Sign in to follow this  
Nabad_dadaye

kubada cagta diinta islaamka maxeey ka qabtaa?

Recommended Posts

walaal ayyadan wexey soo dagtay markii sariyadii( sahankii dagaaleed ee) cabdullahi bin jaxsi hogaaminayay eey dileen nin la oran jiray camar bin alxadrami oo gaal ahaa walaalahana eey ahaayeen saxaabiga weyn walllaa alxadrami , dilkana wuxuu dhacay maalmihii ugu danbeeyay ee bisha rajab taasoo qureysh ku eedeysay in nabi muxamed ash'hurul xurumka (bilaha barakeysan , SIDATAAL,CARAFO ,ZAKO IYO RAJAB )dadka dilo alle ayaana ayadan soo dajiyay والفتنة أشد من القتل. fitnada halkanna waxaa laga wadaa shirki ( gaaleynta muslimiinta iyo diinta xooga looga bixinaayo ayaa ka daran dilka ), su,aasheydana wexey ahayd ma marqaati kici lahayd , ayadana meeshaad usoo daliishatay booskeeda ma ahan ayadana wexey ka hadleyso waa dadka oo diintooda qasab looga saaro loo ca***** ayaa ka xun qof la dilay, anna waxaan ku weydiiyay shaahidnimo (marqaatinimo) marka wax calaaqa ka dhexeeyay labada mowduuc maba jira . jawaabna imaadan siinin su,aasheyda ku aadan

Share this post


Link to post
Share on other sites

aayada iyo su'aasha aad iweeydiisay wax weey iska galeen oo ah 'inal xukma li Laah' ninkii tan aan aaminsaneen oo meelo kale xukmi u doonta waa mushrik

 

wax kasto oo wax lagu xukmiyo oo aan xukmiga Eebe aheen waa shirk marka saad u jeedo wax waa iska galeen: ina fitna ashadun mina al qatl'

 

hadeey noqoto inaan kala doorto: markhaati fur xukmiga gaalka iyo iska aamus,,, waan iska aamusayaa

 

saan hadalkaaga ka fahmana waxeey iila eegtahay inaadan akhrin waxa meesha ku qoran

Share this post


Link to post
Share on other sites

yaa tahay;711309 wrote:
aayada iyo su'aasha aad iweeydiisay wax weey iska galeen oo ah 'inal xukma li Laah' ninkii tan aan aaminsaneen oo meelo kale xukmi u doonta waa mushrik

hadeey noqoto inaan kala doorto: markhaati fur xukmiga gaalka iyo iska aamus,,, waan iska aamusayaa

ayaada waa lawada aaminsanyahay qof diidan ma jiro lakin hadalkaada wuxuu u dhacayaa muslimiinta kubada cayaarto ee ref gaal ah hayo kuligood waa gaalo , qof kastoo muslim ah ee dhul gaalo ama dhul muslim jooga oo maxkamad 100% xukunka alle ku xukminin waa gaalo micnaheedu waa muslmiinta dhunada 90% waa gaalo maad cadeysatid inaad takfiiri tahay (tuqyada) iska dhaaf waxaada banaanka la imow .

quraanka kariimka ah alle wuxuu leeyahay (( if ye fear a breach between them twain, appoint (two) arbiters ,one from his family ,and from hers ,if they wish peace ,Allah will cause their reconciliation :for Allah hath full knowledge ,and is acquainted with all things )) Nisa 35 . ayadan alle wuxuu ku cadeey in qof kasocdo gabadha iyo mid wiilka ee xukaam ka noqdaan , qofka raga ah ee muslimka waxaa loo ogol yahay inuu guursado gabadh galo so wexey noqoneysaa qof dhanka gaalada ( gabadha ) ka socdo iyo dhanka wiilka , culimadana xakamkaas dhanka gabadha kumeysan shardhinin muslinimo so qof gaal ah wuu xukmin karaa . hadaba hadii uu nin iyo naagtiis xukmin karo kubad maxeey tahay .

