Sign in to follow this  
Caano_Geel

Is Barasho furan (Aynu Is Barano)

Recommended Posts

Asalamah Alaikum, Wa Rahmah

 

Walaalahayga muslimiinta ah, ee halkan siyaasada iyo wararka ku falanqeeya, waxaan doonayaa inaan idin xusuusiyo dhammaantiin...Inaanay wanaagsanayn in siyaasad sumaysan 24/7 la is huluuqsiiyo, laakiin taa bedel keeda ay wanaagsan tahay, in marnarka qaar, la hakiyo siyaasadda, la isna barto, oo dadka la iska barto, walaalyaal barashadu waa shay wanaagsan, oo tix galin mudan 

Aan ku horreeyo anigu, oo aan is kiin baro, magacaygu waa Abdirahman, waxaanan ku magac dheerahay naanaysta ah, (Caano-Geel). Ma jecli, inaan qabiilkayga idiin sheego, waayo waa wax aan haboonayn, oo laga wanaagsan yahay, markaa aniga oo taa ka duulaaya, waxaan jecelahay inaan idiin sheego, inaan ahay, muwaadin Somaaliyeed, oo jecel dhammaan ummaddiisa.

Waxaan degganahay wadanka (Boqortooyada Ingiriiska) waxaanan ahay iska flat broke, bilaa camala! Caawa intaa ha inoogu joogto,

Idinkana waa la idiinka fadhiyaa, ee is cadeeya.

 

Kaftan tuurasho: Sisa ay iila muuqatay Somalinet forums, hablo ma joogaan ama way ku yaryihiin, meeshuna mar haddii aanay, habluhu ku badnayn, laguma nuuxsan karo, dhexyar miidhan baa joogi jirtay, beryo dhexdaas ahe, tollow xaggay u xaggaa baxeen, waayadan danbe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Jacaylbaro;696957 wrote:
Wrong section ............. But Barasho wanaagsan
:D

Waa Siilaanyo oo Sol soo booqday,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,wax fahan Niyow:D

Caano_Geel barasho wacan dee maxaad la aamusneyd! ilaa iyo 2009 ayaad meesha soo yururtaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Aniguna waxaa la i yiraahdaa Abdirahim oo waxaan ahay 29 jir, waxaan ku nolahay hadba meeshuu gabalku iigu dhaco, waxaan ahay xamaalato iyo iskoris isku jira oo shiidna ka fog hadana faqriga u muuqdoo baahina ka dheer laakiin beryahaan waxaan weerar xun isku heynaa kii la dhihi jiray hanti oo waxaad moodaa inuu dariiq cidlo ah iga maagayo oo aan qatiyaan ka joogaa intaa waxaan aheyn waan ka ladnahay oo dameerna dhaan iiguma maqna bilcaana iima rimana ilaahay amarkii beyna sidaa ku dhacday.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waa Siilaanyo oo Sol soo booqday,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,wax fahan Niyow

hahahahahahahahahahahahahahahaha!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Thanks Bro and Barasho Wanaagsan to you too and kulligeenba Masaakiin Allah baan nahay.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this