Sign in to follow this  
Somalia

Somaliland realises it's dream of a nation is over?

Recommended Posts

Somalia   

http://www.raxanreeb.com/?p=113310

 

Hargeysa (RBC) Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee maamulka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo haatan ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu saxaafadda dhowaan siiyey raysul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo ahaa in Somaliland ay tahay maamul goboleed ka mid ah jamhuuriyadda Soomaaliya.

 

Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadal ka jeediyey munaasabad ay ku kulmeen labada xisbi ee UDUB iyo UCID ee mucaaradka ah ayaa ka digay in beeshii reer Somaliland ee rabta inay ka mid noqoto dawlada federaalka Soomaaliya ay u diyaargarowdo dil iyo xasuuq la mid ah kii ay geysatay dawladii militariga ee Maxamed Siyaad, siduu hadalka u dhigay.

“Prime minister-kii dawlada Soomaaliya wuxuu yidhi Somaliland waa maamul goboleed… wuxuu yidhi soo hanaan raaco heybso calankaada, anaguna waxaa leenahay.. waanu hanaan raacnay oo waxaan dooranay calanka towxiidka” ayuu yiri Axmed Yuusuf Yaasiin.

 

“Ninkii ku naaloonaya Soomaaliweyn dee beel dhan bey ka dhinteen 5,000 ruux, beeshii dooneysa inay federal qaadatana taa ha u diyaargarowdo” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Dhowaan ayaa wareysi raysul wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas uu siiyey idaacadda BBC wuxuu ku sheegay in DKMG aysan aqbali Karin in lakala gooyo dalka. Wuxuuna raysul wasaaruhu ugu baaqay saraakiisha maamulka Hargeysa inay dadkooda wax la qeybsadaan.

 

Maamulka Somaliland ayaa inkastoo sanadkii 1992-kii ay ku dhawaaqeen gooni isu tag haddana aan helin habayaraatee wax aqoonsi ah iyadoo haatana 2o sano ay ku dhowdahay mudadii ay Somaliland sheegtay inay Soomaali ka go’day.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Axmed Yuusuf Yaasiin and C/weli Maxamed Cali Gaas cann,t do any thing what SL PPL want spend your time to thng about bloodshell in mogadisho and how to defeat those animals

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Don't call them animals man, their leader and deputy leader both hail from Somaliland, so show some respect! :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;750002 wrote:
Don't call them animals man, their leader and deputy leader both hail from Somaliland, so show some respect! :cool:

I don't care where their leaders from, I know they change their tribal ID like they change their names

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wiil Cusub;750004 wrote:
I don't care where their leaders from, I know they change their tribal ID like they change their names

What do you mean, "I don't care", you should care, the "animals" are headed by people from Somaliland! The TFG shall investigate any possible links between a certain Somaliland minister and Al-Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this