Sign in to follow this  
Siciid1986

Dhanxiir iyo Bugland

Recommended Posts

Dhanxiir iyo Bugland

 

 

Maansha Allaah; Alleylehe, madaxweynihii qaranka Somaliland waa kaa muujiyey heerka nabad-jacaylkiisu gaadhsiisan tahay, kol hadduu cidkasta oo ku hawlan sidii ay u qabadsiin lahaayeen Buuhoodle oo nabad ugu bay. Qoladii reer Yurub ee hala is xakameeyo lahaydna ha ogaadaan in Land-tu nabadda jeceshay oo Faroolahan dagaalka ku baaqa talalabo haka qaadaan, haddii kale hadhaw yaanay ku waalan ‘Ciidanka Somaliland ha ka baxaan Garoowe iyo Boosaaso.’

 

 

Weger; Adeer, horaa loo yidhi, ‘Miidaamo Dhego maleh haddii malag dhawaaqo!’ Iminka qoladan Bugtland malagood baa galay baan u malaynayaa oo way furaysteen dhegihii ay wax ku maqli lahaayeen, markaa Yurub iyo Afrika toona yaanay is-wareerin ee ha iska aamusaan, arrinkoodana waxa innagaga filan baaqa nabadeed ee Siilaanyo oo ah hordhicii bilowga dagaal cagta lagu marinayo cadawga dalka ku sugan iyo ka duullimaadka ku hanjabayaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this