Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland armed forces in eastern sool clashes with the rebels in gambadhe.

Recommended Posts

Aaliyyah;725054 wrote:
lol XX I guess whenever u dont have an answer to an statement u resort to your last option which is being silly.
:D

 

 

 

They actually killed people in laascaanod as a revenge of the ppl they lost in kalshale ..if they cant take the heat, why are the encouraging this war and rather take their militia back to their cities..waa yaab..intii dad la daandaansado in hadhowna lo ooyo dadki ka dhintay? markii horeba may inadeeradood ama wilashooda magaloyinkooda ku ekeeeyaan! wa suaal aan jawaab wali u hayn

You mean the so called horgals according to you i mean if Somaliland killed them , then Halganka ssc Somaliland ba wadda Somaha.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ xuduuda qaranka..I only see one clan state rabta dadka kale in ay daandaansado..qaran mesha ku ma haysid ee waa state based on qabiil. Which I really dont care too much about the fact that somaliland wants to seperate from the rest of the nation and wants their lil qabiil state going...I mean who cares? it is their right to do whatever they want. But, definitely they should realize that they will never ever take over someone else's region?? not gonna be a piece of cake...there is gonna be a blood shed? and if that is what they want, then hey war is inevitable!...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Where do people get the idea the Soldiers are solely from Galbeed? it's a mixture of local soldiers from Sool & others from other Sland regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;724915 wrote:
axmed karaash wax kale bu sheegey he said ssc meesha kumaba jirin

Ma adiguu kuu sheegay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Itoobiya oo dhex dhexaadin ka dhex wada maamulada Somaliland iyo Puntland

 

3_somalimirror-_old-Pictures-copy.jpg

 

 

 

Wargeysa Todobaadlaha ah ee ka soo baxa Magaalada Addis Ababa ayaa qoray warbixin dheer oo uu ka diyaariyay wada hadalo ay Dowlada Itoobiya ka dhex wado labada maamul ee Puntland iyo Somaliland oo muran dhanka xuduuda ah ka dhex taagan yahay wixii ka dambeeyay 15-10-2008.

 

 

Wargeysku waxa uu xusay in wada hadala ay yihiin kuwo la xidhiidha sidii xal looga gadhi lahaa khilaaf xaduudeedka u dhaxeeya labadaa maamul ,waxaana laguw adaa ayuu yidhi wargeysku in todobaadyada soo socda arintaas ay labada maamul ka wada hadlaan iyadoo dhex dhexaadin ahaan ay kulankooda goob joog uga noqon doonto Dowlada Itoobiya mas’uuliyiin matalaya.

 

 

Dhanka kale wargeyska Barajeder oo soo xiganaya qunsulka u fadhiya Itoobiya Somaliland oo lagu magacabao Berhanu Tesfaye ayaa sheegay in xukuumadoodu ay isku howleyso sidii xal looga gaadhi lahaa qadiyada ka dhex aloosan labada maamul sidoo alena ay u jeedisay labada dhinac hadalo talo ah oo la xidhiidha in ay yareeyaan khilaafka jira .

 

 

Berhanu Tesfaye waxa uuintaa raaciyay in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska qaateen in wada hadalkoodu ka dhoco magaalada Addis Ababa hadana uu jiro diyaar garow arintaa loogu sii gogol xaadhayo wuxuuna yidhi isaga oo arintaa ka hadlaya “ Itoobiya waxa ay jeceshahay xasiloonida Gobolka waxayna ka shaqeynasaa sidii labada dhinac ay xal uga gaadhi lahayeen khilaafkooda ayna isku soo hor fadhiistaan miiska wada hadalka halka wada hadalkaa lagu xalin lahaa xasrad iyo colaad hurin”

 

 

Waxa u sidoo kale yidhi “ Somaliland iyo Puntland waxa ay kalsooni weyn siiyaan dadaalka dhex dhexaadinta ee ay Dowlada Itoobiya ka dhex sameynayso taasina waxaa lagu tirinayaa in ay ka timid xidhiidhka dhow ee labada maamulba la wadaagaan Itoobiya”.

 

 

Khilaafka ka dhex taagan labada Maamul ee Somaliland iyo Puntland ayaa soo xoogeystay wixii ka dambeeyay 15-10-2008 xiligaa oo maamulka Somaliland uu gacanta ku dhigay caasimad goboleedka Sool ee Laascaanood iyo degmooyin kale oo isla Gobolkaa ka tirsan ,sidoo kale waxa ay xiisadaha caynkaas ah mar kale sare usoo kaceen khilaaf beeleedkii ka dhashay Deegaanka Kalshaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saraakiil iyo Ciidamo Ka Tirsan Dawlada Puntland oo La Geeyay Jiida Hore

 

 

 

Caalami.com

 

Waxaa barqanimada Maanta dhaqdhaqaaqyo ciidan laga dareemayaa meelo hoosyimaada Ganbara & Tukaraq oo kawada tirsan gobolka Sool ee Puntland halkaas oo ay shalay ka dheceen dagaalo culus oo u dhexeeya ciidamo ka kala tirsan Puntland & Somaliland kuwaas oo xalay maqribkii isla tagay deegaanka Ganbara ee gobolka Sool oo ku dhow magaalada Laascaanood halkaas oo la geeyey ciidanka Somaliland oo markii hore qabsaday Tukaraq.

