Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Faroole’s Folly

Recommended Posts

Xeefow   

General Duke;723717 wrote:
Mahiga is to lead the meeting. Farmajo & Co are by standards, it should not be blocked by anyone least of all Puntland leadership. The protection of AMSIOM will cover everyone coming to the meeting.

 

Xeefow , who ever you maybe lets be clear there will be no extension for Farmaajo & his cabinet.

Who ever you maybe....go to sleep -->

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

People are you still listening the Duke big predications about whats going to happen in Somalia loooool. Listen this is the same man 4 years ago that said by now Somalia would be stable or that Somaliland would be under TFG control. Please dont give this dude no mind cause i have not but find it funny to see fellow Sol member wanting to hear this dudes views lol so comical lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The future is bright, the future of the ministry of information is Dukey! :D

He is aight in my book. Rock on brother!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Freedom;723748 wrote:
People are you still listening the Duke big predications about whats going to happen in Somalia loooool. Listen this is the same
man 4 years ago
that said by now Somalia would be stable or that Somaliland would be under TFG control. .

Either you are the reincarnation of an old lost SOL Nomad. Or it took you a few years to figure out how to post on the forum. My dear brother how did you know what the Duke predicted 4 years ago when you have been here since October 2010? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Odayga wuu hadley wallee.

----

Nairobi:"Golaha Amaanka waanu u sheegnay in aysan Soomaali kala go'i karin wayna nala qaateen"Madaxweynaha Puntland.

 

Nairobi: (Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo qeyb ka ahaa madaxdii Soomaaliyeed ee dhawaan la kulantay golaha amaanka ee qaramada midoobey ayaa ka hadlay Puntland & qaramada midoobey arimihii ugu muhiimsanaa ee ay isku soo qaadeen, isagoo Faroolaha Puntland sheegay in ay golaha Amaanka kala hadleen arimo badan oo ku saabsan Aayaha Soomaaliya, sida ay muhiimka u tahay in Soomaalidu ay tashato, qabashada doorashooyin uu sheegey in loo baahanyahay in madaxda imika lagu badalo & arimo kale oo quseeya xaalada Puntland.

 

Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole wuxuu sheegey in ay golaha Amaanka kala hadleen Puntland & jiritaankeeda isagoo sheegey inay golaha uga warbixiyeen sida ay xasiloonada & hormarka lataaban karo uga jiraan deegaanada Puntland, isagoo intaas ku daray inay ka warbixiyeen dagaalada ay kula jiraan Burcad Badeeda ka qaraabata xeebaha Soomaalida, ururo Islaamiyiin ah & kooxo kale oo amaanka Puntland kasoo horjeeda, Isagoo docda kalena sheegey inay golaha Amaanka u sheegeen in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya xili ay Somaliland golaha amaanka ka codsatay in la aqoonsado.

 

"Golaha Amaanka waanu u sharaxnay dagaalada aanu ku jirno, runtiina way noo muujiyaan inay na taageeri doonaan.... Sidoo kale golaha amaanka waxaanu u sheegnay in Soomaaliyi aysan marna kala go'i karin, Waxaanuna u sharaxnay Soomaalida & sida ay isugu dhexjiraan.. waxaanu ka codsanay inay midnimada Soomaalida ilaaliyaan aysana ku xadgubin, runtii taas way nala qaateen Waxayna noo sheegeen inaysan marna Soomaali kala goyn doonin oo ay Midnimadeena ilaalinayaan qoladii Somaliland ee meesha joogtayna taasay u sheegeen" :D Ayuu yiri Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud oo u ekaa inuu lahaa fikirna intabadan qodobadii kasoo baxay shirka Nairobi.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

W/Arimaha Gudaha Puntland oo ku dhawaaqay inay ka qeybgalayaan shirkasta oo Soomaaliyeed soona dhaweeyey shirkii Nairobi.

 

Nairobi: (Allpuntland)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dawladaha hoose & Hormarinta reermiyiga dawlada Puntland Jen.Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) oo kamid ahaa ergadii Puntland ee ka qeybgashay shirkii dhinacyada Soomaalida & golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si rasmi ah u shaaciyey inay diyaar u yihiin in goob kasta & qaabkastaba uga qeybqaataan isku keenista walaalaha Soomaaliyeed & xalinta khilaafkaadka dhexdooda ah, waxaana uu wasiirku sheegey in taas ay tahay mid muqadas ah markastana reer Puntland ay diyaar u yihiin.

