Sign in to follow this  
A_Khadar

Which Somali song moves your heart??

Recommended Posts

Showqi   

A_Khadar;746400 wrote:
^^ lol;)
:D
showqi, markii heestii jiq ku noqtay wuu cararay oo saacadahan soo noqon maayo.. ..

:D:D:D

 

Waar maan cararin. Waan ka hadaafay sownigii idhi maaha. Khadarow adiguna waxba ma akhrisid naga tag. Aaliyyah manigaa kharash u baahan, Juxa iyo Oba madaxooda ayaan magalaad ku mushaaxi doonaa. Meeshaan tagaba markasaa sidii boqorka la ii soo dhoweyn. illaahow yaanan asxaab waayin...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^lool xarardheere waligay anu maba maqal most ppl in Solna uma maleenayo in ay yaqanaan...ob iyo juxana labo qurbe jooga weeye waxay ka ogyihiin maba jirto..so tii juxa mapka meshu kaga dhoco so saari kari weydey maxay cid kugu xidha..war bal kishkaaga lacagta horay usi qaado (on top of your expenses so ma aha umada in aad wax tartid lol)..Tan kale gabadh gobka ee xeerdheere joogt ahadii alel kugu simo soma aha dahab iyo diric iyo hawl kaaga baahna war bal ha cebeyn umada kasoo jeedid lol..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Aaliyah comeon let my tuulo be yaa gabar. Pin pointing it on the maps does not matter. One day I too shall build a castle in my forefathers land. Of course it helps that it has amazing coast and juxa follows good investment

 

Showqi waa ku kaas saligaada bes keenso inta kale waala habeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

oba hiloowlow;746439 wrote:
photo_1263844669444-1-1.jpg

This town is infamous with piracy, at one point it was the HQ of all piracy in Somaila ,, or as Juxa calls them, the SOMALI NAVY. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waxaasaa martiqaad ah. Thanks Juxa.

Aaliyyah, wax ma tare ha iga dhigin dee. Sooryada iyo martiqaadkii aynu hiddaha iyo dhaqanka u laheyn (hadii aynu Soomaali nahay) ayuun baan doonayey in aan kuligeen inna wada xusuusiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^lol haye juxa iyo showqi..one tip aan kaaga tagay showqi halka iyo xarardheere whereever that is ku hay gabadhaas..qurbe ha iska keenin ee bac madow kusoo dhigine :P

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Aaliyah, harardheere is on the map, look at S@mali's post helloooooooooooooo.

 

Somali, seriously waxan noqonay innocent duffan afka loo mariyay, piracy waxa noo keenay waa reer puntland, since we believe magan-galyo badeed we cont turf them out and now we are forever labelled the somali navy. aaheey

 

back to the topic, i used to be big fan of old somali music but now waan ka toobad keenay but for the youngsters i may recommend kooshin's kaban songs. lovely songs

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Axmed gacayte's Leeg leegad is a 5 star song. By far one of my favourties, of course after Muse's Togdheer.

 

Hordhac with voice only

 

Lalabaa waxa iishiday

Ee igu laxaadsaday

Waa laabta caashaqa

Ilulaaya anigoo

Laamka uga heesee

 

Igu libidh jacalkii

Waxaan laabta ku hayaba

Lana lumay habeenadan

Angibuba lurkiisii

 

Leegleedad kaan qabo

Iyo Laqanka hadhimada

Hawshaan u liilmaday

Ruux ladan ima ogee

Wuxuu liid I moodaa

Inaan lado habeenkii

 

I lugoo jacaylkii

Waxaan laba dibleeyaba

Inaan ladin habeenadan

Laylikiyo dharaartaba

 

Leegleegaad kaan qabo

iyo waayaha i laasimay

hawshaan u lilmaday

rux ladan ima ogee

wuxuu liid imoodaa

inaan lado habeenkii

 

Cudbiyey, shaah!! Falaas kale! :D

 

http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=48

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Million thanks Garnaqsi. I like oldies and i so happens they often carry more powerful messages than the recent ones.

 

I invite you Xassan Diiriye classic Fiidmeerta Duushaay. But if you have time also listen to Ismaciil Yare's "bilkeed".

 

Fiintaa ciyeeysee

Foodhida ku ooydiyo

Foodlaha gobyahankiyo

Waa fulay tukuhu oo

Kuma fiicna dirashee

Adigaa ka fududoo

Ficilkana adkeeyoo

Ka fogaanin shirarkoo

Fagaaraha dhex tagayee

 

Fiidmeerta duushaay

Fariintayda qaadoo

Ha furfrin adoon arag

Farxadii jacaylkeen

Ku calool fayoobaa

 

Falakiga aduunkiyo

Fiqi laga ducaystiyo

Faaliye waxsheegiyo

....

Adigaa ku filanoo

Feejiga ku roonoo

labadii faqaysaba

Sida foore jiidhee

 

Fiidmeerta duushaay

Fariintayda qaadoo

Ha furfrin adoon arag

Farxadii jacaylkeen

Ku calool fayoobaa

 

http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=99

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Abtigiis;746502 wrote:

labadii faqaysaba

I like that sentence.....................>Lamadii showreeso,,, hahahaha Love birds waligood way xanshashaqayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Juxaa, baryamo samaadkii the songs we used to write on a blue and white chequered baqshado with a heart split into two by an arrow tanaa ka mid ah. Ah! the suspense! the week you are waiting for a response. In some cases, you can even meet the girl in the market and something in her eyes movement will give you a clear clue of what is to come.

 

Ladies and Gentlemen, Mohamed Adan Dacar for you!

 

"Ma ogtahay biyiyo oon

Baahida kalgacalkaa

Baryahan iga gooysoo

Ana barashadaadi

Bildhaan arag guudnimo

Baala uma dhaafine

Waxaad tahay bogaygiyo

Beerkiyo wadnaha

Nacab uga baqaayee

 

ma xaan kaaga baaqdaa

Ama kaaga baydhaa

Soow la ima kaa badin

 

Inanyahay nin bary lihii

Runta lama badheedhoo

Bogan waa dantiisee

Ana sida ban joog cawl

Ciirsilaan banaanada

Kaligay ha baaqaa

Waxaad tahay bogaygiyo

Beerkiyo wadnaha

Nacab uga baqaayee

 

Inan yahay bildhaan iyo

Dumar baaxad iyo xoog

Bilic baad u sidataa

Baashaada ila qabo

Bi'waaye hawlaha

Waa la iska baantaa

 

http://mp3skull.com/mp3/dacar.html

 

The most memorable letter I got from one girl which I still remember is

 

Hadaad kaligaa ismooday

Inaad kal gacayl abuurto

Rag baa kaa sii sareeyoo

Jacaylkaagii kaxayso

Aniga ii keeni maysidee

Mid kale kohoshada la doono

 

:D :D way xanaaqsanayd! N- might even be a Soler by now. Who knows!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this