Sign in to follow this  
Mooge

Caqabada ugu weyn ee hortaagan DFKMG waa ASWJ

Recommended Posts

Mooge   

Maqaal: CAQABADDA UGU WAYN EE HORTAAGAN DKMG AH WAA AHLU SUNNA-WAL-JAMAACA amohmoud@hotmail.com 04/15/2011 ASCW akhristayaal dhammaantiin: Muddo aan yarayn ayaan dusha ka eegaayey arrimaha Soomaaliya.*Waxaan ahay shaqsi Soomaaliyeed oo aad ugu jeelay dalkiisii in muddo ahna qurbe ku noolaa.* Rajo beelka iyo niyad xumada waxaa ila wadaaga ehelkayga Soomaaliyeed oo idil dibad iyo daakhil anigase [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Soomaaliya inay ha qaldanaadee 4.5 wax ku qaybsatay oo reerka ay matalaan qaybtoodii qaateen waa ay ogaayeen, haddana waa maxay qaybtayadii meel bannaan dhiga ? yay hoos tagaan ? ma shacabbaa ? ma maamul wax u qoranyihiin oo madaxwayne leh baa sida puntland , Galmudug iyo somaliland ama ximan iyo xeeb ????

 

Ma qabiil bay mataal ? hadday caabudwaaq degaan waa la yaqaan reerkooda su’aashu waxay tahay Maxamed Farmaajo yuu wax ku noqday ??

Soomaaliya dhibka haysta waxaa ka mida dadka wax qoraa waa un iska qoraan si cashwaaí ah ama aan sal mug leh lahayn

puntland waxay ogolaatay in beel wax lagu qaybsado hadana waa u cuntami laádahay sababa jira awgood somali land sidoo kale ximan iyo xeeb, cidina ma ogola inay labada lugoo meel isugu geyso

Hadaba ahlu sunna maxaa u diiday in miiska magacooda loo saaro intaysan madasha wada hadalka iman?? miyaysan kuligood caqabad ahayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this