Share this post


Link to post
Share on other sites

hey'ada culumada fiqiga muslimiinta dunida kal fadhi eey ku qabteen dalka arab emirate sanadka markuu ahaa 1/4/1995 kalfadhigii 9aad ,qo,aanka lambarkiisu ahaa 91/8/9 waxeey isku raaceen in hey,ado dowli loo dacwad tagi karo maadaama eeysan jirin heyda dacwo islaami caalami ah . culimadii hadeey sidaa isku raacday adiga maxaad shegeysaa caalim ma tihid faqiih ma tihid fikir takfiiri ah khawaarij lagula dagaalamay ayaad wadaa . rasuulka alle markuu reer makka la galayay xabad joojinta wey ka diideen in diinta islaamka lagu xukmiyo rasuulkana wuu aqbalay .

hadii aad traffic accident gasho waxaa loo tagayaa dowlada hoose xukunkeedana waad ogtahay waxaana filayaa inaad gaariga ka samri lahayd maadaama ad muslimin dhiigooda uga leexatay arinka .

mida kaloo layaabka leh waa : waxaad diiday hey'ada garsoorka wadan gaalo hey'ado wexey hoos tagtaa dowlada lakin waxaad aqbashay wazaarado kale oo ka halisan tan garsoorka sida wazaarada bulshada sow maahan waxa caqli gal hayn . wadamada gaalada qaasatan yurub awood furiinka waxaa leh garsoorka waana caado wadanka ,sow markad gabar mehersaneyso saxiixi maysid arinkaas inaad fulineyso . qaacidada fiqigana waa ( almacruufu curfan kal mashruudhi shardhan )

Share this post


Link to post
Share on other sites

culumada wexey isku waafaqsanyihiin hadii qofka uu jooga dhul gaalo xukun islaamina haysan inuu xukun nin gaal ah oo caadil ah qaadan karo siduu nabegeena ugu qiray madaxii xabashi ka talinayay inuu yahay xaakim caadil ah walow waqtigaas uu kirishtan ahaa najaashi .

qaacida kaloo fiqi ayaa jirto oo leh ( waxaan laheli karin kuligiiga looma dhaafayo barkiisa )( maalam yudrak kuluhu ,laa yutrak julluhu) .

inil xukmu ilaa lilaahi waa qaacida guud ee qof katoo muslim raacaya , in qof gaal ah uu xun muslimin gali karana waxaa kasoo saaranaynaa ayada 35 Nisaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

arinta waa cadahay marka adiga culumada aad caabudaa anigana Ilaahay(swt)

 

kilmadii Ilaahay baad tii culumo dadka naarka ugu yeedhisa ka dooratay Allahu mustacaan

 

iLaahay hakusoo hadeeyo AMIIN

 

teeda kale: kelmada takfiiri baad tahay, caay baad mooday miyaa

 

waa shardi ka mid ah LAA ILAHA ILA LAAH inuu qofka muslimka ah takfiir ku sameeyo gaalada iyo mushrikiinta anyway may Allah guide u.... amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Findhicilka maxay diintu ka qabtaa baa mar la is weydiiyey waxaa laysla gartay intaan laga jawaabin su'aashaa sheegsheegisaa ka xun.... Above all else muxuu Islaamku kubadda cagta ka qabaa bay sheeko maraysaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites

yaa tahay;713077 wrote:
arinta waa cadahay marka adiga culumada aad caabudaa anigana Ilaahay(swt)

kilmadii Ilaahay baad tii culumo dadka naarka ugu yeedhisa ka dooratay Allahu mustacaan

iLaahay hakusoo hadeeyo AMIIN

teeda kale: kelmada takfiiri baad tahay, caay baad mooday miyaa

waa shardi ka mid ah LAA ILAHA ILA LAAH inuu qofka muslimka ah takfiir ku sameeyo gaalada iyo mushrikiinta anyway may Allah guide u.... amiin

