Ibtisam Posted February 1, 2011 Facebook waan ka baxey JB, I meant here on SOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted February 1, 2011 Hello Mpendwa ..Who or what made you angry? Its not good for your health to get angry, we dont want you to age before your time - do we now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
cynical lady Posted February 1, 2011 Hello mpendwa and no we don’t want me to age anytime soon. Shity people my dear. Yani nimechoka na maisha ya ulaya siku hizi. Kila kitu, na watu wao wamenitoka puani. Karaha tuuuuuuu!!!! Wala usiwazi mwaka hu nakimbia mia. Za hali nawe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 1, 2011 war maanta arrin cajiib leh oo aanan weligey i qaban baa i qabatay Anigoo meesha shaqada dhex fadhiyo ayaa waxaa isoo wacay nin aanan garaneynin, wuxuu yiri (waryaa ma reer hebel baad tahay) saan iri haa suuye (war ma ogtahay in islaan reerkiina ah xanuunsantahay, marka qaaraan baa lagaa doonayaa) so, weligey intaan aan la ekahay reer hebel qaaraan isuguma iman maxaan isugu imaanaa aniga reer abtigey baan lasoo koray oo ismaba naqaane? calaa kulli xaal maanta qaaraan baa leygaga fadhiyaa sida kale bal warrama? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted February 1, 2011 LOL! Qaaranka bixi hadii ay islaanta xanuunsantahay. Iska dhaaf gacan adeyga. But make sure they don't collect the money to fund some other agenda, okey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 2, 2011 war subax wanaagsan umaddaney C&H wallee inaan daba kaceyn waxey ku qabtaane, saa waxaan ka baqi haddii aan daba galo iney ii bartaan ooy boorso weyn iga soo daba qaataane Igadaa meeley doonaan haku bixiyeene:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 2, 2011 48 - (417 x 500) + 685 x 861= someone give me the answer of this question? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2011 Subax wanaagsan gangs ..................... It is not time for Xisaab but i can share some good ideas ,,,, about .... u know ,, ehem Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 2, 2011 War dee lacag baa iigu bislaaneysa:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2011 Lacagta ma waxbaan ku leeyahay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 2, 2011 Haddaad dooni xawaalad baan kuu soo dhigi xawaaladda reer tolkaa iisoo sheeg:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted February 2, 2011 cynical lady;691995 wrote: Hello mpendwa and no we don’t want me to age anytime soon. Shity people my dear. Yani nimechoka na maisha ya ulaya siku hizi. Kila kitu, na watu wao wamenitoka puani. Karaha tuuuuuuu!!!! Wala usiwazi mwaka hu nakimbia mia. Za hali nawe? Poa mpendwa - Hata mimi nime choka maisha ya ulaya - nina hesabu ma siku kabla ya kurudi. Tangualia wewe, miye naja..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 2, 2011 Nataka kuyanguwa na wewe ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 2, 2011 ^War Swaaxiliga iska da'yo - pm ka soo jawaab - ninyahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted February 2, 2011 salaam aleykum people! got stuck in victoria line for 40min this morning grrrrrrrrrrrrrrrrr i need badge dadka cuuryaanka ah anyone got spare for sale? wyre bixi lacagta if it is for sick person (men! complain about pennies when we women pay alot more towards the family, extended family,their neighbours and cats) Quote Share this post Link to post Share on other sites