Sign in to follow this  
The Zack

Sh. Shariif; Madaxwaynaha is duqeeyay

Recommended Posts

The Zack   

Kn:Waxaa ka soo wareegtay 2 maalmood oo kaliya markii Madaxwaynaha DKMG, Shariif Sh. Axmed uu ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah uu ku soo rogay goobihii ay baneeyeen xarakada Alshabaab mudo 3 bilood ah.

Sida muuqata, marka deegaan ama wadan lagu soo rogo xaalad degdeg ah waxaa arinta nabadgalyada iyo kala danbaynta la wareega ciidamada qalabka sida, booliska iyo nabadsugidduna buulashooday hoosta kaga jiraan, shacabna warkiisba daa.

Hadaba Madaxwaynihii iclaamiyay xalaadda degdegga ah ayaa asagoon ku sheegin inuu qaaday wuxu mar kale ku dhawaaqay in shacabku is abaabulaan oo ilaaliyaan nabadgalyada deegaanada ay ku noolyihiin. Cajiib, tolow ma shacabka ayaa loo danleeyahay in waxa haray la dabar jaro, mise waa gudban iyo garasho la’aan?

Waxay nala tahay, garasho la`aani ma jirtee, shacabkaa loo danleeyahay in mindhaa la badhyareeyo si deeqda dibadaha ka imanaysa ee iska soo daba dhacaysa ay qaybi u baaqato oo bakhaaro looga buuxsado.

In dawladdii lahayd Shabaab baan caasimadda ka xoraynay ay maanta shacabkii ku tiraahdo amaankiina sugta, xataa waxaa ka yaabay Maxamed Dheere. Hada ma aha waxaad ka shakidaan noo soo sheego oo la shaqeeya ciidamada amaanka ee waa isu abaabula beelo beelo iyo kooxo kooxo oo amaankiina suga. Macal asaf, waxaasaa dawlad la dhahaa, waxaasaase amaan la dhahaa!

Marka aan milicsano labada hadal ee ka soo wada yeedhay Sh. Shariif, kan hore ee ahaa inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay inta badan degmooyinka Xamar wuxuu tusinayay dawlad awood u leh inay xakamayso dhamaanba waxyaalaha amaanka liddiga ku ah, waxaana la filayay inay ciidamo kala cayn ah ay har iyo habeen gaalaa bixi doonaan xaafadihii ay Shabaabku baneeyeen.

Waxaa xigay hadal kale, oo uu oranayo shacabku beel beel iyo koox koox ha isu abaabulaan oo naftooda iyo maal kooda ha ilaashadaan. Hadalkan wuxuu ka dhiganyahay, dawladi ma jirtee isku tashada oo xaataa dawladda nafteeda amaankiina ka sugta ileen goobta waxay ku haysaa ciidamo horor ah.

Gabagabadii, labada hadal ee madaxwanaha DKMG ka soo wada baxay waa laba eray oo kaaf iyo kala dhiiri ah, waan halkii oday Soomaaliyeed ka yiri "la mood noqonse wayday".

KismaayoNews.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

You, just like your uncle, are clueless LOL. Somebody with some military experience preferably from the late Bare government should start educating Shariif tabcaan what 'MARSHAL LAW" really means LOL.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;740889 wrote:
Sxb sheekada maxamed dheere aad no soo duuduubtay nagala tag. Kismaayo news kulaha..

I have no other option but to start ignoring what your rear end posts (as I have done to many other trolls) unless you start making sense again. This is a forum, bring forth some real discussion, trolling aint cool duqa.

Are you saying Sharif didn't impose Marshal Law to some parts of Xamar? Are you denying he then asked the residents to protect themselves and streets? How do those two come hand in hand? Do you want me to post videos of the Shariif on both issue to prove what I am saying here?

Share this post

Link to post
Share on other sites

U understand why he orderd xaaladda deg degga to those parts, and shariifka wuxuu yiri

"Waa in Ammaanka laga shaqeeyaa dadkuna isku abaabulaa Xaafad xaafad iyo degmo degmo, hadii aan taas la helin fowdo iyo ammaan xumo ayaa imaaneysa, waa in lagu cibro qaataa wixii 20-kii sano la soo maray" I think you know what he means fowdo lee ay ka tahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;740892 wrote:

