Sign in to follow this  
caydarus

Shirka bid u dhiska somalia;

Recommended Posts

caydarus   

Shirka dib u dhiska Somalia kaas oo lagu qaban doono gudaha somalia, kana soo qayb gali doonaan dhamaan, Bolshada rayidka ah, siyaasiyiinta,Culima owdiinka, Dhalinyada, Aqoonyahanada iyo waliba Mamul gobaleedyada sida Puntland,SSC, Somaliland,Galmudud iyo Xibin iyo Xeeb. Ayaa larajeyn yaa in uu wax kabadali doono siyaasada somalia.

Somalia ha noolaato, kanaxoo nafta waa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;699052 wrote:
caydruus don't include us in any of your Koonfurian plans. we don't take part of reconciliation deals for your Somalia

 

Well said.

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Abwaan;699046 wrote:
Oo xaggee ka dhacayaana? Magaaladee? Goormana?

Abwaan;

shirku koley somalia ayaa lagu qaban doona lakin madasha shirka iyo wakh tigu waa wali sxb.

insha allahu khayr ayaan karajeyneynaa shirkaa .

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Xaaji Xunjuf;699052 wrote:
caydruus don't include us in any of your Koonfurian plans. we don't take part of reconciliation deals for your Somalia

XX;

ama uu dheh ama aaa dheh walee Koonfurlee kuxukunta, waxba ha bood boodin sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Xaaji Xunjufow,

Filinkaa caatada ah ee aad la wareegeysey 20 sano ee aad darbiyada qaraceysey, waa socon waayey, sxb waqti dhumis inti hore hakaaga ekaado, ee walaaladaa soomaaliyeed wax laqaybso, noh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

caydruus koonfurtu iyaga ba is xukumin eh koonfurtu xita woqoyiga Somalia ,, Puntland ma xukuntu maamuulka budhcad badeedka

 

Adeer Somaliland iska iloow taasi tagtay beri hore , guriga adigu hagaajiso oo qurxiso hana sugin inu nin kale gurigaga ku hagaajiyo ama burundis ama ugandis , maxaan kula qeybsada eeh aad haysata labadeenu ma wada jaan qaadi karno , wa anigu nin cali beysteyn ah yidha kalay wax ila qeybso oo ,,isna 5 dollar bu haysta ana 100 dollar dabeedna aynu isku darsano 105 dollar aynu qeybsano ma caqli gal ba , adeer dal beri beynu wadagi jirnay 1960 ila 1991 halki ay ku danbeysey na waad ogeyd marka , Xafadaadu ha ku deeqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this