Sign in to follow this  
Bashiir

Muqdisho iyo Doorashada Madaxweynaha

Recommended Posts

Bashiir   

Golaha wasiiradda dalka Soomaaliya ayaa isku raacay in muddo hal sanno ah ay kororsadaan baahi awgeed mudaddaas oo ka billaabaneysa Agoosto 2011 iyadoo go,aanka golaha wasiiradda loo gudbinayo baarlamaanka si ay u ansixiyaan ama u diidaan.

 

Haddaba, waxaa si dhaqso ah hadalkaas uga jawaabay u qeybsanaha dastuurka baarlamaanka dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay in aysan ogolaan doonin muddo kororsiga xukuumadda isagoo ku sifeeyey inay dib u dhac tahay loona baahnaa inay codsigooda soo bandhigaan intii uusan baarlamaanku sameyn muddo kororsigii 3_da sanno ahaa.

 

 

Xildhibaan u hadlayey baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay dib u laaleen dalabka xukuumadda ee ahaa muddo korsiga halka sanno ah.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Monday 28, March,2011 (HOL) The Somali Parliamentary Committee on Constitution and Federal affairs has opposed the one year extension of the tenure of the current Interim Federal government of Somalia, with the chairman of the committee describing it as a move to scuttle the parliament's extension of term in February this year.

 

Sheikh Jama Haji Hussein, the chairman of the Parliamentary Committee on Constitution and Federal Affairs, told the media Monday, that the extension of the tenure of the Transitional Federal Government came too late and was supposed to have been made before the parliament had passed its own extension of term.

 

'' I think this late decision by the government to extend its tenure of office is misguided because it seems the government intends to use this move to invalidate the parliament's recent extension of tenure,'' said Sheikh Jama.

Moreover, the Parliamentary Committee on Constitution and Federal Affairs said that it had asked the government to submit its plan early this year , with no feedback from the government side on this, prompting the parliament to make its decision to extend its term by three more years.

 

'' The government is required to make sure that it finishes its work before August this year when its tenure of office comes to an end, but should not make itself busy with work that does not fall under its mandate'', added the chairman.

 

Mr Sheikh Jama told reporters that the Somali parliament was ready to assist the government complete its work in time before the August 2011 deadline.

 

'' It is good to follow the constitution of our country both in spirit and letter, but should not be used to please personal interests. The government should accept the parliament's earlier decision'', said Seikh Jama who also added that the parliament would go a head with the election it had earlier called for.

 

Finally, the chairman of the parliamentary Committee on Constitution and Federal Affairs called on the Somali president and Speaker of parliament should follow the constitution when he was asked about the dispute between the two most senior leaders in the country..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda KMG ah Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa ka hadlay arrimo kala duwan.Ra'iisal wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed Cabdullaahi Omaar ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin qoraal la sheegay in isaga laga soo xigtay oo lagu sheegay in madaxweyne Shariif Sheekh Axmed uu ku kala diri doono baarlamaanka hadda jira.

Ra'iisal wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed Cabdullaahi Omaar ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin qoraal la sheegay in isaga laga soo xigtay oo lagu sheegay in madaxweyne Shariif Sheekh Axmed uu ku kala diri doono baarlamaanka hadda jira.

 

 

Mr. Oomaar ayaa ku sugan Yurub isagoo dalka Faransiiska shir kula yeelan doono dhiggiisa dalkaasi.

 

 

Wasiirka oo wax laga weydiiyay go'aankii golaha xukuumadda ee uu halka sano muddadiisa ku kororsaday ayuu sheegay in xukuumaddu ay xor u tahay inay soo jeedin sameyso, balse baarlamaanku ay iyaguna go'aankooda u madaxbannaan yihiin. Wuxuu sheegay inaanay dood ka taagneyn in baarlamaanku uu sharciyan leeyahay codkiisa.

 

Wuxuu sheegay in arrintu ay tahay wadatashi iyo arrin Soomaaliyeed, baarlamaanka dhexdiisana arrinta looga doodi doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Good come back from shariiifka runta ah! The elections should be held, not sure why the president is trying to stop them. Mini dictatorship isn't needed, he should run if he wants to stay in power.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Qori qori ku mud iyo nin jaclaysi ayaa socda meel xiiso leh ayey maraysaaa ,,,,....muqdisho iyo doorashada madaxweynaha halkan kala socda....

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;706669 wrote:
^^ Sheekada Sakiin naga dhaaf yaaqii, shariif haduu baxaayo hala rido barlamaanka, ileen sharci kuma joogaane.