Yes, I understand why he imposed the marial law, it is because of the looting and what so (that was good step) but in the real world, martial law means the military takes over the place, maintains the peace, it does not mean the civilians should protect themselves. If he is asking the civilians to protect the streets, then she should have never mentioned "martial law". Agreed?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Not only looting in meesha laga baadigoobo nabadiidka. baaritaano ayeey ka wadaan goobaha guri ka guri, tan kale dowladda maysan dhihin ku noqda degmoyinka oo dhan, meelaha la baaro ayeey dhahaan dadkii deganaaye iney ku noqon karaan.. Tan kale dowladda ma dhihin shacabka deeganadiina difaacda, madaxweyne shariif wuxuu yiri dadka ha isku abaabulaan xaafad xaafad oo amaanka loogu shaqeeynaayo waxuu ula jeeda iney ciidamada ku wargeliyaan meelaha ay nabadiidka ku dhuumanayan ama hubka ay ku keydiyaan.. Ee maha in la iyiri hubkiina qaata oo shabaab ka difaacda deeganadiina taasaba anarchy ahee.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Oba: Det är ibland smärtsamt att läsa hur inkompetent vår president är. I det här kritiska läget behöver Somalia, en kompetent, handlingskraftig president.

We dont need a school teacher. They should teach in school.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;740894 wrote:
Not only looting in meesha laga baadigoobo nabadiidka. baaritaano ayeey ka wadaan goobaha guri ka guri, tan kale dowladda maysan dhihin ku noqda degmoyinka oo dhan, meelaha la baaro ayeey dhahaan dadkii deganaaye iney ku noqon karaan.. Tan kale dowladda ma dhihin shacabka deeganadiina difaacda, madaxweyne shariif wuxuu yiri dadka ha isku abaabulaan xaafad xaafad oo amaanka loogu shaqeeynaayo waxuu ula jeeda iney ciidamada ku wargeliyaan meelaha ay nabadiidka ku dhuumanayan ama hubka ay ku keydiyaan.. Ee maha in la iyiri hubkiina qaata oo shabaab ka difaacda deeganadiina taasaba anarchy ahee.

That makes sense, thanks for the clarification!

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dabrow;740895 wrote:
Oba: Det är ibland smärtsamt att läsa hur inkompetent vår president är. I det här kritiska läget behöver Somalia, en kompetent, handlingskraftig president.

.

LOOOOOL. Jag håller med. Mannen är inte ens verklig geografi lärare, säger de att han var utbildad i Libyen .. Ingen kan bevisa det. Kanske Ghadafi gav honom en läxa eller två men han är definitivt borta.

Share this post

Link to post
Share on other sites

dabrow vadå inkompetent presidenten befriade al shabaab från 15 av 16 stadsdelar tycker du inte att han har gjort sitt arbete eller nu är det dags för folket att ta del av att införa fred i huvudstaden, du såg hur det gick för Abdullahi yusuf och de 50 000 Etiopiska soldaterna, har du frågat dig själv varför han inte lyckades trots att han hade många soldater jämte sig? Om du inte har det beror det på att Abdullahi yusuf hade inte folkets stöd. Nu är det upp till befolkningen att bevisa att dom vill ha fred och säkra sina områden från terroristerna, Regeringens uppgift är att säkra dessa områden samt att fortsätta kampen mot terrorism.

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;740899 wrote:

Nej nej, Abdullahi Yusuf mer populär än den här inkompetent president, är skillnaden Abdullahi Yusuf hade etiopier (som anses vara fiende till Somalia). Amisom ha befriat de 16 distrikten eftersom Amisom är inte vår fiende. Shariif inte gjorde någon sak.

Share this post

Link to post
Share on other sites

cabdullahi yusuf came to xamar for Aarsi and geedi sidoo kale, they both had different but similar agendas, and Etiopia wadanka ay qabsan gaartay u remember Aided '' xuduudaha waa la kala furaa,hal passaport baynu qaadaneena etc''..

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dabrow   

The Zack// Obehörig lärare också lol

Oba// Att ha främmande makters trupper för att stabilisera sin egen huvudstad är höjden av inkompetens.

men det kan man inte lasta honom för. Men det ger en fingervisning. Alshabs tillbakadragande från huvudstaden beror inte Sharif.

Det är intern problem som de har, kombinerat med bristen av folkligt stöd.

A/Y är en historisk skamfläck. Han var dock politiskt skolad. Det kan man tyvärr inte säga om Sharif.

Vi behöver någon som kan manövra i det politiska landskapet och arbetar för ett framtida enat somalia.

Sharif har dock gjort det relativt "bra" med somaliska mått.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this