Sign in to follow this  
Siciid1986

Kulan kadhacay xafiiska Orezone gold corporation, Ee dalka Canada

Recommended Posts

Safiirka SL ee dalka Canada oo la kulmay madaxashirkada Orezone gold corporation

 

Mr: Gregory Bowes o ah vp president ahna Chief Executive Officer Ee shirkada Orezone gold corporation iyo Nubian gold corporation oo laga leyahay dalka Canada.

kulan kadhacay xafiiska Orezone, Ee dalka Canada

 

dhanka Somaliland waxa ka socdey Safiirka Somaliland ee fadhigisu yahay Canada, Ambassador Mahamed O Ismael iyo xildhiban Husein Ege, shirkatana waxa uga qaybgalay Gregory Bowes.

Mahamed aya warbixin kasiyay hawsha ay ka wado shikadani Somaliland.

waxa hadal kii la waragay

Xildhiban husein taso u warbaxin dheer o dhanwalba tabanayisa u kasiya shirkada haday noqoto horumarka,nabadgalyada,demuqradiyada ay gadhay Somaliland iyadon wax tagero ah ka helin calamka iyo sidi quruxda badnayid e ay u dhacday dorashade

xildhiban Husein Ege aya hadalkisi ku daray in dawalada Somaliland Aad udanayinayso sidi ay shirkado calamiyi dalka u malgeshan lahayen.

 

Gregory waxu ku bilabay hadalkisi Somaliland waxa egu guubabiyay inaan tago Mohamed iyo Tom oo si fiican iga dhadhiciyay Somaliland ilaa imikana waxan tagnay sadex goor run ahantii waxan ogadey iney yihiin rer Somaliland dad wanaangsan oo ixtiraam badan aduunyaduna ay indha ka qabsatay markaa waxan dawladii hore ee Rayale u balnqaday inan shirkadahayaga aan soo dajiyo Somaliland wasarada macdaanta iyo biyahana ku cawindono qalab iyo tababar, khayradka dalkinana aan idiin sosaridono si ad uga marantan hay adaha

Waxan badhnay saaxil marodijex iyo awdal, dawlada cusubna wanu isaragnay wasiirka macdanta iyo biyaha ayanu ka wadahadalnay sidii hawshu use socunlahayd si ay shirkaduna u so dage lahyad Somaliland bisha Abriil 2011 ka xafiskina loga furilaha hargeisa.

 

xagayagana way ka soo dhamatay dayaradihii iyo elokabtarkii aan ku badhaynay si aan u sameyno datda macdanta iyo hawlwadenadiba waa diyaar tas oo dhinacaan dawlada Somaliland lagasogayo inta hadhay.

Husein ayaa wax kawayidiyay shaqalaha aad qoraneysan ma dibadad kakensanysan mise daka muwadiinta ah ayad qoranaysan,

Gregory aya kaga jawabay inay 400 boqol ilaa 600 ee shaqale ahba 1 ama 2 aqondherada uleh hawshan moyane intakale ay ka qoranayan dadka Somalilander ka ah

Husein Ege ayaa waxka wayidiyay dawladi hore inay wax lacaga uu siyay

Gregory sidaad ugtahay Canada iyo shirkadaha Canadiankuba waa ka mamnooc sidaa darted melnaba laalush kumabixino

 

 

20110406081359.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this