Sign in to follow this  
Nabad_dadaye

kubada cagta diinta islaamka maxeey ka qabtaa?

Recommended Posts

Polanyi   

Ya Tahay, if you go to a discplinary panel @ work or you go to panel to unfair dismissal, isn't this all taxakum? I want you to be consisent here since you said two players going to a referee makes them kuffar. What about if you get into a fight with someone, but you haven't started it and the police arrive to sort it out, that is again kufr according to you, isn't it?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ya tahay, lol its always the same, "ma fahansanid taxaakum",, saaxiib ka jawaab su'aasha uu polanyi ku waydiiyey.

Mida kale, the picture I'm talking about is u'r avatar,

Share this post

Link to post
Share on other sites

yaa tahay;703021 wrote:
kubada cagta arbitarka dhex dhexaadinaya ee xukumka heesta waa kaafir, hadana kubada cagta maxkamado yio qawaaniin gooni u ah baa jira oo diinta Islaamka waxba kaga jirin saas darteed waa kufri qofkii ciyaara iyo kii dawadaba .

wax yaalaha lagu gaaloobo eey diinta cadeysay maku jirtaa daawashada kubada cagta?

hade aad aragto 10 qof oo muslim ah oo nin uu dilayo dhul gaalana aad joogto hadii ninkaas lasoo qabto maxkamada maka cedeyneysaa inuu ahaa ninkii dilay dadkaas ( maxkamada waa mid gaalo) mise waad iska joogeysaa oo waad qarineysaa dilkaas?

22 dhalin yaro muslim ah ayaa kala baxay si eey kubad ugu jimicsadaan wiil gaal ah od daristihiin idinna soo raacay ayaa banaanka joogo xakamkii ayaad u dhiibateen ,daqiiqadaas kuli 22 qof miyeey gaaloobayaan ? culimada waweyn sida ibnu katir ,qurdhubi , sh cumar faruq madhageysatay /aqrisay ayadaas wexey ku fasireen?.........

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nabad_dadaye;704574 wrote:

did u ever hear of the conpcept called 'walaa wal baraa'??? giving a kafir the right to judge between two moslims is givng him Walaaya

teeda kale iisheeg adoo raali ah bal culmada waxa eey ku fasireen aayada... cumar faaruuqna kareeb plz, ibn katir iyo qurdhubi ii sheeg tafsiirkooda

Share this post

Link to post
Share on other sites

Polanyi;703987 wrote:
Ya Tahay, if you go to a discplinary panel @ work or you go to panel to unfair dismissal, isn't this all taxakum? I want you to be consisent here since you said two players going to a referee makes them kuffar. What about if you get into a fight with someone, but you haven't started it and the police arrive to sort it out, that is again kufr according to you, isn't it?

first example: haa waa taxaakum

second example: askariga haduu dhexgalo to stop it, then there is no tahakum, lakiin haduu xukmiyo any penalty then thats tahakum

maxeey tahay dhibka ku jira to understand what tahakum is?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nabad_dadaye;704574 wrote:
wax yaalaha lagu gaaloobo eey diinta cadeysay maku jirtaa daawashada kubada cagta?

hade aad aragto 10 qof oo muslim ah oo nin uu dilayo dhul gaalana aad joogto hadii ninkaas lasoo qabto maxkamada maka cedeyneysaa inuu ahaa ninkii dilay dadkaas ( maxkamada waa mid gaalo) mise waad iska joogeysaa oo waad qarineysaa dilkaas?

22 dhalin yaro muslim ah ayaa kala baxay si eey kubad ugu jimicsadaan wiil gaal ah od daristihiin idinna soo raacay ayaa banaanka joogo xakamkii ayaad u dhiibateen ,daqiiqadaas kuli 22 qof miyeey gaaloobayaan ? culimada waweyn sida ibnu katir ,qurdhubi , sh cumar faruq madhageysatay /aqrisay ayadaas wexey ku fasireen?.........

by the way i didnt say kubada gacta waa lagu gaalooba

i just said: markuu dhex dhexaadiyaha gaal yahay then its kufr because of giving a kafir the Walaya

Share this post

Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Then, in that case, if you live in a non muslim land or even secular muslim states( there is a lot of of them round, hey), you have commited taxakum almost hundreds of times and hence you a gaal -using your logic. The only way you can escape commiting taxakum( according to your erroneous diy itjihad) is: 1. if all muslims living in areas not ruled by shariah courts lock themselves in a box or: b. you somehow create alternative legislative and judicial systems whereby one can escape from all kinds of potential taxakum issues which render almost 99 percent of muslims non muslims( according to your opinion again).

Share this post

Link to post
Share on other sites

hadaad ogolaatay iney kubadu xaaraam ahayn waa hagaag , diinta wax kasto oo qofka muslimka xoojinayo jirkiisana dhisayo wey baneysay , hadii munkar kale lagu darin sida ,raga iyo dumarka oo isku qasma , dagaal iyo naceeb dadka muslimiinta dhaxdooda ah .

arinta xakamka ,wax walaa ama baraa oo soogalayo maba jiran sababtoo ah walaagu waa inaad qofka jeclaato aad ku raacdo fikirkiisa lakin ref ka wixii qalad ayuu dhigayaa ee hab ciyaareedka kubada qilaafsan waana wax laysku raacay oo cibaado ku dhisneyn danbina ma ahan, ciyaar kastana nidaam ayeey leedahay refkuna qofkii nidaamka ciyaarta jibiyo ayuu qaladkiisa ku qaadaa , wexey lamid tahay adiga iyo qof walaalkaa ah oo baratamaya qof xakamna suubsada si uu sheego kiina badayey ,hadaba inta la baratamayo haduu midkiin kii kale lugta udhigo ,dhaxdhaxaadiyuhu waa inuu sheegaa qaladka , kubaduna waa saas

