Sign in to follow this  
Mad_Mullah

Somalis party animals?

Recommended Posts

Why is it, everytime I change the channel to Universal TV, Royal TV, or the other bad quality Somali tv channels that they're is always some kind of party/kulan going on?

 

Hey you guys, tribe X made 'Gobolka Narnia' in an area not even controlled by them, lets get a lot of people, some flags we just came up with and pretend everything's alright.

 

Honestly ask any non-Somali about this, or just watch their channels (Iraqis, Afghans etc.), none of them have the fake 'yay our country is great' parties.

 

What's up?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Mad, waxaa la yidhi Sol way 10 jirsaty. Habeenka Jimcaha waxaanu dhigaynaa xafladii 10 guuradii Sol. Bal adigu xafladani yaanay ku dhaafin. calankaagii iyo durbaankaagiina hore u soo qaado...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mad waa su'aal fiican, laakiin dadka these fake parties samaynaya waxaa ka daran kuwa masaakiinta ah ee intay meesha imaadaan iska boodbooda. Ala maxaa maamooyin iyo odayaal la siray.

"Soomaaliyey tooso" baa meel kasta laga leeyahay, waxay u maleeyaan that singin the song, ay tahay the real thing. Wadanka "soomaaliyey toosoo", kuma filna in meelahaas yurub laga dhahoo, la yara boodboodo, buraanbur yarna qac laga siiyo.

 

Xafladaas ka bacdina, lama maqlo meel ay ka baxeen.

 

Showqi lol, waxaan hubaa hadii la samayn lahaa inay kuwo badani ka soo qaybgali lahaayeen, oo jago soo doonan lahaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this