Sign in to follow this  
MoonLight1

Power strugle between Somaliland Puntland within Alshabaab.

Recommended Posts

dhexeeya Horjoogayaasha kooxda Shabaabka, kadib markii Horjooge Fu'ad Max'ed Khalaf [shangole], uu shalay eedeyn u jeediyay Horjoogaha guud ee kooxdaan Axmed Cabdi Aw Muxumed (Godane) alias Mukhtaar Abuu Zubeyr, kadib markii uu ka hadlay masjid ku yaala Suuqa Bakaaraha.

 

Horjooge Shangole oo ah, daaciga ururka isla makraasna ka mid ah Xubnahii la safnaa Godane, uguna xagjirsan ayaa sheegay in mas'uulka ugu sareeya kooxda uu ka tirsan yahay aysan isku hadaf ka ahayn dagaalada ay ka wadaan duleedka magaalada Afgooye iyo kuwii lagu qaaday magaalada Burhakaba ee gudaha Somalia.

 

"Hogaamiye, waxaa midka dadka la hadla, wax walba oo wanaagsan u horseeda dadka, balse in cid walba lala dagaalamo xal kuma jiro" ayuu yiri Sh. Shangole, oo intaas ku daray in Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaan Mukhataar C/raxmaan Abu-Zubeyr uu yahay nin ujeedooyin kale leh.

 

Khilaafkan cusub, ayaa la sheegay inuu ka dhashay dagaalkii dhowaan ay Maleeshiyaad ka tirsan shabaabku ku qabsadeen degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay, oo ay horay uga talin jireen maleeshiyada Xisbul Islam ee uu hogaaminayo Xasan Daahir Aweys.

 

"Dagaalkii ka dhacay Buurhakaba, ma ahayn Jihaad, waana wax lala yaabo in lagu tilmaamo Jihaad, waayo waa xaaraan in qof Muslim ah uu dilo qof kale oo Muslim ah, isla markaana uu ku faano" ayuu si caro leh u yiri Sh. Fu'ad Shangole oo ay dhageysanayeen boqolaal ka tirsan maleeshiyada shabaabka iyo dadweyne kale.

 

Masaajidka uu hadalkan ka jeediyay Sh. Fu'ad Shangole, ayaa ku yaala qaybta ay ku xoogan yihiin kooxda ee Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Dawada, waxaana hadalka sarkaalkan uu ka yaabiyay boqolaal taageerayaasha kooxdan ka tirsan.

 

Ururka shabaabka oo dagaalka kula jirta Ciidamada DF & kuwa Amisom, ayaa waxaa u dhexeeya kala qaybsanaan qayb ka mid ah ay dibada u soo baxday, inkastoo aanay weli dhicin gacan ka hadal dhexmaray dhinacyada fikirka isku diidan.

 

Horjoogaha 3aad ee kooxda Sh. Mukhtaar Robow Cali [Abu-Mansor] iyo Sh. Fu'ad Shangole, ayaa la sheegay inay isku fikir yihiin, iyadoo Horjoogayaasha kale ay ku fikir yihiin Axmed Cabdi Godane oo ah hogaamiyaha ugu sareeya kooxdan

 

wadanka.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

FU'AAD SHONGOLE "Shabaab iyo dadka shacabka ah wax xiriir ah kama dhaxeeyaan , taasna waa guuldarro

 

Maleeshiyada Shabaab ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday in sababaha ay dagaallada ugu jabaan ay tahay dadka Shacabka ah oo aysan wax xiriir ah la lahayn.

 

Hadal uu shalay Fu’ad Shongole ka jeediyay Degmada Afgooye ayuu ku sheegay in maleeshiyada Shabaab aysan wax kalsooni ah ka heysan shacabka Soomaaliyeed taasna uu ku tilmaamay in ay sabab u tahay guul darrada sanaddada badan heysata kooxda Shabaab oo god ku ridday kumanaan Soomaali ah.

 

“sababta ay Mujaahidiintu (maleeshiyada Shabaab) u guuleysan waayeen gaaladana looga adkaan waayay waa xiriirka aan wanaagsaneyn ama aan jirin ee ka dhaxeeya Shacabka iyo Shabaab” ayuu Yiri Fu’aad Shongole oo aan qarin guul darrada ay Shabaabku dhaxleen.

 

Wuxuu qiray dagaal ooge Shongole in aan guulo la gaari Karin inta shacabku ay col ka yihiin kooxdooda, wuxuuna nasiib darro ku sheegay in la kasban waayay Umadda oo sida uu sheegay muhiim u ah jiritaankooda.

