Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Opens Berbera Port for Somalia Relief

Recommended Posts

Somaliland oo Dekeda Berbera u Furtay Gargaarka

 

Somaliland ayaa sheegtay inay ka qeyb qaadaneyso gurmadka caalamiga ee Abaaraha ee Soomaaliya.

 

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay inay ka qeyb-qaadato gurmadka caalamiga ah ee loo fidinayo dadka ay abaaruhu bara kiciyeen ee Geeska Afrika, gaar ahaan Somalia.

 

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka madaxtooyada ayaa lagu sheegay ingollaha wasiiradda ee Somaliland ay go’aamiyeen in loo fasaxay isticmaalka dekedda Berbera cid taakullo u sida dadka ku macluulsan Somalia iyo inay Somaliland uga sii gudbin karaan cuntada ay u sidaan Somalia.

 

War-saxaafadeed ayaa sidoo kale lagu sheegay in la magacaabay guddi ka kooban 7 wasiir oo ka soo talabixiya kaalinta gurmad ee Somaliland iyo sidii qaadhaan loogu uruurin lahaa dadka ku tabaalaysan Somalia.

 

 

 

VOA

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

well, why would anyone use Berbera port, aid is needed in Mogadisho and Mogadisho port is functioning and it is bigger, so it just does not make sense, i think this is for publicity stunt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu port and airport are working well. However it's the sentiment that counts. Well done to Somaliland for opening Berbera for food aid, now use the light rail to deliver it to Souther regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhinac walba halagasoo shubo, I say. The most Southern regions might be under the grip of the most severe abaar, but gaajadu meel walba wey ka jirtaa. Baabuur uun ayaa loo saarayaa the food aid, I think, maybe with muti-tribe volunteers. I don't think inay cidi dhibayso gurmad loo wado dadka dhibaataysan. One hopes anyway.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this