Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Howlgallada 2011 final battle

Recommended Posts

Sunday, October 16, 2011

 

MOGADISHU, Somalia (Reuters) - Kenyan troops have crossed into Somalia and have driven out al Shabaab militants from two bases near the Kenyan border in a joint operation with Somali soldiers, a Somali military commander said on Sunday.

 

Kenya has said it would hunt the al Qaeda-linked insurgents following last week's kidnapping of two Spanish aid workers.

 

Abdi Yusuf, a senior Somali military commander, told Reuters warplanes struck two al Shabaab bases in southern Somalia but could not confirm if the jets belonged to Kenya.

 

"There have been airstrikes in ... al Shabaab bases near Afmadow late yesterday and today. We are heading towards Afmadow now. Al Shabaab have already vacated the town," he said.

 

"I can't identify the military aircraft, but our neighbour Kenya is fully supporting us militarily and our mission is to drive al Shabaab out of the region," Abdi said. (Reporting by Mohamed Ahmed and Sahra Abdi; Editing by Aaron Maasho).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo howlgallo ka dhan ah maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ka waday gobollada Jubooyinka ayaa caawa fiidkii si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.

 

Wariye Maxamed Axmed Ilkacase oo ka mid ah wariyeyaal ka socda Warbaahinta Qaranka oo la socda Ciidammada Jubooyinka Howlgallada ka wada ayaa soo sheegaya in Ciidammadu ay si nabad ah kula wareegeen degmada Afmadow kadib markii ay halkaasi cabsi aawgeed u faarujiyeen Maleeshiyada Shabaab.

 

Saraakiisha hogaamineysa Ciidammada ka howlgalaya gobollada Jubooyinka ayaa iyana Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya u sheegay in howlgalku uu ku socdo sidii loogu talagalay islamarkaana ay hada ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo oo xarun u ah gobolka Jubada Hoose.

 

Waxaa marba marka kasii dambeysa isasoo taraya guullaha isdaba jooga ah ee ay Ciidammada Dowladdu kasoo hooynayaan howlgallada ka dhanka ah Maleeshiyada Kooxda Shabaab balse degmada Afmadoow ayaa ka mid noqoneysa degmooyinka iyo deegaannada gobolkaasi ee laga xoreeyey Maleeshiyada Khawaarijta.

 

http://radiomuqdisho.net/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada dowladda oo ku wajahan magaalada Kismaayo

 

Ciidamada dowladda Soomaaliya ee howl gallada ka wada gobollada Jubbooyinka ee ku baacsanaya kooxda Al-Shabaab halkaasi ayaa ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

 

Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo deegaannada Jubbooyinka gaar ahaan deeganka Afmadoow ayaa sheegaya in ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya in ay ku sii wajahan yihiin magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kaddin markii ciidamada dowladda ay kooxda Shabaab la xureeyeen deegaannadda Taabta iyo Afmadoow.

 

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aad u qala beeysan ayaa howl galkooda u baahiyay goobaha Al-Shabaab ay ugu sunaayeen gobollada Jubbooyinka oo hada howl galladooda ay meel wanaagsan marayaan.

 

Saraakiisha ciidanka dowladda ayaa Radio Muqdisho u sheegay in aysan joojin doonin howl galka ee uu yahay sidii uu u billaawday si gumaad Khawaarijta looga duq qaado ummadda Soomaaliyeed ee dhibaateysan.

 

Wariyaha warbaahinta qaranka ee Jubbooyinka Maxamed Ilkacase ayaa isna ku soo waramaya in aysan jirin xiligaani awood Shabaab ka tirsan oo ciidamada dowladda hor istaagi karta maadaama ciidanka qaranka muddo loo diyaarinayay sidii cadowga dadka Soomaaliyeed uu Juubooyinka iyo meel walbo oo Soomaaliya ka tirsan ay ugu sifeen lahaayeen.

 

http://radiomuqdisho.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

alshabab walee waxbaa ku dhacay xaqii ardada ayaa a soo baxay , dhanka kenya waa laga soo galay shabellada hoose mardhaw ayaa lagu qaadi rabaa dagaal mana ahan sidii muqdisho oo sar lagu gabanaayo bil gudaheed ayaa lagu kala baxaa .

 

jubada hoose hadii laga qabsado , sh/ hoosana lagu daro intey aadayaan .

 

Ethiopia ayadaa wadanka soo gashay weyna ku jiri jirtay qaab xoog ah , laakin kenya intee qaxooti ah ayey heysaa markaas ayey qaxootigii eey kenyaatiga ka qeylinaayeen ayey afduub ka bilaabeen si qaxootiga wax loogu diido ,maadama arinkaas amni daro uu dhabar jab ku noqonayo kuwa samafalka eeyna kajoogsanyaan .

 

alshabab qaxooti in wax lasiiyo marabaan , arday iney waxbarato marabaan , kuwii dugaha ku dhibaateysnaa in wax loo qabto ma rabaan , amniga soomaalida dibadaha ayey qariben . somalina masoo marin dad noocaan oo kale cimrigeeda laakin dhamaadkoodi wuu bilowday

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiligii hogaamiye kooxeedyada dhibkoodoo dhan wuxuu ahaa gudaha dalka ,dibadaha waa loo garaabi jiray oo dad wadankooda lagu dhibay ayaa loo tixgalin jiray balse hada gudihii waa dab banaankii kaba daran waaba leyska ilaaliyaa soomaalida baasaboorkaad rabto wado .

 

alshabab waa cudur daawo u baahan .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this