Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

47 countries where Muslims are the majority

Recommended Posts

Jacpher   

Somaliland didn't make it to the list. Our own SOL does not recognize Somaliland as a country. I thought Libaax was a bit liberal when it comes to the SL affairs.

 

On a serious note, Falestiin xagee looga tagay mise wili not officially a country on World map. So is the Western Sahara Muslim majority country. I understand this method of Muslim majority is by percentage wise meaning it looks a country where the majority of the population make up Muslims. Laakiin if you do by religion wise counting the religion that makes up the majority of the country, then you get many more countries where Muslims make up the majority of a religion group in a country. Places like Bosnia, Tanzania and Ivory Coast iyo kuwo kaloo badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

somaliya 99% ayaad muslim ah yaa sheegay ,halka gaalka ah halkuu joogaa , murtadiin wey dhici karaan ,hadiikale waa 99.999% afarta xabo oo lacagta diintooda ku badashay ee dibadaha joogo nooma xisaabsano , tira ahaan marka laga fiiriyo waxaa jira dowlada badan oo muslimkooda 50% ka badan yahay ethiopia ,malawi 52%و binin,gabon gambia ,afrika kaliya ayaaba 25 ah 47 halkeed kasoo qortay

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;698659 wrote:
^^ 2004 ayaa lagu qiyaasay toban kun soomali gaalo ah iney joogeen Somalia iyo kenya kuwa dibedda ku galoobay iska daaye.

somaliya dhaxdeeda xitaa shan qof oo ridootay meel ku sheeg ,kenya iney jiraan waa macquul lakin somaliya taas wa ben, 10000 yaa soo aruuriyay xogtaas ma war kaniisada sheegtay ayaad ii wadaa mise war kale

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hashalilaah waa buuxaan dad gaalo oo somalia joogi jiray hadda ma ogi laakin 95kii ilaa iyo 2004kii waa jireen,, Xarun ayeey ku heysteen Degmada Shibis nin Mikaa'il la dhaho ayaa meesha diinta krishtaanka ku faafihaaye ciidamo oo heybtooda la garaneyn ayaa dilay... Koley aniga intey yihiin ma ogi gaalada balse iney badan yihiin aan ogahay websiteyo ayeeba leeyahiin halkaas ka akhriso macluumaadkooda..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacpher;698150 wrote:
Somaliland didn't make it to the list.

Because it is not or never was a country on its own! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;699429 wrote:
Because it is not or never was a country on its own! lol

walaal wey noqon karaan hadeey UN aqoonsado dunidan idil waa dowlado kala gogo'ay india/pakistan/bangladesh/nepal kuligood hal wadan beey isku ahayen waana isku dad , labada korea waxey ka go'en chine ,so meysan go'i karin ,hadey go'aana sow dowlad islaami ah oo soo korortay ma ahan tira un baan ku badsaneynaa moyee taya markii horaba lama heynin . lakin inaan halwadan ahaano ee kii xamar ka tagay uu hargeysa ku raaxeyso xiley yara diiran tahay ee aan visa iyo wax lamid ah eeysan jirin ayaan jeclahay ,waase hadaan nabadgalyo koonfur ka dhacdo ,intase balaayadan ka aloosan tahay meeshooda ha inoo joogaan walaalehen reer somaliland , maadan maqal inta reer koonfur ah ee uqaxday somali land xiliyadan danbe war afkii reer xamar ayaa hudheelada looga qaxweeyaa hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Nabad_dadiye....Dadka gobollada Waqooyi deggan oo dhami ma rabaan inay go'aan ee ma koox baa dadka afduubaysa? Cid afti ka qaadday ma jirto, Soomaaliya lafteedu ma xasilloona si xudduud dhab ah loo jeexo. Ma waxaad leedahay cid dal ay xukunta raadinaysa halloo daneeyo? Taasi ma soconayso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

You understand why Somalia & Afghan are in a mess. Islam is the religion of 99.7% of Afghanistan and Somalia( if not 100%). They have been envied, invaded and divided. The western world doesn't want to see a stable homogeneous countries. Instead they create a bad name for Islam....but people are helpless with fake media propaganda. It's the same reason why Arabs fed up with the puppet leaders. Those guys will never recognize you till you turn out to be one of them.

 

Somalis, you're just lucky race. But your enemies are numerous.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;698659 wrote:
^^ 2004 ayaa lagu qiyaasay toban kun soomali gaalo ah iney joogeen Somalia iyo kenya kuwa dibedda ku galoobay iska daaye.

Soomalida gaalo kama dhamaato, anaga uun baa chock ka helnay, markaynu maqalno "soomaali gaal ah baa jira". Markaa ani i think wayba ka badan yihiin inta la ogyahay.

 

Mida kale "where the muslims are the majority" waxba inooma tarayso hadaynu xuunsho nahay. Muslimiinta intoo badan wax tar ma laha, gaal iyo balo daran bay biyaha ka daba wadaan,

 

Nabad_dadaye fiiri, 5 qof oo ridoobay hadaan kuu soo tiriyo amaad xanaaqdaa? AKhi(walaal, inaadeer, abti) waxba ha ka yaabin in la gaalooboo. Sida waysaduba u leedahay waxyaalo buriya, bay gaalnimaduna u leedahay. Marka waxba ha argagixin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this