Will the TFG have good Oba's support should Sakiin gets the presidency?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

The U.N. representative to Somalia says a crisis is unfolding over the efforts by the country's parliament and government to extend their terms, and that the international community "doesn't buy" the government's argument for extending itself beyond its August mandate.

 

The Horn of Africa country has been at war for two decades, and the weak, U.N.-backed government has for years controlled just a few blocks of the capital. Basic services are mostly unavailable and residents often are caught in the middle of clashes between government-backed troops and insurgents.

 

Then Somalia's Cabinet said Sunday that it also wants a one-year extension so it can continue governing through a military offensive against al-Qaida-linked militants — a battle launched last month in which African Union and Somali forces seem to be making gains.

 

The U.N.'s Somalia representative, Augustine P. Mahiga, said in an interview that Somalia's government is suffering a constitutional crisis even as pro-government forces claim to have captured up to 75 per cent of Mogadishu. "Ironically, as these military successes are being recorded on the ground, there have been disturbing political developments," Mahiga said.

 

Mahiga said that even before the weekend announcement by Somalia's cabinet, the government had been asking the international community for more time. "The international community did not buy the argument of the government, and instead wants to see elections in July, Mahiga said.

 

Parliamentarians said they, too, would not back a Cabinet extension and called on President Sheik Sharif Sheik Ahmed to instead seek his extension through an election. The Cabinet extension requires parliament's approval.

 

Somalia's government has long been embroiled in internal wrangling, especially between the executive and the legislature. Ahmed is not on good terms with the parliament speaker, Sharif Hassan Sheik Aden, who didn't consult the president — or the international community — over parliament's plan to vote itself a three-year extension. Somalia's parliament has little effect on the lives of average Somalis. It hasn't passed any laws in the last six years, and one of its biggest achievement so far has been refurbishing the parliament building.

 

The U.S. called that February self-extension "self-serving political manoeuvring."

The country's 550 members of parliament are paid $600 a month — a decent sum in Somalia — but are trying to get that increased to $1,500 a month, Mahiga said.

Mahiga said the international community is open to a one-year extension for parliament, but would like to see a new government voted in by August.

 

The duration of that new government would be determined by the adoption of an interim constitution. The challenge, Mahiga said, is for everyone to agree on a constitution, which parliament and government leaders said can be finished within a year. But in yet another twist likely to upset the international community, Mahiga said parliament's position is that the implementation of that new constitution would have to wait until parliament's three-year extension has expired. Because the international community pays for almost everything related to Somalia's government, one option is for donors to simply stop sending money to Mogadishu. But while Mahiga said that is an option, "we don't want to paralyze these institutions."

 

Whether the Cabinet gets more time or not — which doesn't seem likely — the political wrangling is unlikely to affect international support for the African Union forces leading the charge against al-Shabab. But Mahiga noted that military gains must be coupled with political leadership.

 

It has to be a political solution and the political part of it has to be performed by government," he said. "And really, by removing the government partner who is supposed to provide the leadership in the struggle against al-Shabab you are literally spelling defeat to the whole exercise."

 

Copyright © 2011 The Canadian Press. All rights reserved.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Ambasador Augustine Mahiga ayaa shaaca laga qaaday in xiligaan uu kulamo xasaasi ah la leeyahay Mas’uuliyiinta ugu sar sareeysa dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo aan la’ogayn waxaayabaha ay kawada hadlayaan.

 

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saacado ka hor waxaa ay soo gaareen Magaalada Muqdisho iyagoo xiligaan kulamo ku leh Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Madxweyne Sheekh Shariif iyo Ra’iisul wasaare Farmaajo.

 

Kulankaani ayaan la’ogayn waxa looga hadlayo hase haatee Ergayga gaarka ee ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambassador Augustine Mahiga oo waraysi gaar ah siiyay Wakaaladda wararka ee Associated Press oo laga leeyahay wadanka Maraykanka waxaa uu sheegay in loo baahanyahay bisha May ee nagu soo aadan ay dhacdo doorashada dowladda KMG Soomaaliya.

