Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Ethiopia regime and ONLF members

Recommended Posts

bilan   

XX, meesha ma Riyaale baad u malaysay inuu fadhiyo, in PL waligeed nin laba term iskuma darsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

bilan;716411 wrote:
XX, meesha ma Riyaale baad u malaysay inuu fadhiyo, in PL waligeed nin laba term iskuma darsan.

First thing for everything ku darso Faroole wa nin ka so jeeda caasimada Buntiland the other two leaders were from bosaaso iyo north galkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir Jabhadda ONLF ay ku yeelatay Magaalada Nairobi oo ku dhamaaday buuq iyo gacan ka hadal

 

Axad, May 01, 2011 (HOL) – Kulan uu soo qabanqaabisay garabka jabahadda ONLF ee heeshiiska la gashay dowladda Itoobiya oo loogu talogalay in jaaliyadda kasoo-jeeda ismaamulka Soomaalida-Itoobiya ee ku nool dalka Kenya looguna talogalay in loogu sharraxo heshiiskii sannadkii hore ay la galeen Itoobiya ayaa ku dhamaaday buuq iyo gacan-ka-hadal.

 

Shirkan oo ka dhacay hotel Andoulus ee xaafadda Islii (Eastleigh) ee Nairobi ayaa waxaa ka qaygalay boqolaal dhallinyaro iyo waxgarad ah oo ay ku jireen ganacsato iyo oday-dhaqameed ayaa waxaa khudbado ka jeediyay guddoomiyaha jabhadda ONLF ee heshiiska la gashay Itoobiya Inj. Saalixudiin Xaaji Macow iyo gudoomiyaha jabhadda Somali-galbeed Sheekh Ibraahim Maxamed Xuseen oo iyaduna heshiis la gashay Itoobiya.

 

Mas'uuliyiinta ONLF iyo WSLF ayaa shirka ka jeediyay hadallo ay jaaliyadda ku nool Kenya ay uga gadayaan heshiisyada ay la galeen Itoobiya sannadkii hore, balse shirka ayaa kusoo xiray buuqa iyo gacan ka hadal aanay cidna khasaare kasoo gaarin.

 

Buuqa shirka ka dhashay ayaa yimid kaddib markii mas'uuliyiinta shirka ka hadlay ay su'aalo weydiiyeen dad taageersan garabka jabhadda xoreynta Soomaali-galbeed ee ONLF ee weli dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya.

 

Illaa afar qof ayaa la sheegay in booliiska Kenya ay xireen, kuwaasoo lala xiriiriyay inay abaabuleen rabshadda ka dhacday halka uu shirku ka dhacay.

 

Jabhadda ONLF ayaa laba garab u kala jabtay sannadkii hore kaddib markii koox ka mid ah jabahaddaas ay heshiis nabadeed la saxiixdeen dowladda Itoobiya, iyadoo mas'uuliyiinta garabkan ay sheegeen inuu yahay mid lagu soo afjarayo dagaallada muddada dheer ka socda deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this