Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Capital getting ready to host the Consultative Meeting's Second Phase

Recommended Posts

The capital of Puntland State of Somalia, Garowe is getting ready to host the second phase of the Consultative Meeting to be held in Garowe which the discussion will focus on the new constitution of the Federal Government of Somalia soon to be reality inshallaah.

 

So far security has been tightened and organisers different departments and civil society organisations were busy ordering flags of Somalia and Puntland respectively needed for the occasion and welcoming of the different political groups and factions of Somalia such as Puntland State of Somalia, the Transitional Federal Government whose leaders are set to attend the meeting, Galmudug authority and the religious Ahlu-Sunnah wal Jamaaca movement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROOWE: D​owlada Puntland oo diyaar garow ugu jirta qabashada Wejigii 2-aad ee Shirka Wadatashig​a Soomaaliya

 

September 26, 2011

 

Magaalada Garoowe ee caasimimada Puntland ayaa maanta si wayn looga dareemayaa u diyaar garoowega iyo qaban-qaabada wejigii labaad ee shirwaynihii wadatashiga soomaliya ee horaantii bishaan lagu soo gaba-gabeeyey Magaalada Muqdisho.

 

zGarowe1-239x156.jpg

Puntland oo dadaal ugu jirta qabashada wejiga Labaad ee shirka wadatashiga soomaalida

 

Wadooyinka waawayn iyo goobaha xarrumaha Dowlada Puntland ayaa lagu arkayey dadwayne aad u tiro badan, kuwaas oo diyaarinaya Calamo iyo Boorar ay ku qoron yihiin hal ku dhigyo muhiiima, islamarkaasna loogu talo galay u diyaar garoowga shirka lagu wado in bisha Augost lagu qabtoMagaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

 

Dowlada Puntland waxaa ay horay u balan qaaday in ay kaalin wayn ka qaadanayso qabashada iyo shirkasta oo ay dani ugu jirto umada soomaliyeed oo mudo badan ku jirtay burbur iyo dagaalo sokeeye.

 

Maamulka Dowlada, Ururada Haweenka,dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan caasimada Puntland ayaa si wayn uga qayb qaadanaya sidii shirkaasi nabad galyo ugu dhici lahaa caasimada Puntland, islamarakasna wejigiisa Labaad uu ugu dhamaan lahaa jawi wanaagsan oo lagu wada-faraxsan yahay.

 

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si wayn loo adkeeyey amaankeeda waxaana qayb wayn ka qaadanaya ciidamada Amniga Puntland iyo kuwa daraawishta oo xiligaan tababaro kala duwan u soo qaatay sugida Amniga.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaa lagu wadaa in ay shirkaas lagu qaban doono Caasimada Puntland ee Garoowe ayna ka soo qayb galayaan dadwayneiyo marti sharaf tiro badan oo ka kala socda DKMG,Maamulka Galmudug, Al-suna Wajabaaca iyo Dowlada Puntland oo marti galinaysa wejiga labaad ee Shirwaynaha wada tashiga soomaliya iyo xubno ka socda beesha caalamka.

 

Siciid C/salaam Siciid

Wakiilka Puntlandpost-Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Fipikhayre, I thaught the Federal constitution charter has been draften already. Or are there stil elements which are open for discussion?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^How to implement the drafted constitution is the focus of the discussion as there are places where the constitution cannot be brought to the people due to ongoing conflict, that's why it's important for the stakeholders of Somalia to come to an understanding and find a consensus on how to pass that drafted constitution by voting and discussing on it in regards to which articles to add or leave out, but it's a consult-reaching approach of implementing/passing the constitution in one voice thus legislating the transition to take it's route.

 

The quickest way to end the Transition is by passing a permanent constitution for the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Drafting a permanent constitution for the country while Puntland, Galmudug, Ahlu Suna Wa Jamaca and TFG not even represent or have authority in less then half of the country's Province is not realy democratic.

 

They should rather focus on how to free the rest of the country from Al Shabaab (The TFG's initial mandate).

 

Then afterwords support local authorities to emerge. And afterwards those regional authorities or representative bodies can sit down together and draft common rules and laws(Constitution).

 

But now the TFG failed in step 1, resents step 2 and jumps to step 3. This aint right and I dont think it will work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this