Xaaji Xunjuf Posted January 13, 2011 Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Oo Hargaysa u Yimi Hawlo Nabadeed January 13th, 2011 Comments Off Hargaysa (Somaliland.Org)- Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Ducaale oo ka mid ah Isimada Somaliland, gaar ahaan gobolka Sool, ayaa shalay socdaal nabadeed ku yimi magaalada Hargaysa, iyada oo si diirran loogu soo dhaweeyay duleedka bari ee Caasimadda. Garaad Cabdirashiid oo ka soo kicitimay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo uu saldhigiisu yahay, waxa uu safarkiisa ku soo maray magaalada Burco, halkaas oo uu wada hadallo iyo kulamo qaatay muddo laba maalmood ah kula yeeshay Madaxdhaqameedka, Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer. “Aad iyo aad ayaan u salaamayaa bulshada, aniga oo uga mahad naqaya sida qaaliga ah ee heerkeedu sareeyo ee ay ii soo dhaweeyeen. Imaatinkan aan imi magaalada Hargaysa ee Caasimadda Somaliland, maaha markii ugu horaysay. Wadanka intii aan joogay waa markii afraad ee aan imaado, inkasta oo muddo badan aan ka maqnaa. Qorshahaygu waxa uu ahaa in aan mar hore imaado, hase yeeshee hawlo iyo arrimo dhulal kala duwan ka jiray awgeed ayaan dib ugu dhacay. Halkanna waxa aan u imi hawlo nabadeed iyo kuwo kaleba. Umadda waxaan halkan uga soo gudbinayaa salaam qaaliya.” Sidaa waxa yidhi Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Ducaale oo u waramayay Somaliland.Org, markii uu soo gaadhay Magaalada Hargaysa. Garaadka oo hadalkiisa sii wataana waxa uu intaa ku daray “Safarkaygan hadda waxaan ka imi magaalada Laascaanood oo fadhigaygu yahay, laba habeenna waxaan joogay magaalada Burco, halkaas oo aanu ku kulanay Salaadiin, Madaxdhaqameed iyo mushtamacyo kala duwan. Safarkaygu sidaas ayuu ahaa, waxaanu la xidhiidhaa arrimo nabadeed.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 13, 2011 The son of garaad ismacil Garaad cabdirashid. u know Garaadki laascaanood berigi hore eeh geeriyooday wiilkisi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 13, 2011 Ma kii fa-qa-sh-ta ahaa baa? thanks Xaaji he is not the legit Garaad for the JS though... just for your kindly info. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted January 13, 2011 ^Now why go spoil Xaji's exciting news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted January 13, 2011 Taleexi;687294 wrote: Ma kii fa-qa-sh-ta ahaa baa? thanks Xaaji he is not the legit Garaad for the JS though... just for your kindly info. lol, to Xundhuf ma waxaan fa-qash ahayn baa LA degan, beleive me he knows, laakiin waxay ku socdaan jidkii aabe Siyaad inay reer walba i sameeyaan Garaad amd Isim u nacamleeya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 13, 2011 Bilan & Malika: Xaajiga ha igu dirina waan saxayey uune, Allow alle mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay, maxaa iiga gidhiish ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 13, 2011 Atleast the Garaad lives between his own people in Las Anod which you can't say of many other so called leaders living in foreign lands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 14, 2011 Qodax and Xaaji ma isku qofbaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 15, 2011 Xaaji, Garaadkii muxuu sheegay marku yimi Hargeysa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 15, 2011 wali kulamooyin ba u socda oo u la shirayo madax iyo odayaal ka tirsan golaha guurtida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2011 Garaadkaa maxaan u arki waayay ? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 15, 2011 Dee waa garaad bug ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 15, 2011 Taleexi war garaadka reer laascaaanood waxba haka sheegin wa garaad sharaf leh eh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 16, 2011 Xaaji, Taleexi sharaf waxba kama oga. waa ninka ku leh qabiil baa nagu soo dhuulay oo qabiilkeyga guumeysta, oo magaladii iyo gobolkii ka heysta. sharaftii reerka oo dhan ayuu hoos u dhigay. reer dhan oo tariikh geesinimo iyo dagaalyahan leh ah ayuu leeyahay reer kale ayaa gumeeysta. Quote Share this post Link to post Share on other sites