Allah ayaan ka magan galay inaan culimo caabado , aayada quraanka ah eed daliilka u keensatay waxaa kuu fasiray waa culimo ,axkaamta aayadaas laxiriirta ee fiqigana waxa kuu sheegay waa culimo , axaadiithta nabiga waxa kuu soo gudbiyay , culimadana iska ma hadashee daliil cad oo quraanka iyo sunada ah ayeey soo bandhigaan . waxyaalaha soo kordha waxaa ijtihaad kasuubiyo waa culimo ee caamo xukun shaqa kuma lahan .waxan aan kuu soo daliiliyayna mahan warkeyga waa ayado Quraan(Nisaa 35) iyo siirada Nabiga (sulxul xudeeybiyah) , culimada in la aflagaadeeyo xukunkeedana inaad soo aqrisato ayan kuugu waaninayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;713079 wrote:
Findhicilka maxay diintu ka qabtaa baa mar la is weydiiyey waxaa laysla gartay intaan laga jawaabin su'aashaa sheegsheegisaa ka xun.... Above all else muxuu Islaamku kubadda cagta ka qabaa bay sheeko maraysaa....

walaal inaad diintaada barato ood ogaato axkaamta la xiriirta ficilo ama shaqooyin muslimiinta qabtaan waa muhiim ,kubada cagtana dunida muslimka iyo muslimiinta dunida qaar badan baa ciyaara marka inaan barano diinteena waxeey ka qabto waa sunno . ujeedadana ma ahan ciyaarciyaar sida fandhicil diinta maxeey ka qabtaa ama gaariga midig malagasoo gali karaa mise ? su,aalaha noocaas ayaa haboon in layska dhaafo .

Share this post


Link to post
Share on other sites

assalaamu caleykum , walaalaha igu dhaamo dhanka diinta waxaan rabay ineen su,aalahan jawaab iga siisaan

1: funaanada kubada lagu cayaaro qaarkood calaamada saliibiga ayaa ku dhagan , salaadana wey ku tugtaan ,arinkaas salaada wax ma udhibaysaa , masoo celinayaa salaada mise waa aqbal .

2: wiil aan sxb nahay oo u ciyaari jiray koox yar ayaa waxa u bogay coach koox weyn willkii waxaa gadatay kooxda kale xoogaa lacag ah wey kasoo gaartay ma xalaal baa mise? .

Share this post


Link to post
Share on other sites

بسم الله الرحمن الرحيم

 

Whoever Dresses The Garment Of Kufr Has Already Left Al-Islam

 

Whoever dresses the garment of Kufr is confessing himself to another Din (religion, lifestyle, ideology) than al-Islam. If someone wears a garment with a cross, the lettering “There is no God”, or “I love democracy” on it he cannot be Muslim.

 

The cross is a symbol of the Kuffar and an idol. It stands for a Din which is nothing but Shirk and Kufr. Whoever shows by his statements or deeds that he doesn't disassociate himself from it doesn't have to do anything with Islam and Tawhid.

 

Allahu ta’ala said,

 

وَمَنْ يَعْصِ اللَّهَ وَرَسُولَهُ فَإِنَّ لَهُ نَارَ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا

 

And whoever opposes Allah and His Messenger then for him will be the fire of Jahannam to stay therein forever. (al-Jinn: 23)

 

Al-Mawardiyy said in al-Hawi fi Fiqh ash-Shafi’iyy (7/220),

 

أَمَّا الصَّلِيبُ فَمَوْضُوعٌ عَلَى مَعْصِيَةٍ لِزَعْمِهِمْ أَنَّ عِيسَى ابْنَ مَرْيَمَ عَلَيْهِ السَّلَامُ قُتِلَ وَصُلِبَ - ثم قال - وَقَدْ أَخْبَرَ اللَّهُ تَعَالَى بِتَكْذِيبِهِمْ فِيهِ وَمَعْصِيَتِهِمْ بِهِ فَقَالَ سُبْحَانَهُ : وَمَا قَتَلُوهُ وَمَا صَلَبُوهُ

 

The cross is being used to oppose (Allah), because of their claim that ’Isa Ibnu Maryam عليه السلام had been killed and crucified.