 

Dhaqdhaqaaqyadan ciidan waxaa qeyb ka ah gurmadyo xoogleh oo ka yimid meelo kamid ah gobolada Puntland gaar ahaana tuka Sugurre oo katirsna Galgala halkaas oo ay ka yimaadeen ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Puntland oo dhawaanahanba kusugnaa halkaas oo ay kula dagaalamayeen malayshiyaadka uu hogaamiyo Maxamed Siciid Atam oo Puntland ku eedaysay inuu xiriir la leeyahay Alshabaab & Somaliland.

 

Ciidankan ka yimid togga sugurre oo xalay saq dhexe ilaa saaka waaberigii ka gudbay tukaraq waxaa horkacayey Abaanduulaha guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland Gol.Goranyo Cowl waxaana kamid ahaa saraakiil caan ku ah jiidaha dagaalka & ka qeybgalka dagaalada guulaha dhaliya ee dhulka Puntland lagu difaacayo.

 

 

ciidamada-puntland-300x225.jpg

 

 

Sidoo kalena Somaliland ayaa saaka iyana aaga Gambare ka wada dhaqdhaqaaq xoogleh, Waxaana saaka xiran isku socodkii ganacsiga,Gaadiidka & dadka ee Somaliland & Puntland oo ahaa mid joogto ahaa, waxaana jira dad ku xaniban magaalada Laascaanood oo ay Somaliland ka hor istaagtay inay u gudbaan dhanka Puntland, waxaana saacad kasta dhici kara dagaalo & hujuumyo dhinacyada dhexmara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SL took a wrong turn and is trying to stay on course but I don't think they can keep it up. Either that redundant border ayaa la ilaawayaa oo laga gudbayaa ama sidaasaa cunaha laysu haysanayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Degel   

Somalidiid aka Somaliland initiated the attacks, chased the only 3 technicals belong to the SSC group from Gambadhe, and when they were near Higlada, a town that is 5 KMs away from Tukaraq, the PL troops joined the battle, killed and captured the Soomalidiid aka Somaliland forces and chased them back to all the way Maraaga. Those are the facts. Two groups got their tails behind their legs: Somalidiid forces and SSC forces, and one victorious group PL Defense forces.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Degel   

Tukaraq:Wasiirkii hore ee duulista hawada Puntland oo dhaliilay sheegashada SSC ee dagaalkii Tukaraq.

Tukaraq:(Allpuntland)-Wasiirkii hore ee wasaarada duulista hawada & garoomada ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo mudooyinkii lasoo dhaafay ahaa hogaamiye dagaal oo fadhiya jiida tukaraq & aaga gambara goobjoogna u ahaa dagaalkii balaarnaa ee dhawaan dhexmaray ciidamo ka kala tirsan Puntland & Somaliland ayaa canbaareeyey hogaanka sare ee ururka SSC oo sheegtay in dagaalkaas uu soo qabanqaabiyey ururkoodu islamarkaasna uu dhexmaray SSC & Somaliland, wuxuuna taas ku tilmaamay hadal macno daro ah oo been abuur ah.

 

Axmed Cilmi Cismaan wuxuu sheegey in dagaalkaasi uu qarxay kadib markii malayshiyo ka tirsan ciidanka Somaliland ay ay weerar gaadmo ah ku qaadeen duleedka Tukaraq oo ay kusugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Puntland & ciidamo kasoo jeeda deegaankaas oo uu isagu hogaamiyo, Wuxuuna Axmed Karaash intaas ku daray in ay ciidamadiisa & kuwii Puntland iska difaaceen weerarkaas islamarkaasna ay dib u reexeen ciidanka Somaliland, Wuxuuna guud ahaanba meesha ka saaray in ay SSC ka qeybqaadatay Dagaalkaas oo khasaaro badan dhaliyey.

 

Axmed Karaash Wuxuu docda kale sheegey in ay Saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Puntland imika joogaan Tukaraq islamarkaasna uu la kulmay islamarkaasna ay diyaar u yihiin difaacista dalkooda, wuxuuna sheegey in aysan u dulqaadan doonin weerarada ay Somaliland kusoo qaadayso deegaanadooda.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=10657&z=2

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this