Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland delegation Visits Kenya's capital Nairobi.

Recommended Posts

In that case let us know when anybody from your region or outside Somaliland wants to enter Somaliland since you claim it is part of Somalia and we won't just kill him but make an example of him so that people like you Duke don't make the same error.lol

Word of advice, we are the people who brought down a whole national army. We are not be foxed with..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abokor Omar;723384 wrote:
In that case let us know when anybody from your region or outside Somaliland wants to enter Somaliland since you claim it is part of Somalia and we won't just kill him but make an example of him so that people like you Duke don't make the same error.lol

Word of advice, we are the people who brought down a whole national army. We are not be foxed with..

;);););)

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@XX, you attended a meeting on Somalia as part of Somalia. There was a single statement made at the end and it was made to the Republic of Somalia. No seperate statement for "Somaliland" or even a mention of Somaliland. Thanks for attending.

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX can you imagine Faroole landing in Hargeisa. He will be sent to Madheera and the Pirate state would get on it's knees and beg. Lol

These people are all talk with no teal substance. We are not equal but far superior.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Now you are making an ***** of your whole cause. You attended a meeting in Nairobi held for Somalia. Why would you, if you were a seperate nation? Why did you not attend the UN meeting held for the Sudan last week and held in Khartoum? Give us a break, the secessionist cause has become a daft project led by clowns in funny hats.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abokor Faroole nor his water boys can find peace in Somaliland we have a pirate prison built just for pirates;)

 

Duke this was a UN briefing meeting we meet with the international community nothing changed nothing you should get excited about

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi (Somaliland.Org)- Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan gaar ah kula yeeshay Guddi ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Qaramada Midoobay.

 

Weftigan oo uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxaana xubno ka ah Wasiirrada Gaashaandhiga Md. Axmed X. Cali Cadami , Macdanta iyo Biyaha Md. Xuseen Cabdi Ducaale, shaqada iyo arrimaha bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac iyo Guddoomiyaha Guddi hoosaadka arrimaha dibada ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Xuseen Maxamed Cigge.

 

Weftigan ka socday Somaliland waxay Golaha Ammaanka iyo nabadgelyada uga warameen xaalada Somaliland ee dhinacyada Siyaasada, Nabadgelyada iyo Dhaqaalaha, waxaanay weftigu Guddida Golaha Ammaanka gacanta ka saareen dukumanti dheer oo ku saabsan marxaladihii Somaliland soo martay iyo garnacsigeeda xaqa ay u leedahay in beesha caalamku ay aqoonsato qaranimada iyo madax banaanida Somaliland ee labaatan jirsatay 18-kii Bishan May oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba si weyn looga oogay dabaal dega dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland.

 

Wasiirka Warfaafinta iyo Boosaha ee dawlada dalka qalalaasuhu ka taagan yahay ee Soomaaliya C/Kariin Xasan Jaamac, ayaa sheegay in aanay shirkii ay dawladiisu la yeelatay qaramada midoobay aanay goob joog ka ahayn weftiga ka socday Somaliland, waxaanu tilmaamay in weftigii Somaliland ay gooni ula kulmeen weftigan.

 

Kulankan oo ah kii u horeeyay ee Somaliland ay la yeelato Golaha Ammaanku waxa uu ahaa mid gaar ah,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol

Prison for Pirates. Walle I forgot that cracked me up. Let's hope it sways from side to side so that our resident pirates don't feel sea sick. Lol

Dukey your argument is redundant and you need to change the record and get of this repeat button. Your boring us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You attended a Somalia meeting as part of Somalia and was not even mentioned in the statement of the meeting. Come on now, first your health Minister and now your whole admin. Its good news I tell ya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

I think they did not go there for SOMALIA sake, they want there to sell their idea, It is getting desperate, now is knock every door , don't be surprised to see SL deleges in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Study reactions from general Duk and guest his Diagnose

 

1-

^^^lol. The bottom line is, that the UN called Somaliland, Puntland, Galmudug admins as well as the TFG to attend a meeting on Somalia

2-

^^^On paper yes, and the fact that in 20 years of claiming to be a different country. You met the UN in a Somalia meeting with other Somali admin's speaks volumes.