 

Wixii war ah ee kasoo baxaa kala soco Shabelle.net hadii Alle idmo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Is qab qabsi ku aadan Shirka ka dhacaya Nairobi oo soo kala dhex galey Maamul Goboleedyada –

 

Cabdiraxmaan Faroole oo ka Dalbadey Qaramada Midoobey in la qabto Shirweyne Dib u heshiisiineed oo lagu soo xulo Xildhibaanno Cusub -

 

Xildhibaano ka digey Shirka ka Dhacaya Magaalada Nairobi

 

7Abriil ee fooda nagu soo haysa ayaa lagu wadaa in Magaalada Nairobi uu ka dhacayo Shir ay qaban qaabadeeda leedah ay Qaramada Middobey Qaybteed Siyaasadda kaasoo looga hadlayo Xaalada kala Guurka ee Dowladda Federaalka, waxaana shirkaan lagu martiqaadey Dowladda Federaalka KMG oo ay ka imaanayaan ergooyin Matalaya Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif , Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Raiisul Wasasaaraha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, sidoo kale waxaa ergooyin ka imaanayaa Maamul Goboleedyada ka jira Soomaaliya oo la sheegey in ay ku jirto Mamulka Soomaaliland waxaana Qaramada Midoobey ay qorsheysay in min Saddex Xubnood ay soo dirsadaan qolooyinka lagu martiqaadey Shirka.

 

Markii la shaaciyey in la qabanayo Shirka waxaa dardargaley sameynta Maamul Goboleedyada waxaana Gobolada qaar laga sameeyey ilaa Saddex maamul oo midba midka kale uu ka soo horjeedo ama uu yahay maamulka saxda ah taasi waxay keenyey in Qaramada Midoobey ay ku wareerto cida ka qaybgaleysa kulankaas, sidoo kale waxaa maamulada ay soo gaartey Casuumada ka bilowdey is qabqabsi dhexdooda ah oo ku saabsan cidda ka qaybgaleysa Kulanka iyadoo beelaha qaar ay bilaabeen in ay cambaareeyaan Maamulada iyo weliba Qaramada Midoobey, waxayna dadka qaarkii ay sheegeen in shirkaan uu keeni karo colaad cusub oo ka abuurmaan, qaar ka dib markii Odayaasha Dhaqanka ay sheegeen in haddii aan lagu darin Beeshooda ergooyinka ay kalsoonida kala laaban doonaan Maamulka.

 

Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa ka digey shirkaas kuwaas oo ku tilmaamey mid la doonayo in qas hor leh looga abuuro dalka waxay kaloo ay sheegeen in shirkaasi uu keeni karo in Beelaha qaar ay isku dhacaan iyadoo sheegey in arrintaan ay Masuuliyadeeda ay qaadi doonaan Qaramada Midoobey gaar ahaan wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya Mahiga.

Warar baa sheegaya in Madaxweynaha Maamul Goboleed Pundland oo ka mid ragga lagu Martiqaadey Shirka ayaa waxaa la sheegey in uu Qoraal u gudbiyey Qaramada Midoobey oo uu kaga dalbanayo in la qabto shirweyne Dib u heshiisiin ah oo lagu soo doorto xildhibaano Cusub oo Tiradooda ay aad u yar tahay, hase yeeshee Xildhibaanada qaar ayaa aamisan in Qaramada Middobey ay dooneyso in ay burburiso Baarlamanka soomaaliya oo ay sheegeen in uu yahay Calaamad u taagan Dowladnimada Soomaaliya, waxay kaloo ay uga digeen Xukuumada Farmaajo in ay ergooyin u dirsadaan Shirkan oo ay ku tilmaameen mid Hagardaamo Huwan.

 

Arrimahaas ayaa ku soo beegmey xilli ay is hayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyadoo Gudoomiyaha Baarlamaanka uu sheegey in Bisha Agoosto ay dhaceyso Doorashadii Madaxweynaha bale qoraalka ka soo baxay Xukuumada Farmaajo ayaa lagu sheegey in Hayadaha Dastuuriga ay muddo hal sanno ah ku darsadeen, taasi waxay ka careysiisey Gudoonka Baarlamaanka oo ku tilmmey mid sharcidarro ah, hadba la arki doonee waxa uu ku dambeeyo Kulanaka ay qaban qaabinayso Qaramada Midoobey.

 

http://somalitalk.com/2011/03/30/un/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Johnnie Carson,US Assistant Secretary of State for African affairs

Augustine P. Mahiga, UN special representatives for Somalia

Henry Bellingham,UK Under-Secretary of State for Foreign & Commonwealth Office

 

Verbal support for the proposed Somali conference in Nairobi

 

Before jumping into the point of the article, we would like to gratefully acknowledge the genuine effort being made by the addressee of this essay, and sadly apologize any inconvenience they may encounter along the course. To that end, we are writing this column to express our stand regarding the issue of the self-allotted term extension by the Somalia��s fragile government and/or legislators, and also their cynical opposition of the subject matter (the proposed conference to be held in Nairobi anytime this month).

