Sign in to follow this  
Jiiroow Bakaal

Mayorkii Garoowe oo Fashilmey Mar Kale

Recommended Posts

:D:D:D:D:D

 

This guy is the biggest loser of Somali politics once again he FAILED

 

http://somalimemo.net/index.php?option=com_content&view=article&id=421:faroole-oo-laga-diiday-nin-uu-rwasaaraha-dkmg-ah-larabay&catid=34:warar

 

 

Hogaamiyaha Puntland Cabdi Raxmaan Faroole oo khadka taleefanka kulasoo xariiray Xildhibaano katirsan baarlamanka DKMG ah ee Bari kasoo jeeda ayaa ugu baaqay in aysan ansixin C/weli Gaaz haddii R/wasaaraha cusub loo doorto.

 

 

Shariif Sheekh Axmed ayaa ku gacan seyray talooyin uga yimid maamulka Faroole oo ahaa in dib loo dhigo magacaabista R/wasaaraha islamarkaana lagu talo geliyo Puntland.

 

 

Warar lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in Faroole uu xilka R/wasaaraha larabay Cali Cabdi Awaare oo horay u ahaa wasiirka xiriirka caalamiga Puntland islamarkaana ay siyaasadda isku dhawyihiin Faroole.

 

 

Shariif Xasan Sheekh Aadan waday qalqaalada in Awaare laga dhigo R/wasaare waxaana si isku mid ah u diiday Museveni oo ah ninka leh talada kama dambeysta ah ee DKMG ah iyo shariif Xasan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this