Sign in to follow this  
Wiilo

Isku diyaari ka qaybqaadashada aqoon is waydaarsiga diinayd in the month of Ramadan:

Recommended Posts

Wiilo   

Codsi:Ku dhammaan walaalaha Namads:

 

Walaalayaal sida aad la socotaanba waxaa foodda inagu soo hadaya bishii barakaysnayd ee Ramadaanka, waxaan dhammaantii idinka codsayanaa in aad ka qaybqaadataan aqoon is waydaarsi diinayd bishan ramadanka gudaheeda. Waxaan kaloo idinka codsanayaa in aad soo post garaysaan axaadiis, tafsiinka qoraanka, iyo waliba su'aalo diini ah, si aan dhammaanteen oga faaiidaysanno Jazaakumullaah Qayr.

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this