Sign in to follow this  
djibsomali

Unreported news from north west of somalia!!

Recommended Posts

"Axmed Siiilaanyo xukumadiisa ayaa ah tii ugu maan gaabsanayd"

 

Burco, (Qaran news)- Suldaanka guud ee beelaha XYZ (oodweynew) suldaan Cismaan Suldaan Cali ayaa maanta mar uu u waramaayay shabakada qaran news, waxa uu ka waramay oo sheegay in cabashadii ay u gudbiyeen xukumada dhawaan in ay wali halkeedii ay taagantahay oo aanay jirin ilaa hada wax talaabo ah oo uu madaxweynahu uu ka qaaday arintoodii iyo tabashadoodii.

Suldaanku waxa uu sheegay in ay hawlahoodu sidii ay u socdaan oo ay taaganyihiin xagii ay taagnaayeen markii ay cabashada ka sooo saareen arimaha gobolka Togdheer, walina ay xaaladu sidii tahay, waxana uu meesha suldaanku uu ka saaray in aanu wax xidhiidh ah ka helin Axmed Siilaanyo.

Axmed Siiilaanyo xukumadiisa ayaa ah tii ugu maan gaabsanayd ee soo marta Somaliland, taasi oo xitaa xalin kari la cabashooyinkii iyo dhibaatadii laga tabanaayay ee gobolka Togdheer uu ka soo jeedo madaxweynahu.

The rest of news

 

 

http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11275&Itemid=62

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this