Sign in to follow this  
Mooge

Wafdi Dhakhaatiir ah oo ka Socda Wadanka Sudan oo Maanta Booqasho Soo Gaaray Muqdisho

Recommended Posts

Mooge   

Muqdisho (RBC)*Wafdi dhakhaatiir ah oo ka socda wasaarada caafimaadka ee wadanka Sudan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Wafdigan oo ay ka mid ahaayeen dhakhaatiirta qeybaha kala duwan ee caafimaadka kana yimid dalka Sudan ayaa markii maanta ay soo gaareen Muqdisho waxay kulamo la qaateen masuuliyiinta wasaarada caafimaadka ee DKMG Soomaaliya iyagoo [...]

 

Halkaan ka akhriso inta kale...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this