Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Conflict and war expected to occur at any time, Silayno does not rule us Garaad C/llaahi Cali Ciid

Recommended Posts

Somalia, Puntland State: "We urge Somali neighbors, regional powers and the wider international community to note Somaliland’s provocation against Puntland, which might ignite a conflict and destabilize the region."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland's Sanaag Dervishes put on high alert and the Governor of Sanaag region Mr. Dabayl said he's in contact with the leadership in Garowe and that the government of Puntland has promised to monitor and fulfill it's duty and responsibility towards protecting the region and people of Puntland in Sanaag region and to give an appropriate answer to the naked aggression of Somaliland's meddling in the borders and people of Puntland.

 

Daraawiish.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku qul qulaaya xududaha Gobolka Sanaag

 

PPuntland1.jpg

 

Cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dawlada Puntland ayaa ku qul qulaaya degaanada Xududaha ee gobolka sanaag maanta ayaa waxaa degaanka yube oo qiyaastii dhawr iyo toban km u jira magaalada cerigaabo ayaa waxaa gaaray cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland,wax garad reer sanaag ah iyo waliba maamulka Gobolkaasi,

 

Gudoomiyaha Gobolka sanaag maxamuud saciid Nuur Dabayl ayaa digniniin culus u jeediyey isagoo ku sugan tuulada yube madaxweynaha maamulka somaliland silaanyo wuxuuna uga digay inuusan isku dayin cag soo dhigo taako kamid ciida degaanada Puntland, Gudoomiyaha Gobolka sanaag ayaa sheegay inay illaa shalay ay socdaal ku maraayeen degaano ka tirsan gobolkaasi oo ay kamid yihiin Hadaaftimo, yube iyo degaano kale,

wararka madaxa banaan ee halkaasi naga soo gaaraya ayaa sheegaya in ciidamo xoogleh oo ku hubaysan hubka noocyadiisa kala duwan ay isku balaariyeen inta badan xuduudaha gobolkaasi kuwas oo doonaya inuusan cag soo dhigin halkaasi madaxweynaha maamulka la magac baxay somaliland silaayo,

 

Dhanka kale wararka naga soo gaaraya maagalada dhahar ee xarunta Gobolka haylaan ayaa sheegaya in sidoo kale ciidmo aad u fara badan la dhoobay xududaha gobolkaasi waxaa sidoo kale halkaasi jooga dhalinyaro, haween, wax gar iyo dad kale oo ad u fara badan oo diidan inuu silaanyo soo daandaansado degaanadaasi.

 

Isku soo wada duubo bulshada reer sanaag ayaa u muuqda kuwa aan marna ogolaan karin madaxweynaha maamulka la baxay somaliland uu cag soo dhigo degaanadoda sidoo kale dawlada untland ayaa u muuqanaysa iminka mid siweyn u xoojinaysa difaaca Gobolkaasi, iyadoo aad moodid inay dawladu ka taxadarayso in laga qabsado horleh.

 

Mukhtar Cabdi Faarax

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland government promised everything in their hand to assist Sanaag Dervishes against the secessionist aggression towards the State, borders and it's people

 

4.bmp

3.bmp

2.bmp

11.bmp

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this