 

Fu’aad Shongole wuxuu shaaca ka qaaday in aysan wanaagsaneyn in umadda loogu faano Hubka, isla markaana lagu takri falo waxa uu ku sheegay masuuliyadda, isagoo saadaaliyay in dhibaato weyn ay ka imaan doonto haddii la sii joogteeyo Tacadiyadaha lagu hayo dadka aan awoodda lahayn ayadoo la adeegsanayo Hubka iyo Maleeshiyaadka.

 

“Haddii aan dadka ka awood badanahay annaga Allaa naga Awood badan” ayuu yiri Shongole oo hadalkaas ku weerarayay sida loo fahmay Axmed Godane iyo kooxda taageersan oo ka awood badan Isbaheysiga Shongole ee uu calanka u sido Muqtaar Rooboow Cali.

 

Maleeshiyada Shabaab wixii ka dambeeyay qaraxii Shaamoow waxaa soo kala dhex galay khilaaf xooggan oo hareeyay Dagaal Oogayaasha Soomaalida iyo Ajaanibta isugu jira ee kooxdaan maamula, waxaana arrinta sii huriyay Go’aankii lagu galay dagaalkii Ramadaanka oo ay ku jabeen kooxda Shabaab.

 

Axmed Cabdi Godane, Abuu Mansuur Al-Ameeriki iyo Faadil Cabdalla oo ah kuwa ugu tunka Weyn Shabaab ayaa lahaa ammarka dagaalkaasi, waxaana ka hor yimid oo gul darro mid ku dambeyn doona ku sheegay Muqtaar Rooboow iyo Fu’aad Shongole oo aan hadalkooda dheg loo dhigin, waxayna taasi sababtay in Muqtaar Rooboow uu dagaalka kala baxo maleeshiyaad uu si gaar ah uga keenay gobollada Bay iyo Bakool, dagaalkiina sidaas ayuu ku dhamaaday, ayadoo wixii markaa ka dambeeyay aan geedna la isugu imaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maybe these individuals are sent by these two northern states to run havoc in the south while their mother states develope. conspircy theory or fact?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

It doesn't surprise me that khat addicts are running amok in the south these days but I don't think Shangole can be associated with Puntland at all. Godane was born in the khat state while Shangole was born in Xamar. You are simply associating Shangole with Puntland but he's from a minority clan in the region numbering just a few thousand, he doesn't even come from any of the politically represented clans in Puntland so I don't understand your comparison.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Polanyi;682827 wrote:
The terrorist Godane works for Tahir Riyale.

you mean former president Mudane Daahir rayaale laakin he is not in office any more the right guy in office right now is Mudane Madaxweyne Muj Axmed Maxammad Maxamuud Siilaanyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Xaaji Xunjuf;682844 wrote:
^^ Yeah but he is an Ethnic Somalilander he was born in a village called garadurug 25 km north of aware

This is what I mean; the Somalilanders claim Godane as their own and take pride in him while no Puntlander has ever wanted to associate themselves with the thug Shangole who comes from an irrelevant minority clan inside Puntland's borders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

what pride we just correct you he was not born in Somaliland but Has Ethnic relations with Somaliland and that is not a secret. The Emir comes from a well respected and influential clan in Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Today, you will find a Somali speaking Tigres within the Somali community and the Godane dude is a prime example. How many more Ethiopian Somali landers, are destroying the peace and unity of Somali Republic on behalf of Ethiopian regime policy yaa xunjof?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ I dont think Emir Axmed abdi godane speaks Amhaarigna nor Tigrniya but he is Fluent in Somali Arabic and Urdu. unlike your Leader Abdi iley the Governor of Kilinka shanaad he even does the habasha dance the one with the shoulders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

You are obsessed with Iley, and Ethio dances. But in my eyes, Iley and Godane are same. They are Tigre Somali speaking figures who are puppets to an absolute foreign elements if them selves are not the foreign. Is Godane not an Ethiopian agent? Was he not born in Ethiopia, according your sources? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bashiir;682868 wrote:
You are obsessed with Iley, and Ethio dances. But in my eyes, Iley and Godane are same. They are Tigre Somali speaking figures who are puppets to an absolute foreign elements if them selves are not the foreign. Is Godane not an Ethiopian agent? Was he not born in Ethiopia, according your sources?
:)

if we have to follow your logic your onlf Leader Admiral Maxammad cumar cismaan is also an Ethiopian Agent right ? So was your Awoow Mahktal and xassan turki weren't they born in Ethiopia some were born during Emperor haile selassie reign Some under Meniliks reign.Emir godane might be born in Ethiopia but he grew up in hargeisa he graduated from farax omaar high school in hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this