Share this post

Link to post
Share on other sites

Polanyi;704743 wrote:

what is the islamic definition of darul islam? with daliil plz

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nabad_dadaye;704983 wrote:
hadaad ogolaatay iney kubadu xaaraam ahayn waa hagaag , diinta wax kasto oo qofka muslimka xoojinayo jirkiisana dhisayo wey baneysay , hadii munkar kale lagu darin sida ,raga iyo dumarka oo isku qasma , dagaal iyo naceeb dadka muslimiinta dhaxdooda ah .

arinta xakamka ,wax walaa ama baraa oo soogalayo maba jiran sababtoo ah walaagu waa inaad qofka jeclaato aad ku raacdo fikirkiisa lakin ref ka wixii qalad ayuu dhigayaa ee hab ciyaareedka kubada qilaafsan waana wax laysku raacay oo cibaado ku dhisneyn danbina ma ahan, ciyaar kastana nidaam ayeey leedahay refkuna qofkii nidaamka ciyaarta jibiyo ayuu qaladkiisa ku qaadaa , wexey lamid tahay adiga iyo qof walaalkaa ah oo baratamaya qof xakamna suubsada si uu sheego kiina badayey ,hadaba inta la baratamayo haduu midkiin kii kale lugta udhigo ,dhaxdhaxaadiyuhu waa inuu sheegaa qaladka , kubaduna waa saas

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/54223-Sport-Games-amp-the-Arbitrators

xagan ka fiiri jawabaata inshaAllah

Share this post

Link to post
Share on other sites
Johnny B   

^Annelka & co, next time the refree blows for offside, ask the Refree if he is Muslim,

if he's not , tell him it's a legitimate goal according to Islamic-Sharia.

:D juste badinant !!

Share this post

Link to post
Share on other sites

faladan su,aalaha ka jawaab lagu weydiinayo , hadaan kugu raaco fikirkaada sidee baad yeeleysey schoolka/jaamacad aad dhigato hadaad arday isku dhacdaan ama qof buugaagtaada iyo kutubadaada kaa qaato ,inkirana eedeyntas sow maamulaha lays kulama tagayo ( maamulaha waa gaal ) , inuu nii kala xukmiyana waa gaalnimo sidaad aaminsantahaye , ma iska dhaafeysaa mise dulmigaas waad ka doodeysaa , fadlan su,aashan iiga jawaab , maadamaa ALLAH caqli ku siiyay aayad ama xadiis ka hadlay arinta nin gaal ah inuu xaq idinku kala dhaxdhaxaadin karo iyo in kala aadan hayn ( shey kastana asalkiisa xalaal yahay) . ka fikir arinkan . culimada dhanna markey kubada ka hadlayaan iney xalaal tahay ayeey ka hadlaane hadii dambiyada kale layska ilaaliyee , wax refka ka hadlayana maan hayee daliil ama sheekh ref ka ka hadlaya ma haysaa .

Share this post

Link to post
Share on other sites

Johnny B;705045 wrote:
^Annelka & co, next time the refree blows for offside, ask the Refree if he is Muslim,

if he's not , tell him it's a legitimate goal according to Islamic-Sharia.

!!

anelka intuu qaranka france u cayaarayay ciraaytooy badan aya islaamnimadooda uu sabab u ahaa ,xitaa marka uu garoonka ku dhax sujuudo daawadayaasha wey is weydiinayaa sababta uu sujuudayo maadama dad badan oo reer yurub ama caalamka eey islaamka wax ka fahamsanayn saa darteed iney baaraan ayaa laga yaabaa waxa eey tahay diinta islaamka ,badanaana marka eey baaraan diintan xaniifka ah wey islaamaan .ayada wa arin kaloo muhiim ah .

Share this post

Link to post
Share on other sites

marhore ayaan kuu jawaabay oo ku dhahay jawaabta su'aashaada xagan ka aqriso inshaAllah

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/54223-Sport-Games-amp-the-Arbitrators

tan kale ee ah: adoo marqaati ka ah nin gaal ah oo 10 nin oo muslim ah dilay, maku marqaati furi laheed mise dulmiga baad udeen laheed, jwaabteedo waa tanaa;

wa al fitnatu ashadun mina al qatli

{والفتنة أشد من القتل}

plz aayadan tafsiikeeda raadso haad xaq doon tahay

Share this post

Link to post
Share on other sites

walaal ayadan wexey soo dagtay markii sariyadii cabdullahi bin jaxsi eey dileen nin la oran jiray camar bin alxadrami oo gaal ahaa walaalka saxaabiga weyn walllaa alxadrami , dilkana wuxuu dhacay maalmihii ugu danbeeyay ee bisha rajab taasoo qureysh ku eedeysay in nabi muxamed ash'hurul xurumka dadka dilo alle ayaana ayadan soo dajiyay والفتنة أشد من القتل. fitnada halkanna waxaa laga wadaa shirki ( shirkiga ayaa ka daran dilka ), su,aasheydana wexey ahayd ma marqaati kici lahayd , ayadana meeshaad usoo daliishatay booskeeda ma ahan ayadana wexey ka hadleyso waa dadka oo diintooda qasab looga saaro loo ca***** ayaa ka xun qof la dilay meeshan waxaan ku weydiiyay shaahidnimo (marqaatinimo) marka wax calaaqa ka dhexeeyay labada mowduuc maba jira .

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this