Sign in to follow this  
Abtigiis

Kubbadan Tadhaqdee: Poem for BOB and Tuujiye

Recommended Posts

Abtigiis   

Waa aduun taladii

Kolba toobyo la raaciyo

Tu'aan looga ba joogin

 

Waxaan toosh ku hayaa

Wa kubbadan Tadhaqdee

Tuujiye alifee

Uu Tixdeeda Tirshee

Bob Tilmaam ku daree

 

Tageeraan u aha

ma Tiicoow Cabdi-xaaq

Jubba Tiirkeedii adkaa

Ee Sida haadka Tamaasha

Hawadeenaa saraysa

 

Tardelli iska daaye

Toos haduu ugu laado

Totti'gii dalka Roma

Tu walba iskacaabin

Taxliilkeed ku dhamaado

 

Waxaan Taa ka wadaa

Tol unbayna lahayne

Tuugtan SOL nagu gaaday

Toos baa loo qabanlaayo

Tusbax loo furi lahaa

 

Bal inay yar tashiilaan

Tashuushkay tabiyaan

Takhasus ooyna lahayn

Kubbaddan ay turqayaan

Een tabteediina lahaynin

 

:D :D - Cabdi-Xaq was a long-time goalkeeper of Jubbad Hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Kuraydeeni Kaambooni

Kismayo iyo Kabsuma

Kubbaday ku barteen

Kanada la tagee

 

Iyagoon koorasba qaadan

Komentator noqdee

Kalou baa ku wacnaa

Mayee Katuka ka maqnaa

Kateena system weeye

Kaartaday Chelsea wadaa

 

Koob hadayse rabaan

Kadis ay ka dhigaan

Iyo kounter-attack

Waa inay ku kacaan

Sheekadiiba ku koobay

 

Yaan ka neefsan la'ne

Yaan kaloon ku dacwoonaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Tuujiyihii tiftifnaa

Taariikhdiisa balooni

Vialli ay ku taxnayd

 

Turufatoore sidii

Torino aan ka dheela

Torontaan camiraa

Inasktuuna ku taamin

 

Waxaan Taa waxba dhaamin

Tournament aaban qabtaa

Iyo sheeko tacbaan ah

Tii Xamar ku tilmaaman

 

Toos inaan uga qaato

Taladiisu tahay

Allow ya tixdan gaadhsha? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Horta marka hore Kabsuma ma ahee waa Kamsumo oo magaca sax, tan labaad adigu weli waxaad ku dhagan tahay Brazil waa great team which I totally disagree meeshaas ayaad weli igu heysataa taas oo macnaheedu yahay waxaa tahay DICTATOR oo ciddii disagreement kugu sameysaba personal weerar ayaad ku sameysaa.

 

When was the last time any Brazilian was in the running for the Ballon D'or honours? Which should tell you that Brazil has no quality players like they used to and I'm afraid all Brazil can master at the moment is one average after another which of course won't win Brazil anything including Copa America and the Mundial and Nilmar is another Robinho in the making...I hope I'm wrong because I like the kid.

 

 

Waxaaga iska wado oo dacaayada iyo your unprovoked taunting because I am used to it by now.:D

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Gaby ku soo jawaaab dee BOB :D :D

I got Kabsumo wrong. I concede that. You got Nilmar wrong, you are talking about Neymar. Nilmar is the Villareal boy who is not a kid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Gabay waa iska daayay sooma aadan arag? maba xasuusto waqtigii iigu dambeesay oo aan fiiriyo Poetry section iskaba daa inaan qoro'e. Yes I meant Neymar...I don't know if you are aware but he's getting big headed for his own good and the Paparazzis are loving it which is not good for his image.

 

Iska wado gabaygaaga iyo dacaayada...sidaan kuu sheegayba waan kaaga bartay taas oo it has become the norm....Good Day.

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Hoyaalayee Hoyaalayee! maa hada lakeenay loool

 

A&T hahaha kaalay saana maxaa waaye sxb? waagii aad baadiyaha joogtay oo buglaha sidii banooniga camal ugu ciyaari jirtay maa soo xasuustay?

Abidkee ma arkin qof is galinaayo banooni iyo gabay... anaga burco maan joognaa:) mise qardho.. naga tag!

 

Sxb meeqo gabay aa ka tirisay goal aa dhalisay? ama baas qatar eh aa bixisay loool... Sawir aaba ii sawirmay adoo ciyaarta dhexdeeda banoonta ku istaagay oo gabyaayo loool

 

Hoyaalayee Hooyaalee!

saaxiiboo unuka meeshaan banooni lee ku wadanaa

ee naga nax oo naga ganbisoooooo!!!

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this