Sign in to follow this  
Siciid1986

Hay'ada (SDC) iyo Maamulka Somaliland oo laba mashruuc ka hirgaliyey degmada Dhahar.

Recommended Posts

Dhahar (SPR): Waxaa magaalada Dhahar laga bilaabay laba mashruuc oo ay fulinayeen Hay’ada lagu magacaabo SDC laba mashruuc oo ay lacagta ugu deeqdey maamulka Soomaaliland. Mashaariicdan ayaa kala ah Xabsi (Jail) oo ay magaaladu yeelato oo ku fadhiya 40x40 oo isla markaasina dhismihiisu haatan socda iyo waliba Seylada xoolaha oo weyn isla markaana ka kooban laba qeybood oo kala ah: qeybta kawaanka iyo qeybta khudaarta. Shacabka ku nool magaalada Dhahar ayaa waxay si weyn usoo dhaweeyeen mashaariicdan kusoo korodhey deegaanka isla markaana sheegay in ay magaaladu aad ugu baahneyd mashaariicdan.

Mashruucan oo ay gacanta ku hayaan hay’ada Maxali ah oo lagu magacaabo SDC oo ka howl gasha deegaanada gobolka Sanaag. Waxaanu wareysi la sameyney madaxa hay’ada SDC Axmed Aadan Gurey oo ka warbixiyey labadan mashruuc.

 

 

DSCI0832.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

well done by Somaliland, who funded the project. building goverment infrastructure is so important for the people and presence of the goverment in that particular region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this