3-

^^^NO ONE CARES WHAT YOU WANT. YOU ARE PART OF SOMALIA. I hope that clears things for you ya secessionist.

4-

Funny the Somaliland delegation met the UN Security Council on the same day, that Puntland, Galmudug and the various TFG reps met the UN Security Council.

5-

TFG was there, Puntland, Galmudug and Somaliland were all there in a meeting concerning Somalia.

6-

lol@XX, you attended a meeting on Somalia as part of Somalia. There was a single statement made at the end and it was made to the Republic of Somalia. No seperate statement for "Somaliland" or even a mention of Somaliland. Thanks for attending.

7-

^^Now you are making an ***** of your whole cause. You attended a meeting in Nairobi held for Somalia.

8-

^^^You attended a Somalia meeting as part of Somalia and was not even mentioned in the statement of the meeting. Come on now,

 

What is the medical term when you constantly repeat your words? obsessive-compulsive disorder guest who has it

 

with all those repeating wuxuu isku dayayaa inaan rumaysano Somalia waa mid!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

tvsomalilandeurope.net

Cambaareyn ka qayb galka Somaliland ee Shirka Kooxaha Soomaaliya

Cambaareyn ka qayb galka Somaliland ee Shirka Kooxaha Soomaaliya uga furmay Nairobi-Kenya!

 

(Waa niyad jab,bahdilka shacabka,waa keli talisnimo iyo burburin Somaliland howlaha ka socda Nairobi-Kenya)

 

Sida dad badani la socdaan waxaa maanta shir uga bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ,inta badan kooxa isku haysta dalka Soomaaliya,qaar ka mid ah, Dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya iyo xafiiska UN-ka u qaabilsan arimaha Soomaaliya. Kooxaha Shirka ka qayb gelaya waxaa ka mid ah,koox uu hogaaminayo Sheekh Shariif(TFG),koox uu hogaaminayo Shariif Xasan, koox ka socota Puntland,Galmudug,Xibin iyo Xeeb,Ehlu -Sunna –Wa –Jamaaca iwm.

 

Runtii waxaa wax laga xishoodo ah,wax laga naxo,wax aan la qaadan Karin ah in Somaliland ay Shirkaas ka qayb gasho,kagana qayb gasho meeqaam la mid ah kan Galmudug –Puntland –Xibin iyo Xeeb iyo Ehlu-Sunna –Wa Jamaaca. Waxaa la yaab,amakaag iyo Afkalaqaad ku noqotay Shacabka reer Somaliland,gudaha iyo dibada in iyagoo weli ku guda jira dabaaldegii 20 guuradii ka soo wareegtay gooni isu taaga Somaliland,iyadoo weli Wejiyada dhalinyarada aanu ka qalalin Sawirkii Calanka Somaliland in Xukuumada Somaliland ay Shirka kala qayb gasho qaar ka mid ah Kooxaha isku haysta Soomaaliya.Ma aha markii ugu horeysay ee Xukuumada Somaliland,ka qayb gasho Shirar gef iyo meel ka dhac ku ah sharafta iyo karaamada Ummadda Somaliland,hore ayaa digniino loogu jeediyey Xukuumada Somaliland in ay joojiso Siyaasada waalan ee ay wado Xukuumada Somaliland.Waxaa naxdin , niyad jab iyo bahdil ku ah shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaanba ,waxaa kaaf iyo kala dheer ah halkii ay gaadhay Somaliland iyo halka ay dib ugu celisay Xukuumada maanta xilka haysaa.Anigoo aad iyo aad uga xun,la yaaban Siyaasada Indho la,aanta ah ee Xukuumada Somaliland ,waxaa u soo jeedinayaa dhamaanba shacabka xalaasha ah ee reer Somaliland, Bulshada caalamka ,Xisbiyada Mucaaridka ah,Golayaasha Sharci dejinta qodobada hoos ku qoran:-

 

