Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Maakhir Sultan Warns Pirates linked to the garowe admin not to Hijack lasqoray port equipment

Recommended Posts

Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga sanaag Oo Ugu Digay Budhcad Xidhiidh La Leh Puntland In Ay Iibiyaan Qalabka Dekeda Laasqoray Iyo Fadhataysiga Qalabka Oo Soconaysa.

 

Badhan (Ramaas) May. 6, 2011- Suldaanka guud ee beesha Bariga sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam, ayaa maanta ugu digay koox budhcada oo xidhiidh la leh maamul goboleedka Puntland in ay iibsadaan qalabka dekeda Laasqoray ee Bariga gobolka Sanaag.

 

Suldaanku waxa uu sheegay in dekeda iyo qalabkeeda ay leeyihiin dadka ku nool deeegaankaas, isla markaana aanay jirin cid iibin karta ama sifo gaar ah u adeegsankarta dekeda, iyada oo tallaabo adag laga qaadi doonto cidii ku kacda falkaas oo ah dambi weyn oo wax loogu dhimayo sumacada dadka reer Sanaag Bari.

 

Hay’ad la yidhaahdo Hor Relief oo ka hawlgasha deegaanka Laasqoray,ayaa la sheegay in ay gacan ka gaysanayso sidii loo xaraasha lahaa qalabka dekeda oo laga iibinayo ganacsato ka soo jeeda Puntland oo doonayo in ay qalabkaas u iibgeeyaan wadamada Gacanka Carabta iyo Bariga Afrika oo sayladahooga inta badan hore looga iibiyay qalabkii warshadihii Soomaaliya ka dib markii ay burburtay dawladii dhexe ee Soomaaliya 199-kii.

 

Digniinta ka timid Suldaanka guud ee beesha Bariga sanaag ayaa noqonaysa isku daygii ugu dambeeyay ee lagu horjoogsanayo fadhataysiga alaabta dekeda Laasqoray oo ah dekeda ugu muhiimsan gobolka Sanaag, iyada oo ay odayaasha dhaqanka isku dayayeen deegaankooda laga saaro hay’ada la yidhaahdo Horn Relief oo dilaal ka ah xaraashka alaabta dekeda

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Wow, surely you know nothing about the Pirate clan, lol. You must be one of those konfurians xaji speaks of.

 

Xaji, where are the pictures lol. seriously, this article didn't even bother to name the Sultan and I highly doubt any Saltun would call himself sultan of bariga sanaag, just those two words make clear the source of this none sense...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Nothing wrong being Konfurian. waanba ku faana laakin illaa seyidkii illaa iyo iminka ragga baa dhabarka kaga dhici jirtey balse heley 31 buurahana saartey kax kax kax kax kax

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool, was just kidding about the picture but seriously, that should be your quote on SOL. As for the Sultan's name, either am really slow to wake up this morning or its not in what you pasted up there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ wa runta labba magac baan ku daray but they named his name his name and his fathers name ku noqo, Bariga sanaag dee wa runtood he is the sultan of beesha bariga sanaag:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this