 

Then he said: And Allahu ta’ala has already declared that He accuses them of a lie therein, and that they are opposing Him by that. So He subhanahu [wa ta’ala] said,

 

وَمَا قَتَلُوهُ وَمَا صَلَبُوهُ

 

And they neither killed him, nor did they crucify him. [an-Nisa': 157]

 

In Tabyin ul-Haqa'iq by Fakhrud-Din ’Uthman Ibnu ’Aliyy (10/53) it is written,

 

( قَوْلُهُ وَإِنْ كَانَ عَلَيْهِ زِيُّ الْكَفَرَةِ نَحْوُ الصَّلِيبِ وَالزُّنَّارِ فَهُوَ كَافِرٌ ) أَيْ كَمَا إذَا اخْتَلَطَ مَوْتَانَا بِمَوْتَى الْكُفَّارِ يُعْتَبَرُ الزِّيُّ وَالْعَلَامَةُ لِلْفَصْلِ

 

He [i.e. the one on whose book he is commenting] said: “And if he wears clothes of the Kafarah (=Kuffar) like the cross or the Zunnar (a special belt of the Kuffar) then he is a Kafir.”

 

That means, it is just as if our deceased were mixed with the deceased of the Kuffar; the garment and the sign are regarded as the differenciation (between Muslims and Kuffar).

 

It is mentioned in al-Muhit al-Burhaniyy (2/619) by Burhanud-Din Mahmud Ibnu Ahmad about what should be done if someone found a (buried) treasure:

 

وإن كان فيه علامات الشرك نحو الصنم والصليب وما أشبهها، ففيه الخمس، وأربعة الأخماس للواجد

 

And if there were in it signs of ash-Shirk like the idol or the cross and the like of that then it is divided into five parts, and four fifths are for the finder.

 

Something similar to this can also be found in al-Mabsut (3/360) from as-Sarakhsiyy,

 

أَوْ يَكُونُ فِيهِ شَيْءٌ مِنْ عَلَامَاتِ الشِّرْكِ كَالصَّنَمِ وَالصَّلِيبِ فَحِينَئِذٍ فِيهِ الْخُمُسُ

 

2

Or there is something of the signs of Shirk inside it (the treasure) like the idol and the cross, so then it is divided into five parts.

 

These two quotes are about the cross being referred to as what it actually is – a symbol of Shirk. So it is something that clearly stands for the Din of the Kuffar an Mushrikun. Just as the lettering “There is no God” is an unambiguous sign of the Kuffar. Every single symbol of a Din of the Kuffar is a sign for it, and whoever wears it on his garment shows by that that he doesn't disassociate himself from it.

 

There is a reminder in the book Sharh al-Kawkab al-Munir from Taqiyyud-Din Ibnu Ahmad Ibni ’Abdil-’Aziz about what is major Kufr and what makes one a Kafir. It is the explanation of another book al-Kawkab al-Munir. So the original text is being quoted therein (with quotation marks) which is explained more detailed afterwards.

 

He said in Sharh al-Kawkab al-Munir (4/485),

 

"وَمَنْ جَهِلَ وُجُودَهُ تَعَالَى" جَلَّ وَعَزَّ "أَوْ عَلِمَهُ، وَفَعَلَ" مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ "أَوْ قَالَ مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ إجْمَاعًا فَـ" هُوَ "كَافِرٌ" وَلَوْ كَانَ مُقِرًّا بِالإِسْلامِ

 

قَالَ ابْنُ مُفْلِحٍ: تَبَعًا لِـ " مُسَوَّدَةِ " بَنِي تَيْمِيَّةَ: مَنْ جَهِلَ وُجُودَ الرَّبِّ، أَوْ عَلِمَهُ وَفَعَلَ أَوْ قَالَ مَا أَجْمَعَتْ الأُمَّةُ أَنَّهُ لا يَصْدُرُ إلاَّ

مِنْ كَافِرٍ فَكَافِرٌ. انْتَهَى.