 

Cabdullaahi Axmed Jaamac wuxuu sheegey in dawlada Puntland ay shirka golaha amaanka uga horcadaysay siyaasada Puntland, jiritaanka Puntland & sida ay markasta uga go'antahay inay isku keenaan dadka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegey in dawladiisu ay qabatay shirarwaaweyn oo la'isugu keenay qeybaha kaladuwan ee Dhalinyarada, culimada & haweenka Soomaaliyeed, isagoo docda kalena sheegey in ay wax ka qabteen dhibaatooyin ka jiray gudaha dalka.

 

Ilkajiir wuxuu meesha ka saaray in dawladiisu ay aaminsantahay in shirkasta lagu qabto deegaanadeeda, wuxuuse siyaasada dawlada Puntland ku cabiray inay tahay mid nabdeed islamarkaasna doonaysa in Soomaalida la'isugu keeno deegaan xasiloon meeshuu doonaba ha ahaatee si ay dadku aayahooda uga tashadaan islamarkaasna ay dalkooda mustaqbalkiisa uga fakaraan, wuxuuna gabagabada hadalkiisa sheegey in shirkii Golaha amaanku ay madaxda soomaalida la qaataan laga soo saaray go'aamo ah kuwii intabadan ay dawladiisu gudbisay taasoo uu ku tilmaamay in ay guul ka gaareen shirkaas.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faroole oo sharci daro ku tilmaamay waqti kororsiga Hay’adaha DKMG

 

Garoowe: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in Hay’adaha dowladda ay ka samaystaan waqti kororsi, isagoo dhinaca kale sheegay inay hareermartay hishiisyo ay la gaashay Maamulka Puntland.

 

 

 

C/raxmaan Sheekh Max’uud (Faroole) Madaxweynaha Maamulka Puntland oo u waramay Idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu ka hadlay waqti kororsiga Hay’adaha dowladda KMG Soomaaliya, waxaana uu tilmaamay in Hay’adaha dowladda ay iska samaystaan waqti kororsi aan la’ogayn oo hal dhinac ah sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Madaxweyne Faroole ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in Hay’adaha dowladda aysan fulin waxyaabihii lagu soo hishiiyay markii dowladda KMG ah lagu soo dhisayay Jabuuti, isagoo tilmaamay in la hareermay hishiisyadii lagu soo gaaray Jamhuuriyadda Jabuuti.

 

 

 

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu sheegay Madaxweynaha Maamulka Puntland in dowladda KMG aysan sidoo kale fulin hishiisyo ay la gashay Maamulkooda, waxaana uu sheegay in taasi ay ka mid tahay waxyaabaha ay dowladda ku guul daraysatay inay fuliso

 

 

 

Ugu dambeyn ayaa C/raxmaan Sheekh Max’uud (Faroole) ayaa waxaa uu ka hadlay waxyaabaha looga baahanyahay dowladda KMG inay qabato, wuxuuna tilmaamay in dowladda lagama maarmaan ay tahay inay wax u qabato shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan Xeryaha Qaxootiga ee dalalka dariska la’ah Soomaaliya iyo in wax laga qabto kooxaha burcad badeeda Soomaalida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

"Golaha Amaanka waanu u sharaxnay dagaalada aanu ku jirno, runtiina way noo muujiyaan inay na taageeri doonaan.... Sidoo kale golaha amaanka waxaanu u sheegnay in Soomaaliyi aysan marna kala go'i karin, Waxaanuna u sharaxnay Soomaalida & sida ay isugu dhexjiraan.. waxaanu ka codsanay inay midnimada Soomaalida ilaaliyaan aysana ku xadgubin, runtii taas way nala qaateen Waxayna noo sheegeen inaysan marna Soomaali kala goyn doonin oo ay Midnimadeena ilaalinayaan
qoladii Somaliland ee meesha joogtayna taasay u sheegeen
"

Faroole

 

:D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke I just posted what your Leader said nothing new indeed, so let me get this straight a conference in Mogadisho hosted by the( TFG Amisom) Supported by the UN mahiga and his crew. What will the outcome be ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this