Sign in to follow this  
Liqaye

Shangole: Waxaan idiin sheegayaa in wiil ku shahiiday Wasaaradda Gaashaan dhigga uu Janada galay...

Recommended Posts

Liqaye   

masjid ku yaala deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho isagoo ku booriyay jameecadii ka soo qeyb gashay muxaadaradaas in ay ka qeyb qaataan waxa uu ugu yeeray jihaadka lagula jiro cadowga dalka ku soo duulay.

 

"Cidii ku dhimata dagaallada socda waxay geleysaa Jannada, waana Shuhadu Ilaahey ka iibsaday naftooda, waxaana tusaale inoogu filan wiil 14 jir ah oo lagu magacaabo Cali daruus Cali ayaan kula sheekeystay furinta u dhaxeysa gaashaan dhigga iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad wuxuu ii sheegay inuu ku udceysto inuu halkaan ku shahiido, balse uu dhaawacmay markii dhaawaca uu ahaa ayuu ku riyooday asagoo Hoy iyo xariir jannaad uu ku jiifay isagoo ay weheliso gabar Xuuralceyn ah, wuxuuna afar maalmood ka hor ku shahiiday halkii uu ku duceysan jiray ee gaashaan dhigga" ayuu uiri Fu'ad Shongole oo sheegay inuu isagu ka soo cararay goobtaas taasoo muujineysa in horjoogayaasha Shabaabka ay doonayaan in iyagu ay noolaadaan dhalinyarada yaryarna ay dagaalka ku laayaan.

 

Shongole ayaa dhinaca kale sheegay in dawladda Kenya ay tahay dal dhalo degan isla markaana ay bilaaben dhagax wuxuuna ku hal qabsaday in Mujaahidiinta ay yihiin kuwo buulal ama buushash degan isagoo tilmaamay in dhagax tuurka labada dhinac ay dhibaato u tahay kuwa dhalada degan ee Kenyaanka ah ayan dhawaan soo qaniimeysan doonaan sida uu hadalka u dhegay.

 

"Qaniimadu waxay leedahay Iimaan, anigu weligey 20-doolar ayaa qaniimo ahaan u helay waxaana isiiyay wiilal iibsaday lafihii gaalada ee ku aasnaa qabuurihii ku hyiilay degaanka SOS ee ay Mujaahidiintu lafahaasi ka iibsadeen gaalada, waxaa dhacaday in labaatankaasi Doolar ay iga dhamaan weyday oo aan cunayay laba sano oo ay ii Barakowday waxaan idin leeyayhay u tartama Qaniimada si aad ugu moodaan dhowr sano" ayuu yiri Fu'aad Shongole oo cadeeyay inuu ka mid ahaa dadkii iibsaday lafihii qabuuraha Talyaaniga ee ku yiilay SOS.

 

 

Muxaadaradaan uu jeediyay Shongole ayaa aheyd xeeladii u dambeysay ee lagu marin habaabinayo dhalinyarada iyo duqowda ay qorsheynayaan Shabaabku inay soo geliyaan dagaalada xiligan kala guurka ah ka socda mgaalda Muqdisho iyo gobolada dalka.

 

 

 

 

 

aduunyo5@yahoo.com

Maxamuud Xasan Cumar

Muqdisho somaliya

002521/5506210

00252699432586

 

Contact:editorial@calayaale.com Webmaster@calayaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

4 jir ah oo lagu magacaabo Cali daruus Cali ayaan kula sheekeystay furinta u dhaxeysa gaashaan dhigga iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad wuxuu ii sheegay inuu ku udceysto inuu halkaan ku shahiido, balse uu dhaawacmay markii dhaawaca uu ahaa ayuu ku riyooday asagoo Hoy iyo xariir jannaad uu ku jiifay isagoo ay weheliso gabar Xuuralceyn ah, wuxuuna afar maalmood ka hor ku shahiiday halkii uu ku duceysan jiray ee gaashaan dhigga"

 

bwahaha.

 

Doesn't Fuad want to go to heaven as well?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah he should go and attack them so he can go to heaven. However he has much work on this Earth I guess, like taking over power and ruling mortal men. Heaven can wait for Fuad, Amira Zubayra and the rest. But heaven can not for the young kids being sent to the front.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You wont find anyone defending him here. He is a crazy man. However he does have the guts not to hide his face and wear women Garb like Godane or Amira Zubayra..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Yeah right, the man is absurd, so is his outfit. However nothing is absurd as Godane & Afghani two secessionist Mujahids, hiding their faces while sending kids to their deaths,..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this