on politically.

 

Baarlamaanka_codbixin_dastuurka_21.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

xiinfaniin;754681 wrote:
In support of yet to born clannish entity,
Prof. Abtigiis is gradually transitioning to zero in terms of credibility.

Where? When? Again playing the man. I merely said loud what is being said in low voice. And I am sure the pictures above of the elders declarations tell the same story.

 

For the record, I have always opposed clan fiefdoms and Azania falls withing that catagory. But your support for Puntland is public. So, how do you accuse anyone of supporting "yet to be born clannish entity? Or is it that you have no problem when these entities came to being, you merely reject them if they seem unseemly to come to being?

 

I can consider a victory if I come out of this debates as a clannish man, provided Somalia is freed from Alshabab. It is worse if I buttress meanigless cyber self-image and ego and Somalia lives with Alshabab. So, yes, if Alshabab are to be uprooted from the Jubbas, I can stoop lower and cheer Azania. It is a conditional cheering.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Whether it is a 'conditional cheering' or heartfelt one, cheering for Azania and Kenyan invasion you have been and still are. With all things your online persona is known for, flip-flopping was not one of them. Until now, that is. Which is a very serious transitioning...

 

Don't deny the charge when the evidence is available and readily accessible. Puntland was not born out of a foreign intervention. That it is tribal in its score is not a moot point. But it is not analogous with this foreign supported, one man show you are peddling here. A distinction with considerable difference if you care to ponder on it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I asked for evidence, you continue with allegations. Never mind.

 

The fact is your objection of Azania on the basis it is foreign backed and acceptance of the TFG (which is created in foreign lands and sustained by foreign hand) is clear contradiction. I don't know how you don't see this!

 

Again, your acceptanc of a clan entity (puntland ) because it is created at home and rejection of Azania because it was created abroad also shows inherent confusion as far as principle is concerned. Will you accept Azania when Gandhi repackages it in Kismayo shortly? Where do you stand on clan entities? Do you have two positions on this too? Why not either reject them wholesome or accept them without ifs and buts?

 

Third, where do you stand on soverignity and presence of foreign troops in Somalia? Without hiding behind legalistic trivialities and paper work, is it acceptable or not? Who are acceptable? And if some are, why not others? What is your guiding principle on this? Clearly it can't be the willingness of the TFG, for some sections of the TFG seem to accept the Kenyan invasion? Including possibly Sharif, who is not calling for their withdrawal as LST notice earlier?

 

I can't believe what I am getting from you. Too many inconsistenices? Too many anomalies? Too many flaws? why? to what end?

 

All I have been doing with the Azania thing is deconstruct the false nationalism that is being used to reject it. That is not cheer-leading. That is not flip-flopping. From the day we read Dr. Weinstein's article, I said no to Kenyan invasion and maintained that stance. But clearly I cannot go on holiday both by mouth and intellect when all kinds of knee-jerk and fatuos reasonings are paraded here to obfuscate the real motives of some people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Are you asking for evidence of your support of Azania? :D

 

You just said you cheer for it conditionally. In the spam of three or four days you produced most readable essays in SOL history in support of Azania. Your whole fight with me is based on my opposition to Azania. I always supported Puntland and opposed Azania even when it was being conceived in Nairobi hotels by Prof Gandi, and you never protested. Now you sensed a hint of feasibility of this project, you seem to be jumping on the tolka bandwagon. That is good and dandy but dont protest denying that you are a supporter, even if conditional :D :D

 

PS: I don't buy your newly found rationalization of justifying Kenyan invasion on the basis of AMISOM presence. AMISOM is a foreign force but it is not a country. TFG is weak but it represents all Somali stakeholders with the exception of Alshabaab who willfully rejected it and fought. It is NOT analogous to Prof Gandi's paper state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

:D :D :D that thread you talk about is a parody. Others could read it as my feeling, not you. You are too advanced for that. I was speaking as a pirate. With a pirate persona and attitude against Azanians.

 

Ngonge will be upset with me for taking you bait and explaining myself too much. But for the record, I am not cheering Azania, I will cheer an Alshabab demise. If that is not clear, then so is your I have no problem with Alshabab beaten, but let it done by Amisom and not Kenya. As if the Ugandan's have taller and finer noses and softer hairs than the Kenyan's? If I tell you the truth, I consider your objection to Kenya to be based on principle and nationalism (despite my hits against you). I will be dishonest if I say I see you as opposed to this project from clan perspective. But the way you are selling your position is really precarious. I may be committing the same error on the other side, but I am a bit compromised because i see a unique opportunity to finish-off Alshabab in this current moves. Minus Alshabab, I will take my war to Gandhi and the fools who follow his project. You will see.

Share this post


Link to post
Share on other sites

but let it done by Amisom and not Kenya. As if the Ugandan's have taller and finer noses and softer hairs than the Kenyan's? If I tell you the truth

Good one there lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiis;754763 wrote:
:D
:D
:D
that thread you talk about is a parody. Others could read it as my feeling, not you. You are too advanced for that. I was speaking as a pirate. With a pirate persona and attitude against Azanians.

 

Ngonge will be upset with me for taking you bait and explaining myself too much. But for the record, I am not cheering Azania, I will cheer an Alshabab demise. If that is not clear, then so is your I have no problem with Alshabab beaten, but let it done by Amisom and not Kenya. As if the Ugandan's have taller and finer noses and softer hairs than the Kenyan's? If I tell you the truth, I consider your objection to Kenya to be based on principle and nationalism (despite my hits against you). I will be dishonest if I say I see you as opposed to this project from clan perspective. But the way you are selling your position is really precarious. I may be committing the same error on the other side, but I am a bit compromised because i see a unique opportunity to finish-off Alshabab in this current moves. Minus Alshabab, I will take my war to Gandhi and the fools who follow his project. You will see.

:D :D :D @parody

 

No matter how you spin it, you have been supporting the Azania project for the last few days. I do not understand why you are running away from your stances. Xatta anagaii baad na maagtay oo magacyo noo bixisay, oo kii xumaa ee The Zack ahaa nagu fasaxday :D

 

No, I do not (and I mean this) read too much into what online personas say about my intentions or motives. To do so is to fundamentally misunderstand the function of online forums. Marka haku daalin, nationalist tahay iyo waxaa. Waxaan ahay waa ahay awoowe, and there is nothing you say or do to change it. Just make sure what you write is something that you can defend.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this