Sign in to follow this  
nuune

Somali Food in Af Soomaali

Recommended Posts

nuune   

Qeebtan waa isku koox

 

BARIIS

BAASTO

FEDERATION

CANBUULO

SOOR

FALFALIIR

HILIB ARI

HILIB GEEL

HILIB LO'

BARRI

KURUS

BEER

KELI

TIRIBO

CALOOLEEY

MALAAY

MOXOG

WAAANBE

QUULE

GOCOSO

MESAGO

SALBUKO

CANBE

BABAAY

MOOS

LIMO

UGUNJI

LIIMO DHANAAN

BAMBEELMO

QARE

YAANYO

BAAMIYE

BASBAAS

TOON

BATAATI

BARBAROONI

QAJAAR

KOOSTO

ISBINAASH

BASAL

KABSARO CALEEN

FILFIL

XAWAAJI

 

 

qeebtana ma kala maarmaan

 

 

SHAAH

BUN

QAXWE

QURFO

HEYL

DHAGO YARE

JOOS

SANJABIIL

SOKOR

CUSBO

CAANO

GAROOR

SUUSAC

CAANO MAC

CAANO BOORO

FARMAAJO

JELAATO

BARAF

NACNAC KULEYL

MIINTO

VIMTO

SHARBEED

MUSHAKAL

 

 

Qeebta Macmacaanka

 

BUR

SANBUUS

BAJIYE

SHUSHUMOOW

KACKAC

BURYOOSH

KORNEETO

I CUN I CLAANJI

XALWO

SISIN

LOOS

QUNBE

 

 

Qeebtana waa laga maarmaan

 

 

DEEGAAN

MURCOOD

JINNOW

CANAB,

GOB

MAREER

TIIN TIIN

CAAD

QOONE

QAMIIR

MUUFO

MUUFO BARAAWE

CANJEERO

MALAWAX

UKUN

MUSHAARI

SUQAAR

BISTEEKI

KOOSTAATO

DHIBCO

KALAANKAL

AROOSTO

BOOLO

 

 

Qeebta wadaadada

 

SAB

ALA BARI

SABATUL LUGOOYO

SABATUL WIIDO

GAAGAABEEY

MASHADOONYO

WALIIMO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Fruitskana

 

MOOS

TUFAAX

LIIN

LIIN-DHANAAN

LIIN-BALBEELMO

CANBARUUD

CANAB

BABAAY

QARO

 

strawberry iyo other berries maxaa lagu dhahaa af somaali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Strawberry = Istaraawbeeri

Blueberry = Beeriga Buluuga ah

 

 

Haye masii wadaa? :D

 

Fruitska waxaa ka tagtay:

 

CANUUNI

SAYTUUN

ISBAANDHEES

CANANAAS

RAQAY

CAMBARUUD

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waan arkaa waa la dadaalay in erayo afka lagu daro laakiin horta marka hore in la hubiyo ma ahanoo inay jiraan already?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

LoooooooL@KK.Somali- engishka iga daa.Canuuni waa qudradee?

 

Waanku faana inan cambaruud aqaano hada.for while pear aan siliidato udhihi jirey.

 

Bal aan soo baarno Berries-ka.

 

I just noticed Nuune ,mentioned all the fruits we listed.LoL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lool@canuuni qudrad waaye, nope, it is not, haye waligaa wabi agtiisa kumaadan soo korin aan u maleenaa or dalxiis uma aadan aadi jirin magaalooyinka wabiga leh sida Balcad, Afgooye etc,

 

canuuni waad maqli laheed, aaah, macaankiisa aa goos danbeedka iga saliilyoonayo :D

 

waxaan xasuustaa dalxiis aan mar u tagney Afgooye, iga daa yaakhey janno leen ku tilmaami karaa hadaan danbaabo,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Mashmash ad ilowday iyo kutuleeti iyo qacqaclow+ xalwa saabuuni iyo kashaato, xandal...rememba? lol@ mashadoonyo..and whats korneeto?..taas ma maqlin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D thanks Prince lool@Mashmash ad ilowday iyo kutuleeti iyo qacqaclow, xasuus aan galay wallaahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Waraada Af-Soomaaliga inaan daadiyay baan isku haystay, maxee tahay meeshaan leenba arkooyaa inay jiq iiga tahaye...Haye bal dhowrkoo xabo ha la ii jilciyo, sida

 

Cambaruud, (Been masheehaayo oo hees baan ku maqlay laakiin wuxuu yahay maaqaa).

 

Kutuleet

Qac-Qacloow

Aroosto

Boolo (kan shimbir iyo cay leeba u maleen jiray)

 

Korneeto (nooc kubadda loo haraantiyo leeba u maleeyey)

 

Sharbeed

Miinto

 

Bal kuwaas ha la ii macneeyo. Waad Maraqsantahiin Aqiyaarta, Habeen xanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^hehe.Nuune lee isa ka sameesto kalmadahaas aan u maleen :D

 

Indhoos,Cambaruud amba hees baan ku maqleey,mida 'cambaruudka naaska' blah blah. :D

waxaa laga wada fruitka ingariiska lagu yiraahdo "pear".

 

Nuune,xasidsanidaa wabi agtiis maxaa ii so arkey.waa hore baan kaneeco ii dhili la heed.Bal canuuni sawirkiisa soo dhagi,fadlan.Damiin faro waa wayn baa loogu dhiga .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this