Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo Habaaray Al-Shabaab

Recommended Posts

Somalina   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;699546 wrote:
Hilowloow, dhowr jeer magacyo qabiil inta kusoo qortay adoo la socotid inaan laga ogoleyn meeshaan magacaabida qabiilada ee jooji, baliis.

MMA, bilahan danbe oo dhan ayaa qabiil magacyadiisa la soo qorqoraaye, marka walaalow si fiican indhaha u fur. Dad badan ayaa u baahan a reminder.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliana, waan kugu raacsanahay, absulutely indhahaad ka riday, magac qabiil in la sheego waaba reer badiyenimo, SOLna waxaas uma ogolaan doono haddii alla ka dhigo. TFGdu laakiin iyagu qabiil maaha marka waa lacaayi karaa soomaaha..lol?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

taageerid_howl_galka_2.jpg

Sawirkan wuxuu caddeynayaa in habaarka Imaam Maxamuud uu yahay hadalka dawladda, illeyn meesha waxa la isugu yimid taageerada hawlgallada weeraradii dawladda!. Illeyn dadka qaar ceeb waxba kama dhibto!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War dee dadku nimanka carabta iyo afghanta iska dhigaya ee abu qatata iyo abu caa'isha la wada baxay ma rabaan. Imisa qof bay illaa hadda gacanta ka jareen? Waxani waa cudur ilaahay koonfurianska ku ciqaabayo ee aan duceyno bal inay iska tagaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Imaam Maxamed Dheere iyo Yalaxow muxuu habaari waayeey markay dadka afduubi jireen oo isbaarada u taaley malaha tolkiisay ahaayen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;699585 wrote:
MMA, bilahan danbe oo dhan ayaa qabiil magacyadiisa la soo qorqoraaye, marka walaalow si fiican indhaha u fur. Dad badan ayaa u baahan a reminder.

lol@Somalina....ciidammada dhar-cadka ah ee SOL in madax lagaaga dhigo waaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;699585 wrote:
MMA, bilahan danbe oo dhan ayaa qabiil magacyadiisa la soo qorqoraaye, marka walaalow si fiican indhaha u fur. Dad badan ayaa u baahan a reminder.

Ee waa ogtahay inaanan si toos u joogin, oo waxaa arko lee arkaa aniga. Qaarkood waa i dhaafi karaan, ee haddaa aragtid naga caawi oo na tusi, si private waa noogu soo diri kartaa ama si kale. It is not possible for me to view every single post and thread.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@Abwaan... nah... isheyda ayey ku dhacdey bas...

 

MMA, you can start with the Udubland thread where Mr Jiirow Bakaal decided to ignore the rules of the site.

 

You are doing an excellent job btw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this