Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia not a sovereign state says Kenya's Prime Minister raila odinga

Recommended Posts

Raile Odinga Oo Sheegay In Dalka Soomaaliya Aanay Ka Jirin Madaxbanaani La Sheegi Karo.

 

Nairobi(Ramaas) Oct. 18 , 2011-Ra'iisal wasaaraha dalka Kenya, Raila Odinga ayaa sheegay markii ugu horreysay in ciidamadooda ay u galeen gudaha Somalia si ay ula dagaalami lahaayeen ururka Al-shabaab oo uu ku sheegay koox Argagaxiso ah.

 

Mr. Odinga waxa uu sheegay in dawladdiisu ay go'aankan qaadatay markii dunidu soo dhaweysay go'aankooda ah in ay ciidamadooda u talaabaan Soomaalia, sidoo kalena ay dalalka gobolku soo dhaweeyeen go'aankan.

 

" Al-shabaab waxay khatar muuqata ku tagay dalalka gobolka iyo dunida oo dhan. Waxay isku dayeen inay soo weeraraan dalkeenna, taasoo walaac weyn nagu dhalisay." ayuu yidhi Raile Odinga

 

Ra'iisal wasaaraha Kenya, waxa uu sheegay in Somalia aanay ka jirin madaxbannaani la sheegi karo maxaa yeelay kama jirto dawlad awood leh oo sugi karta ammaanka guud ee dalka Soomaaliya.

 

Ra'iisal waasaraha Kenya ayaa sheegay in ay ka go'an tahay in ay ka sifeeyaan gobolka Al-shabaab, isaga oo dunida ugu baaqay in ay dalkiisa gacan ku siiyaan sidii ay hawshan ugu guuleysan lahaayeen.

 

Xukuumadda Kenya ayaa hore ugu eedeysay Al-shabaab in ay afduubyo dhawr ah ka geysteen dalkooda, inkastoo afhayeen u hadlay kooxdan uu sheegay in aanay wax lug ah ku lahayn afduubyada ka dhacaya dalka Kenya.

 

Dawladda Soomaaliya ayaan weli si rasmi ah shaaca uga qaadin in ciidamada dalka Kenya ay gudaha u soo galeen dalka Soomaaliya, iyada oo afhayeenka xukuumadda uu sheegay in Kenya, Soomaaliya iyo ETHIOPIA ay ku heshiiyeen sidii ay uga wada-shaqeyn lahaayeen ammaanka dalalkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

If you don't stop with your fake stories and usual propaganda with the clan fights here and there, I will unleash the kraken and post 5 negative stories about your triangular enclave every single day.

 

I have other usernames online that you'd recognize in a heartbeat, which proves just how cool am about this right now. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Somalia;752388 wrote:
If you don't stop with your fake stories and usual propaganda with the clan fights here and there, I will unleash the kraken and post 5 negative stories about your triangular enclave every single day.

 

I have other usernames online that you'd recognize in a heartbeat, which proves just how cool am about this right now.
;)

I dont know if XX posts fakes news or if this one is legit or not. But Kenya acted as if Somalia was not a sovereign state and invaded without consildating TFG or somali ppl in general. Actions speak louder then words.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;752388 wrote:
I have other usernames online that you'd recognize in a heartbeat, which proves just how cool am about this right now.
;)

Admitting that you have other usernames means you have to be banned .........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Jacaylbaro;752441 wrote:
Admitting that you have other usernames means you have to be banned .........

Not on this website, but they are known around the internet. One of them is infamous.

 

Also, this is a fake story, just like the others he posts. Some of them are not but mostly negative. I can do the same but I don't.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this