Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Kenyan MP shows up in gangster outfit at parliamentary session

Recommended Posts

Gudoonka Baarlamaanka dalka Kenya ayaa ka ceyriyay fadhi ay lahaayeen maalintii shalay Mudane ka tirsan Baarlamaanka, oo lagu magacaabo Gidion Mbuvi, kaasoo u soo labistay qaabka Yo-Yo-ga ama sida ay u labistaan Heesayaasha R&B.

 

Faarax Macalin oo ah Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Mudanahan sida ciyaal-siiyaha u soo labistay ku amray in fadhiga uu ku baxo, kadib markii lagu tilmaamay mid sumacada habka sharciga iyo sharafta Baarlamaan dileysa, isla markaana aanay ka muuqan muuqaalkiisa mas’uuliyad.

 

Xildhibaankan oo 35-jir ah ayaa muuqaal ahaan shabaha dhalinyarada heesayaaga ah, iyadoo laga soo doorto Magaalada Nairobi, waxaana marka loo eego da’diisa uu yahay xildhibaan aad u da’yar dhalinyaranimada ka muuqata, hase ahaatee hab dhaqankiisa waxaa si kulul u weeraray Faarax Macalin.

 

Mr Faarax Macalin ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee AFP in waligiis uusan arkin xildhibaan u labisan sida ciyaalkii , isla markaana ah mid layaab ku noqotay, sida uu u labisnaa Mudanaha laga soo doorto Nairobi.

 

Laakiin taageerayaasha Xildhibaanka ayaa sheegay in Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Faarax Macalin aanu dulqaad laheyn, iyagoo xildhibaankooda Mbuvi ay ugu yeeraan “Ninka Taajirka” uu ku dhaqmo habka ka duwan sida Xildhibaanada Kenya, waxaana uu xirtaa dharka lagu yaqaano Heesayaasha, iyo dhalinyarada reer Galbeedka ee u labista sida Yo-Yo-ha

 

Ninkan ayaa dhowr Sano ka Hor soo Galay Baarlamaanka Kenya waxana La Loomayay Nin Mudane ah oo ahaa Khabiir aad looga dameeyo Hase yeeshee waa uu ka Guulaysto dadka qaar ayaa leh wuxuu Taageero wayn ka Haystaa dhalin Yarada Reer Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenya MP Gidion Mbuvi to fight for right to wear bling

Gidion Mbuvi is known for his flamboyant dressing style A Kenyan lawmaker thrown out of parliament for wearing ear studs and sunglasses says he will fight to change the dress regulations.

 

"I represent the youths who elected me to parliament," Gidion Mbuvi, 35, told the BBC.

 

"This is our generation. It is our time," said the MP who drives a Hummer car, like many US rap stars.

 

He says MPs should be allowed to wear "extras" such as sunglasses and earrings, as long as they wear suits.

 

'Rich and flamboyant'

 

He said that Kenya had been governed by old men for too long.

 

"I'm trying to prove to the world that it is the right time for the youth to be in charge of our nation," he said.

 

He was thrown out of parliament on Tuesday after other MPs decided that the way he dressed offended the dignity of the assembly.

 

Deputy Speaker Farah Maalim said the house had never before been entered by a male lawmaker wearing earrings.

 

But one Kenyan reminded people on the internet that the speaker wears a white wig made of horsehair - and questioned who looked more ridiculous.

 

Mr Mbuvi is popularly known as Sonko - a Swahili term describing a rich and flamboyant person.

 

He was elected to parliament last year to represent a constituency in the capital, Nairobi.

 

BBC East Africa correspondent Will Ross says Mr Mbuvi is a colourful character with an even more colourful past.

 

He has been questioned by police over allegations of involvement in the drug trade, which he vehemently denies.

 

He has also been sent out of parliament for accusing government ministers of links to the drugs trade and has pending court cases over fraud.

 

Mr Mbuvi says he has done nothing wrong.

 

Our correspondent says debate will continue as to whether Mr Mbuvi aka Sonko is suitable material to be an MP.

 

In Kenya, though, the bar is pretty low, he says, and many feel the title "honourable" is hugely inappropriate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this