Sign in to follow this  
Mooge

Maamulka Gobolka Bari Oo Shahadoyin Gudonsiyay Shaqsiyaad Loo Aqoonsaday Horumariyayasha Isboortiga

Recommended Posts

Mooge   

Boosaso ( RBC Radio )** Xaflad balaaran oo Ka dhacday Magalda Boosaso Gaar ahaan Hotelka Juba ayaa waxaa shahaadoyin Lagu Gudoonsinayay Dadkii Ka Qaybqaatay dhiiri galinta Horumarinta Cayartoyda Gobolka Bari. Xafladani ayaa waxaa ka Qayb galay masuuliyinta Maamulka Gobolka Bari iyo Maamulka Degmada Boosaso sidoo Kale Waxaa Xafladani Ku Suganaa Ururada Haweenka Gobolka Bari. Iyadoona [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this