Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe admin condemns ssc rebels.

Recommended Posts

War jimcihii mid aan abti uu ahay ayaa guursaday gabadh ssc ah. Lacagta reerkeeda la siiyey waxaa la idhi ineey qollodaa ssc ah uu direen sidey dagaal inagu qaadaan lool. Kii iska dhaadhiciyey ina la gumeysto dee halkaasi ayeey ku dambeyn doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego...wallee muuse waa musihiisii....... illeyn af aadan lahayn ma ilaalin kartid......abtiyaal xejista.....xabbadu bilaabataye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this