 

قَالَ الْقَاضِي عِيَاضٌ فِي آخِرِ " الشِّفَاءِ ": وَكَذَا يَكْفُرُ بِكُلِّ فِعْلٍ أَجْمَعَ الْمُسْلِمُونَ أَنَّهُ لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ، وَإِنْ كَانَ صَاحِبُهُ مُصَرِّحًا بِالإِسْلامِ، مَعَ فِعْلِهِ ذَلِكَ الْفِعْلَ، كَالسُّجُودِ لِلصَّنَمِ أَوْ لِلشَّمْسِ وَالْقَمَرِ وَالصَّلِيبِ وَالنَّارِ وَالسَّعْيِ إلَى الْكَنَائِسِ، وَالْبِيَعِ مَعَ أَهْلِهَا، [وَالتَّزَيِّي] بِزِيِّهِمْ مِنْ شَدِّ الزُّنَّارِ وَنَحْوِهِ- فَقَدْ أَجْمَعَ الْمُسْلِمُونَ أَنَّ هَذَا لا يُوجَدُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ وَأَنَّ هَذِهِ الأَفْعَالَ عَلامَةٌ عَلَى الْكُفْرِ، وَإِنْ صَرَّحَ فَاعِلُهَا بِالإِسْلامِ. انْتَهَى.

 

“And whosoever is ignorant about the Existence of Him (Allah) ta’ala” – jalla wa ’azza – "or about His Knowledge [i.e. he doesn't have Iman in the Knowledge of Allah], or does” what none except a Kafir does “or says what none except a Kafir says with Ijma’ (consensis), so” he is “a Kafir” even if he confirms al-Islam.

 

Ibnu Muflih said while following the “Musawwadah” of the sons of Taymiyyah (i.e. their book): Whoever is ignorant about the Existence of the Lord, or His Knowledge [i.e. he doesn't have Iman in the Knowledge of Allah], and does or says something which the Ummah has Ijma’ about that none does that except a Kafir so he is Kafir. End (of the statement of Ibnu Muflih)

 

Al-Qadi ’Iyad said at the end of his book “ash-Shifa”, "And so does he (the human being) commit Kufr by every deed which the Muslims have Ijma’ about that only a Kafir does them. Even if the doer of them clearly says that is “a Muslim”, although he is doing that deed.

 

Like the prostration before an idol, or the sun, the moon, the cross, and the fire. And (like) the hastening to the churches and places of prayer together with their people, and [to wear] their clothes – like fastening the Zunnar (a special belt of the Kuffar), or something similar to that. So the Muslims have Ijma’ that this exists only with a Kafir, and that these deeds are signs of Kufr, even if the one who does them clearly states that he is “a Muslim”. End (of the statement of al-Qadi 'Iyad)

Share this post


Link to post
Share on other sites

yaa tahay

adigoo xasuusanaya xadiithkii nabiga ee arbiciinka ku yaalay ( inamal acmaalu bin-niyaati) iyo hadalkan

"وَمَنْ جَهِلَ وُجُودَهُ تَعَالَى" جَلَّ وَعَزَّ "أَوْ عَلِمَهُ، وَفَعَلَ" مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ "أَوْ قَالَ مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ إجْمَاعًا فَـ" هُوَ "كَافِرٌ" وَلَوْ كَانَ مُقِرًّا بِالإِسْلامِ

labadan keebaan qaadanaa , madaama dadka xirta eeysan u xiran gaal ku daysi balse dhar ahaan eey u xirtaan , wan ogahay hadii ku daysi eey u xirtaan axkaam kale eey galeyso , xitaa masjidka nabiga qaar qabo oo gala ayaa jira lama gaaleysiinin adiga gaaleysiintaan halkeed ka keentay .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this