Waxaan la socodsiinayaa Bulshada Caalamka in Somaliland aanay ka mid ahayn Soomaaliya ,ka mid ahayn Kooxaha isku haysta Soomaaliya,waxaanu cod dheer ugu sheegaynaa Bulshada Caalamka in Somaliland aanay ka qayb qaadan Karin xaalada murugsan ee mudada dheer ka jirtay Soomaaliya.Waxaa Bulshada Caalamku ka markhaati tahay in anuu 18 May 2011 u dabaal degnay,u baanbaxnay,isugu soo baxnay fagaarayaasha wadamo badan oo ka mid ah kuwa daneeya Dimuqraatiyada iyo Xuquuqul Insaanka. o Waxaan Shacabka reer Somaliland ka codsanayaa in ay ka dhiidhiyaan,jawaab cadna ka bixiyaan Siyaasada indho la,aanta ah ee ay ku dhaqmayso Xukuumada Somaliland xilligan. o Waxaan aaminsanahay in Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland uu fulinayo fariin iyo Siyaasada Soomaaliweyn ee Xukuumada uu ka tirsan yahay,Shirarka uu ka qayb gelayaana ma aha qaar u gaar ah isaga iyo inta la socota,balse waxay wadaa uun howl Xukuumada Somaliland u igmatay. o Waxaa ku waajib ah dhamaanba Hayadaha Sharci dejinta ee Somaliland in ay Sharciga horkeenaan Xukuumada iyo Wasaaradaha caadeystay ku tumashada Shuruucda wadanka u taala.Hayadaha Sharci dejintu iyagaa uga masuul ah Ummadda Shuruucda wadan,waxaa ku haboon in aanay dhayalsan,kana soo baxaan wixii Shacabku u igmaday. o Waxaa ku haboon in labada Xisbi ee Mucaaridka ah ay jawaab deg deg ah ka bixiyaan Siyaasada foosha xun ee ay xilligan wado Xukuumada Somaliland,waxaa la gudboon labada Xisbi(UDUB iyo UCID) in ay gebi ahaanba joojiyaan wixii wada shaqayn ah ee dhinaca Xukuumada ah,inta laga helayo Siyaasad ka duwan tan maanta jirta. o Waxaa ku haboon guud ahaan Saxaafada Somaliland in aanay qarinin qorshayaasha qarsoon ee ay wado Xukuumada Somaliland balse ay kor u qaado codka shacabka Somaliland.

 

Waxaa la gudboon Aqoonyahanada ,Siyaasiyiinta ,Madaxdhaqameedyada iyo dhamaan Urada Bushada reer Somaliland in ay si cad uga hadlaan meel ka dhaca Siyaasadeed ay ku kacday Xukuumada xilligan ka jirta Somaliland. o Ugu dambeyntii haddii aanay Xukuumada Somaliland sida uga dhaqsaha badan uga noqonin Siyaasada qalafsan ee ay xilligan ku dhaqmayso gudaha iyo dibadaba,waxaan u sheegayaa in ay dhegeheedu maqli doodaan warar aanay ku farxin,maalmaha soo socda,haddii

 

ALLAHA AWOODA LAHI YIDHAAHDO.

 

Mahadsanidin

 

Abdi M.Saleiman(Mingiste)

 

Political Analyst

 

abdi_saleiman@Hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

tvsomalilandeurope.ne

 

Qodobo Lidi Ku Ah Jabhada snm/Somaliland Oo Kasoo Baxay Shirkii KENYA

 

Nairopi (TVSLE)-Shirkii Golaha Amaanka QM ee maanta ka furmay mafgaalada Nairobi, ee dalka Kenya ayaa waxaa kasoo baxay go'aamo sitoosa u hor istaagaya in Somaliland ay ka go'do dalka Jamhuriyada Somaliya,sidoo kale in Somaliland loo qaybiyo Sadex maamul oo Siman kuwaaso kala ah Somaliland-Awdal State Iyo Makhir State oo ay ku jirto qaybo kamida Sool-Sanaag-Cayn halka Somaliyana loo qaybiyey Lix Mamaamul goboleed oo Siman.

 

Shirka maanta ka furmay Nairobi oo ay ka qeyb galeen madaxda sare ee dowladda iyo maamulada Soomaalida ee kala ah Somaliland, Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah .

 

QODOBADA LA SOO SAARAY:

 

1- Joojinta khilaafaadka u dhaxeeya madaxda dowladda.

 

2- Ilaalinta axdi qarameedka iyo ku dhaqmidda shuruucda u degsan dalka.

