Sign in to follow this  
NASSIR

PM Abdiwali calls for the two sides in Galka'yo to reconcile, Offers mediation assistance

Recommended Posts

NASSIR   

"Xukuumaddu waxay diyaar u tahay inay ka qayb-qaadato deminta colaada iyo inay gacan ka geysato sidii ay gurmad caafimaad u heli lahaayeen dadkii ku dhaawacmay dagaalka," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Somalia. "Si gaar ah waxaan u doonayaa inaan baaq ugu jeediyo odayaasha, waxgaradka iyo dhallinyarada deegaanadaas, waxaana leeyahay waa inaad iska-kaashataan ka hortagga cid kasta oo nabadgelyada deegaannadaas wax u dhibaysa,". ayuu ku daray hadalkiisa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah wuxuu xusay in xukuumaddu ay guddi u diri doonto deegaannadaas si ay gacan uga geystaan xallinta khilaafka dhaliyay gacan ka hadalka sababay

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this