Sign in to follow this  
Somalina

Dawlad goboleedka Koonfurgalbeed

Recommended Posts

Somalina   

DSCF0240-1024x768.jpg

Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 07/05/2011 kadhacday magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska xaflad siweyn loosoo agaasimay xilkana uu kulawareegayay madaxweynaha cusub ee dawlad goboleedka Koonfurgalbeed Dr. C/kariin Maxamed Cali (Yaanyuurow)

 

07052011799-1024x768.jpg

Xaflada oo ahayd mid si heer sare ah loosoo qaban qaabiyay ayna kasoo qaybgaleen mas’uuliyiin, siyaasiyiin iyo dadweyne fara badan ayaa waxaa halkaasi qudbado kasoo jeediyay dad badan ayada oo ay xafladu kusoo dhamaatay jawi aad u heer sareeya.

 

DSCF0241-1024x768.jpg

 

Xaflada ayaa intii ay socotay waxaa khadla teleefoonka kaga qaybgalay madaxweynihii hore ee dawladgoboleedka Koonfurgalbeed Dr. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) oo sheegay in xilkii uu kuwareejiyay Dr. C/kariin.

 

Siyaasiyiin iyo dadweynaha kasoo jeeda lixda gobol ee ay ka koobantahay dawladgoboleedka koonfurgalbeed ayaa siweyn usoo dhaweeyay xilka uu kala wareegay Dr. C/kariin madaxweynihii hore Dr. Shaatigaduud oo hada kusugan dalka Jarmalka.

 

DSCF0242-1024x768.jpg

 

Waxaa ayagana dhankooda xaflada kusoo bandhigay suugaan iyo heeso mada daalo ah koox fanaaniin ah oo katirsan fanaaniinta magaalada London.

DSCF0239-1024x768.jpg

 

Dawladgoboleedka koonfurgalbeed ayaa waxaa ladhisay bishii April sanadii 2002 ayada oo ay xafladii dhaarinta madaxweynahana kadhacday aqalka madaxtooyada ee magaalada Baydhabo oo ayadu ah caasimada siyaasadeed iyo mida dhaqaale ee dawladgoboleedka koonfurgalbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;717954 wrote:
Niyo kagan qabyalaad meel kasta la ordaya,, are you not familiar with the forum rules?

 

Meesha waxaa ku haysaan wa qabiil

 

Maalinta i tusto qof Isxaaq ahayn oo taageersan Somaliland

 

Maalinkaa i tusto qof Mj aheyn taageersan Puntland

 

 

Baanu leenahay meesha iyo Somaliyaba wa nadiif

 

Laakin waa calaacasho timo ka soo baxdey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maalinta i tusto qof Isxaaq ahayn oo taageersan Somaliland

Madaxweyne Rayaale ?? :D

 

 

Maalinkaa i tusto qof Mj aheyn taageersan Puntland

Now how about Gen. Ilkojiir ??? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Jacaylbaro;718004 wrote:
Madaxweyne Rayaale ??
:D

 

 

Now how about Gen. Ilkojiir ???
:D

 

intaana ugu dar

 

Xaabsade = somaliland :confused:

 

C/samad cali Shire = Puntland :o

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this