 

3- In shirka bisha June magaalada Muqdisho lagu qaban doono ee ay dowaddu iclaamisay lagu go’aamiyo qaab siyaasadeedka uu dalku ku socon doono, uuna shirkaasi gacanta ku haayo xafiiska arrimaha siyaasada u qaabilsan Qaramada Midoobay.

 

Kadib shirkan ayaa waxaa shir jaraa`id wada qabtay ergada joogtada ah ee dowladaha Ingiriiska, Koofur Afrika iyo ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augostine Mahiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

SL Qabiilnews /qarannews.com

 

Jabhada Siilaanyo OO Si Toos Ah Uga Qayb Gashay Shirkii SOMALIA EE Nairobi

 

May 25, 2011 at 06:31 PM

 

 

Xukuumada Siilaanyo ayaa u dirtay shirka Nairobi qaar ka mid ah golaha wasiiradiisa kuwaas oo si toos ah uga qayb galay shirkii Somalida lagu heshiisiinayey ee maanta furmay taas oo shaaca ka qaaday in xukuumada Siilaanyo diyaar u tahay inay ku biirto maamulada ka jira Koonfurta Somaliya. Wararka ayaa sheegaya in beesha caalamku u aqoonsantahay Somaliland in ay ka mid tahay Somaliya sidaa darteedna ay ka soo qayb gasho shirarka dib u heshisiinta Somalida maadaaba ay xukuumada Siilaanyo si toos ah ugu sheegtay inay bedeshay siyaasadii hore ee Somaliland diyaarna u tahay inay Somalida wax la qaybsato.

 

Dhanka kalena shacabkii reer Somaliland ayaa ku jaah wareeray xukuumada Siilaanyo oo sidii 18kii May loogu jiray arkay in wasiiradii ugu tirada badnaa loo diray inay tagaan shirka Nairobi. Shirarka Somalida waxa hore uga qayb geli jiray wasiirka arrimaha debeda oo keliya laakiin markii Siilaanyo ogaaday inan dadku waxba ka odhan ama ka gedoon shirkii hore ee London lagu qabtay ayuu maanta ku xoojiyey wasiirro kale oo ka mid ah golaha wasiiradiisa.

 

Arrintaas qaddiyada Somaliland lagu dhaawacay ayaa la eegayaa inta Somaliland jeceli jawaabta ay ka bixiyaan iyo sida xukuumada Siilaanyo ugu guulaysato laba wejiilaynta ay lugna Somaliland kula jirto lugna Somaliya.

 

Laanta Af Soomaliga ee BBCda ayaa ka warrantay maanta in shirkii la furay Somalilandna ay ka mid ahayd ka qayb galayaasha shirka fadhiyey maanta. Warkaas oo faah-faahsanina waa kan.

 

Shirka Golaha Ammaanka oo ka furmay Nairobi

 

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan uga furmay Nairobi. Waxaa kulankaa lagu marti qaaday Madaxda Dowladda Soomaaliya, oo ay ka yimaadeen laba wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha iyo uddoomiyaha Baarlamaanku.

 

Waxaa kale oo iyagana lagu marti qaaday Somaliland, Puntland iyo maamul goboleedka Galmudug.

 

Arrinta ugu weyn ee laga hadlayo ayaa waxay tahay ammaanka Gobolka iyo xilliga Ku Meel Gaarka ah ee Hey'adaha Federaalka ee Soomaaliya oo ku eg bisha August waxa laga yeelayo.

 

Sida Weriyaha BBC ee shirka Golaha Ammaanka, Daud Aweis, uu ku soo warramay ma ahan Soomaalida oo keliya dhinacyada laga hadlayo xaaladda Soomaaliya, ee waxaa marka hore uu shirku ku billowday warbixin uu Golaha siiyay Ergeyga Gaarka ee Xoghayaha guud ee QM u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire Dr. Mahiga.

 

Waxaa kale oo shirka ka hadlay mas'uuliyiin Kenyan ah oo ka warbixiyay xaaladda.

 

Xalay ayaa ergooyin ka socda Midowga Afrika waxay meelaha ay deggan yihiin gooni gooni ugula kulmeen Wafdiga Madaxweynaha oo uu ku jiro Ra'iisal Wasaaruhu iyo Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka.

 

Last Updated ( May 25, 2011 at 06:53 PM )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this