 

However, in reference to the international standard of government, a legitimate government is one that can provide mutual defense for the fundamental rights for those to be governed, and that can deal with its own internal affairs with or without external assistance. Ironically though, after seven years of life-support by the international community through AMISOM, Somalia��s parliament and the government alike are unwisely giving themselves tenure extension! At the time, when what is at stake is bare survival or minimum liberty of its members against the very people they represent, let alone the rest of the country. Therefore, to add our sermon into the discourse, the Somali intellectuals both at home and up-road are calling upon:

 

�� The Somali parties, the frail parliament/government and tribe-based regional authorities such as Galmudug, Puntland, Somaliland, the newly announced Azania in the south to unconditionally attend the upcoming Nairobi conference on April 12th 2011 which we believe will effectively iron-out and ultimately unravel the chronic conflict of the nation.

 

��The UN, US and UK in conjunction with other international partners, to use their economical leverage in bringing the beneficiaries together and broadening the participation scope for possible substitute, had anyone of those above mentioned groups decides not to attend. Since the Somali people are now prepared to bypass and no longer beholden to an inert structure of government or tribally oriented unitary antagonists.

 

Thank you all

 

Contact: Farah (Kolley)najmaf@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Danjira Mahiga ayaa calwiyey biyaha kadib markii uu si cad u sheegey in shirka Nairobi uusan u hakan doonin kasoo qeyb gal la’aanta xukuumadda.

 

Haddii uu madaxweynaha rabo in shir lagu qabto Xamar, waan yeeleynaa taasi, laakiin shirkani waa uu dhacayaa xitaa hadii aysan dowlada kasoo qeybgalin” ayuu saxaafada u sheegey Mahiga oo sidoo kale sheegey in shirkani uusan ahayn mid go’aano lagu gaarayo balse uu yahay mid lagu abuurayo jawi ay ku wada shaqeeyaan dowlada iyo baarlamaanka.

 

Waxaa kale oo uu sheegey in kororsiga mudooyinka baarlamaanka iyo xukuumada ay muranka sii murjisey, islamarkaasina mudo kororsiga xukuumada aanan lagala tashan baarlamaanka___ Hadalkaasi oo malaha hoosta ka xariiqaya dhanka uu u janjeero Mahiga oo baarlamaanka ah.

 

“Baarlamaanka waa kan leh xuquuqda dasduuriga ah ee kordhinta mudada xukuumadda, sidaasi darteed xukuumadda waa in ay raadisaa ducada (ogolaanshaha) baarlamaanka ka hor inta aysan mudo kororsan”.

 

Dhinaca kale, Mahiga waxa uu sheegey in go’aankii xukuumadda ee ahaa in hey’adaha qaramada midoobey ay Xamar usoo guuraan uu yahay mid aanan waaqici ahayn, wuxuu intaasi ku daray in 22 hey’adood ay Soomaaliya ka shaqeeyaan iyo shaqaalahooda oo dhan 1500 oo dhamaantood Soomaali ah oo Xamar ku wada sugan , shaqaalaha Soomaalida ah ayuu sheegey in la kordhinayo, isagoo soo hadal qaaday Ciraaq, sheegey in uu Baqdaad ka jiro qad cagaaran oo hey’adaha si nabadgalyo ah uga shaqeeyaan, sidaasi darteedna loo baahanyahay in aagaasi oo kale Xamar laga sameeyo.

 

Xukuumada Farmaajo ayaa horey ugu doodey in hey’adaha Qaramada Midoobey ay ka shaqeeyaan wadamo ka halis badan Soomaaliya sida Ciraaq iyo Afghanistaan.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Shirkii wadatashiga ee uu gadhwadeenka ka ahaa wakiilka Qaramada midoobay ee Somalia Augustine Mahiga ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaala madaxda dalka Kenya ee Nairobi iyadoo shirka aysan kasoo qeyb galin xukumada iyo madaxweynaha DKMG.

 

Shirka oo ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa waxaa kasoo qeyb galay gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia,madaxweynaha maamul goboleedka Puntland,madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug iyo xubno kasocday Ururka Ahlu sunna waljamaaca.

 

Wakiilka Qaramada midoobay oo shirka furay ayaa sheegay in shirku yahay mid wada tashi ah oo la isku tusaaleynayo arimaha Somalia.

 

Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Ra'iisul wasaarihiisa ayaa sida muuqata ku adkeystay go'aankoodii ahaa inaysan ka qeyb galeynin shirka Nairobi inkastoo dadka qaarkii markii hore ka shakisnaayeen sida ay uga dhabeyn doonaan.

 

Shirka ayaa socon doona ilaa iyo maalinta bari ah oo la ogaan doono qodobada lagu soo gunaanado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this