nuune Posted November 12, 2013 Resistor = iska caabiye noogu dar listyga, laakin Current following in a circuit maxaa iyadana lagu dhahaa Af Soomaali, bal maskaxda soo tuujiya. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 13, 2013 waxa qulqulaya inuu magac yeesho soo ma ahan, following is the qulqulka, current baa la rabaa kolka, qulqulka soconaya wa un isla following. circuit: mareegta, maybe waxaad ka wadaa wareegto, since all circuits contain components connected from every corner, hence, wareeg, wareegto, mareeg waa web ama website saan ogahey. Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 14, 2013 nuune;985694 wrote: ^^ String theory can be translated into Somali, string waa ceyngari, theory waa fakir daadsan, laakin dhibka jira ayaa waxey tahey isku geynta labadaas eray ee ah string theory science ahaan waxa ay noqoneyso, I will dig further and come up waxaan meelaha ka soo dhiitiyo Inshaa Allaah. Aragti is theory and cayngari is string so it'll be Aragtida Cayngariga = String Theory Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 14, 2013 ^^ Not really, when you translate it like that it loses its science meaning, marka wax kasta sidee yihiin looma fasiro adeer Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 15, 2013 ^^^This is what you wrote on the first post. Jidka aad jideysay unbaan raacay adeer. nuune;676149 wrote: Big-Bang Theory = Aragtida firdhadka qaraxweynaha Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 16, 2013 ^^ Jid kastoo la baneesto hadaad raacdo abeeso ayaad afka u galeysaa, ka feejignoow Share this post Link to post Share on other sites