Sign in to follow this  
The Zack

Raaskambooniyiinta in pictures

Recommended Posts

The Zack   

Dhoola tuska mise dhaayo tuska Xarakada Kaambooni (Daawo Sawirada)

 

KN:Shabakadda KismaayoNews oo heshay sawirada madaxda iyo xarunta taliska ee Xarakada Kaambooni wax yar kadib ku dhawaaqistii maamulka cusub ayaa akhristayaasheeda la wadaagaysa ee daawasho wacan.

 

Wariyeyaasheena uma suuro galin inay booqdaan Jiidda ay isku hor fadhiyaan ciidamadu. Dhamaan sawiradani waa barta xarunta taliska Dhoobleey ee Xarakada Kaambooni.

 

Sh.%20Axmed%20Madoobe.JPG

 

kaambooni%208.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waaaw This is real army,, these soldiers were trained in kenya over two yrs, they well trained n equiped, that is wy they over ran the boyz with the mask

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Jacaylbaro;718002 wrote:
Xabashi baabad moodaa ,,,,
:D

dee Dhagaxbuur bay ka yimaadeen maaha!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Garaad Bari;718038 wrote:
Waaaw This is real army,, these soldiers were trained in kenya over two yrs, they well trained n equiped, that is wy they over ran the boyz with the mask

Indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Eegada cagaha dhulka ka qaad wiil ejkaa wataa ka soo bixi. Aggah

 

There's gotta be a better way to watermark/copyright an image than distort it with big font text right at the center. Horta waxaan Soomaalida ma iskaga dayashee ka tahay mise they don't know any better way to protect their images?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ How can u support Both Azania and the Raaskambooni crew? Lol dagaalka uun ayeey heshiis ku yihiin,, already waa isku dhaceen saas ayaa lagu hakiyay howlgalladii Dhoobleey lee ay qabsadeen and already there is a beef.. Soomali iyo xukun jacayl maxaa kala heysta?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this