Sign in to follow this  
Siciid1986

Waxaa maanta magaaladda laascaanood laga xusay ololaha nadaafada qaranka ee somaliland + sawiro

Recommended Posts

Waxaa maanta magaaladda laascaanood laga xusay ololaha nadaafada qaranka ee somaliland Oo maanta laga Sameeyay Magaaladda laascaanood

 

SDWO (Laascaanood 17/03/2011) Ololaha nadaafadda oo uu hore u iclaamiyay madaxweyanaha Jamhuuriyadda somalilanmd Mudane Axmed Max'ed Max'ud Siilaanyo in la qabto 40kii cishaba hal mar ayaa si wayn uga dhaqan galay magaaladda laascaanood

 

Olalolaha nadaafadda ee maanta ayaa waxaa lagu arkayay masuuliyiin fara badan oo uu ka mid ahaa maayirka magaaladda Axmed aw daahir X.xassan gudoomiye ku xigeenka gobolka Faytamiin iyo masuuliyiin kaloooo fara badan iyo dadweyneba.

 

Magaaladda laascaanood ooo ay xilligan ka taagantahay abaaro iyo waliba biyo la'aan ayaa waxaa la filayaa roobab in uu ilaahay u shubo maalmaha soo socoda hadii allee idmo maadaama xliligani uu ku beeganyahay xilligiii roobka ama 21ka March oo ah maalinta qoraxdu ku beegantahay dhulbadhaha oo ah maalinta ugu kulul dhulka geeska Afrika.

 

gg.jpg

 

ee.jpg

ff-1300357723.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this