Sign in to follow this  
OdaySomali

Siyaasadu Maaha Dhiig!

Recommended Posts

Somaliland's leaders message to Somalia (a very reasonable one):

 

"
Waxaan ugu baaqayaa siyaasiyiinta Soomaaliya inay u tudhaan dadkooda, danta bulshadana ka horraysiiyaan dantooda, xalkuna wuxuu ku jiraa inaad wada-hadashaan,
inaad isu-tanaasushaan oo isku tashataan,"ayuu yidhi, waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, "
Waxaan dadweynaha Somaliland, dawlad iyo shicibba ku bogaadinayaa soo-dhawayntii wanaagnsanayd ee ay u sameeyeen dadka ka so qaxay Soomaaliya, waxaanan ku adkaynayaa
in la xaq-dhawro, lana ilaaliyo
.
"

Waxyaabaha kale ee uu ka hadlay Axmed-Siilaanyo waxa ka mid ahaa, xidhiidhka Somaliland iyo Puntland, "Maamul-gobolleedka Puntland waa qayb ka mid ah Soomaaliya oo xasiloon,
waxaanan jeclahay in aanu iskaashi ka wada-yeelano dhinacyada nabadgelyada, la-dagaallanka budhcad-badeedka iyo argagixisada, ganacsiga, waxbarashada, Caafimaadka iyo horumarka.

"Waxaan ugu baaqayaa siyaasiyiinta Soomaaliya inay u tudhaan dadkooda, danta bulshadana ka horraysiiyaan dantooda, xalkuna wuxuu ku jiraa inaad wada-hadashaan, inaad isu-tanaasushaan oo isku tashataan,"

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this