Sign in to follow this  
Mooge

Dowlada Sacuudi Carabiya oo Qabatay ‘Shimbir Basaas’ u Ahayd Sirdoonka Israel (Warbixin)

Recommended Posts

Mooge   

Riyad (RBC) Xukuumada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigtay shimbir nooca ‘vulture’ loo yaqaano oo basaas u ahayd xukuumada Yuhuuda. Wargeysyada wadanka Sacuudiga ayaa ku waramay in shimbirkaasi toddobaadkii hore lagu qabtay miyiga wadankaasi xili ay halkaasi xog ku saabsan sirta dalka ay ka ururineysay. Wargeyska Al-Weaam ayaa sheegay in shimbirtaasi [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

war dowladda sucuudiga wey u dhamaatay, haddeyba mareyso sheekada in shimbir ay ka shakisay lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this