Sign in to follow this  
djibsomali

Ogaysiis Xaflada Awdal State ee Dalka Jarmalka ka Dhici Doonta

Recommended Posts

Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa jaaliyada reer Awdal State ku nool dalka jarmalka iyo nawaaxigeeda in la qaban doono xaflad lagu taageeraayo maamul goboleedka Awdal State xafladaa oo aad lo soo abaabulay si wanaagsan loo habeeyay oo ka dhici doon ta

bishan july 23keeda magaalada BOON ee dalka jarmalka waxaaa la ogaysiinayaa dadwayna

in ay si wacan uga soo qayb galaan laguna soo dhawayn doono gacmo furan …

waxaa lagu qabanaya adarayskan hoos ku qoran

ADELHEIDISSPLATZ 13

53229 BONN

GERMANY

waxaanad kala xidhiidhi doontaan gudida qaban qaabada ee dalka jarmalka

1. hodan dahir tel… 004915776675191

2. fadxiya mohamed tel…. 004915772930091

3. Maxamed cali bile tel…. 004917658666901

4. Axmed rooble cirdheere tel…… 004917671665779

source: http://awdal.awdalstate.com/?p=3426

Share this post


Link to post
Share on other sites

War mala waad so qaldantay halkan laga ma ogeysiyo xafladaha affartanbaxyaasha Eeh germany wa qeybti siyasada bal hiiraan.com ku day laakin iyaguna xafladaha nightclubka uun bay xayasiiyaan eeh fanaanintu timado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;735683 wrote:
War mala waad so qaldantay
halkan laga ma ogeysiyo
xafdladaha
affartanbaxyaasha
Eeh germany wa qeybti siyasada bal hiiraan.com ku day laakin iyaguna xafladaha nightclubka uun bay xayasiiyaan eeh fanaanintu timado.

Aflagadoo ayaa uu aragnaa !!

meeshaa maa adaa leeh???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this