Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Bosaso Schools Examination Time. PICS

Recommended Posts

Imtixaanka dhexe ee Fasalada Sare iyo Kuwa Dhexe oo Ka Bilawday Boosaaso[sawiro]

About: 5 hours ago | 0 comments

Share

 

 

Inta badan Iskuulada dhexe iyo kuwa Sare ee ku yaalla magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta waxaa ka bilaabmay imtixaanka dhexe ee loo yaqaano Mid-term Examinations.

 

Ardayda barata fasalada dhexe iyo kuwa sare ayaa u fariistay imtixaanka oo si rasmi ah u bilawday maanta oo sabti ah iyadoo usoo dhamaan doono maalmaha soo socda.

 

Qaar kamid ah Iskuulada oo aan maanta booqasho ku tegnay xilli uu socday imtixaanka oo ay kamid tahay dugsiga dhexe iyo Sare ee Bosaaso ayaa ardayda waxaa ay ku mashquulsanayeen imtixaanka.

 

 

 

 

 

 

 

 

Ardayda oo aan la kulanay qaar kamid ah ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihin imtixaanka u bilawday ayna sheegeen in ay rajeynayaan natiijo wanaagsan kasoo hoyaan.

 

Maamulka Iskuulka Bosaaso ayaa Horseed Media u sheegay in ugu yaraan 900-arday ay u fariisteen imtixaanka.

 

Sidoo kale iskuulada kale ayaa imtixaanka loo fariistay,waxaana guud ahaan ardayda lagu qiyaasay inka badan 1,500-qof.

 

Cismaan Turaabi

Horseed Media

Boosaaso,Puntland

 

IMG_0985.jpg

 

IMG_1007.jpg

 

IMG_0977.jpg

 

IMG_0989.jpg

 

IMG_0980.jpg

 

IMG_0996.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this