Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab: Guutooyin u dhaqaaqay xagga Dhuusomareeb

Recommended Posts

Maaddeey   

Boqolaal katirsan ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Galguduud ayaa caawa gaaray meel ku dhaw degmada Dhuusamareeb kadib dagaallo culus oo shalay ka dhacay hareeraha magaaladaasi.

 

 

 

 

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan ayaa lagasoo sheegayaa deegaanada ku dhaw Dhuusamareeb ka gadaal markii ay jabeen ciidankii Kirishtanka Itoobiya iyo Maleeshiyaadka Mushrikiinta.

 

 

Guutada Khaalid Bin Waliid oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo madaafiicda garbaha laga gemo ayaa galabta gaaray halka loo yaqaan Geed Timirka oo 15 KM ujira magaalada Dhuusamareeb.

 

 

Dadka deegaanka Ceel lahelay ayaa maanta aasay in kabadan 15 Meyd oo shalay ay ka carareen maleeshiyaadkii Mushrikiinta ee weerarka kusoo qaaday Ceelahelay iyo deegaanada ku xeeran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Markey Itoobiyaanka sii baxeen bey usoo dhaqaaqeen miyaa LOL. Wallee TFG Shabaab baa loo hayaa, Shabaabna Tigray baa loo hayaa.. Bisad iyo Jiir isku yihiin dhamaan,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Tigray'ga si ka duwan TFG'da waa in loola dagaalaa, sidaba a ONLF'tu ula dagaasho ku dhufoo ka dhaqaaq!, sow maaha sidaa yaa Zaki? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOL@ku dhufoo ka dhaqaaq. Waa sidaas weeye, xeeladeysigu waa qeyb kamid ah dagaalka. Tank intii lagu marin lahaa u gooy, markuu baxana halkaagii kasii wado. Waa sidaas Yaa Maadeey :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ina Iley waa iska Tigre, he fights you with Tigrey force and arms (Ani Shabaab ma metelo duqa haddii kale sidaadoo kalaan Avatar ka dhigan lahaa ;))

 

Edit: Diif ka warran?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Diif waa la isku jabay illeen waa Somali vs Somali e, Xabashida hadey tagi laheyd dagaalku wuu istaagi lahaa.

Loool@ma matalo Shabaab, come on! Cidda haku xumeyn markey xaajadu ku xun tahay oo Shariifkoo xanaaqsan uu kasoo weeraray afarta gees with the help of his "african brothers" lol. Taageerada halkeedii kasii wad. Avatarka niyaddaa ka fiican e.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Sax sidaas weeye. AMISOM waa walaalaheen east africa oo rabo iney na caawiyaan sida Nigeria iyo west africanku isu caawiyaan. Waxaa xusuus mudan sida ay west africanku u dajiyeen xaaladahii ka taagnaa siiralayoon iyo waddamo kaloo badan. Abaalka Burundi iyo Uganda waa lama ilaawaaan,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Lool!!. Kuwaan waxaa ka walaalsan "Shacabka" Ethiopia, xuduudna naga dhexeyso, isku dhiigna nahay oo la isku kaaya qaldaa, saas oy tahayna Aniga & Adigaba "Dawladdooda" dagaal baa inagala dhexeeya!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Shacabka itoobiya dhib nama dhex yaalo, dowladahooda baa dagaal dhul naga dhexeeyaa. Dalkeenna bey qeyb dhan heystaan, halkaas weeye dhibkoodu. Uganda iney dhul Somaliyeed qaadato uma ogolin, same goes for any other country.

 

P.s. Isu ekaanshaha iyo appearancega adoo ka hadli dhowr goor baan ku arkay, as a wadaad not sure why u do so :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

zack, please remove the onlf picture. it is khasaaro the way you are talking. please ha is ceebayn. AMISOM massacred innocent civilians every day. just today brother Buhulo Bahoro told bakaara business owner to evacuate if they want to avoid AMISOM. ONLF ha ceebayn. shariif wax la difaaco ma aha, waadna ogtahay. occuption is occupation no matter what tribe, country or region is doing it. AMISOM is there by force and they will be chased by force ok.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Mooge, bal is deji sxb. Biyo, shaah maxaa cabbee? Emotions aside, share some facts with us. Dad baa la laayay hakusoo cel celine, horta hal aan isla qirno joogitaanka itoobiyaanka ee Somali waa duulaan cadowtinimo laakin joogitaanka Burundi and Uganda is far from that. Intaanan dooddaas bilaabin, adigu ma waxaad leedahay shabaab hala dhaafo oo wadanka sidan hasii ahaado oo alaska iyo kenya gaalada joogto somalia halagasoo weeraro?

 

<----getting his qaxwo now, yaaba is gaadhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this